Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxda sare ee dalka oo hambalyo u diray madaxweyne Erdogan

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha dib loo doortay ee dalka Turkiga Mudane Reccep Tayyip...

Hay’adda NISA oo shaacisay inuu usoo gacan galay la-taliyihii Axmed Godane

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaran ee NISA ayaa sheegtay inuu isu soo dhiibay Cabdiraxmaan Macalin Axmed oo ahaa xubin sare...

Sawirro: Madaxweynaha JFS oo kulan la yeeshay hoggaanka sare ee Jubbaland

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya kulan kula qaatay masuuliyiinta ugu...

Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ah ee BF + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn, oo...

Madaxweyne Museveni oo hanjabaad diray kadib weerarkii Buulo-Mareer

KAMPALA (SMN) - mMadaxweynaha Dalka Uganda, Yoweri Museveni, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay weerar ku billowday qaraxyo oo maalin ka hor ay Ururka...

Wafdi ka socda SSC-Khaatumo oo ku soo wajahan magaalada Muqdisho

LAASCAANOOD (SMN) - Magaalada Muqdisho ayaa waxaa kusoo wajahan qaar ka mid ah isimada dhaqanka SSC-Khaatumo, kuwaas oo wadahadal la yeelan doono dowladda dhexe.   Isimada...

Daawo: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay arrimo xasaasi ah

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta shir jaraa'id ku qabtay xarunta madaxtooyada ayaa ka hadlay qodobadii xalay ka soo...

Hay’adda SODMA oo deeq gargaar ah u dirtay magaalada Baraawe + Sawirro

MUQDISHO(SMN) - Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA Ayaa  Maanta deegaan xeebeedka Jasiira ee duleedka Magalada Muqdisho ka dirtay sadax Doonyood oo sida...

Uganda oo guddi baara weerarkii Buulo-Mareer usoo dirtay Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Wafdigan uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Dhulka, Jeneral Kayanja Muhanga, ayaa Dowladda Uganda waxay u soo dirtay Dalka Soomaaliya, maalin kadib markii...

Mareykanka oo shaaciyay inuu duqeyn la beegsaday xubno ka tirsan Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Mareykanka ayaa shaaciyay in weerar dhanka cirka ahaa ay ku beegsadeen dagaalyahano ka tirsan Ururka Al-Shabaab, kuwaasi oo qeyb ka...

WARAR KALE

Jubaland oo la wareegtay maamulka Beled Xaawo ee gobolka Gedo

BELED XAAWO, GOBOLKA GEDO – Maamulka Jubaland ayaa la sheegay inuu dib ula wareegay gacan-ku-haynta degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo, kadib wada-hadallo dhexmaray...

Soomaaliya oo Hambalyo u Dirtay Uganda Munaasabadda 64-aad ee Xorriyaddeeda

Muqdisho, Soomaaliya –  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Uganda munaasabadda sannad-guurada 64-aad ee ka soo wareegtay markii ay...

Somalia’s National Human Rights Commission seeks stronger ties with National University

MOGADISHU – Somalia’s National Independent Human Rights Commission is seeking to strengthen cooperation with Somali National University in research, education and the promotion of...