Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidamada SSC oo la wareegay deegaan ay ku sugnaayeen kuwa Somaliland

LAASCAANOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ciidanka SSC-Khaatumo ay la wareegeen gacan ku heynta...

Faahfaahino ka soo baxaya weerar ka dhacay Masagawaa + Khasaaraha

MASAGAWAA (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar culus oo ay saaka Al-Shabaab ku qaadeen deegaanka Masagaaw ee...

Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo kulan la yeeshay Isimada ka socda SSC

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan Casho Sharaf ah la qaatay qaar ka mid ah Garaadada...

Nuxurka khudbadda madaxweynaha JFS ee furitaanka kalfadhiga BF + Sawirro

1. Guddoonka labada gole ee BFS; 2. Ra’iisul Wasaaraha XFS 3. Xildhibaanada labada gole ee BFS; 4. Mudanayaal iyo marwooyin.   Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu; Ugu horreyn, waxaan u mahadcelinayaa...

Al-Shabaab iyo ciidamada Itoobiya oo ku dagaalamay degmada Diinsoor

DIINSOOR (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyay Al-Shabaab iyo ciidamada Itoobiya oo maanta ka dhacay duleedka...

Ciidamada ATMIS oo dad shacab ah ku xir-xiray gobolka Shabeelaha Hoose

AFGOOYE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta ciidamada ATIMIS ay howlgallo qorsheysan ka sameeyeen gobolkaasi.   Howlgallada ayaa waxaa...

Madaxweynihii hore ee FARMAAJO oo taageeray heshiiska Golaha Wadatshiga

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa si lama filaan ah uga hadlay heshiiskii 27-kii bishan May ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay hoggaanka SSC + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Dhaqanka Gobollada Sool...

Dowladda Uganda oo war cusub ka soo saartay weerarkii Buulo-Mareer

KAMPALA (SMN) - Madaxweynaha dalka Uganda yuweri Museveni oo la hadlayay cutubyo ka tirsan ciidamada dalkaasi ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay weerarkii...

Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo taageeray in la baabi’iyo xilkiisa

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wadatashiga Qaranka oo shir dhowr maalin socday ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ku gaaray heshiiis siyaasadeed ee cusub.   Heshiiskan ayaa dhigaya...

WARAR KALE

Jubaland oo la wareegtay maamulka Beled Xaawo ee gobolka Gedo

BELED XAAWO, GOBOLKA GEDO – Maamulka Jubaland ayaa la sheegay inuu dib ula wareegay gacan-ku-haynta degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo, kadib wada-hadallo dhexmaray...

Soomaaliya oo Hambalyo u Dirtay Uganda Munaasabadda 64-aad ee Xorriyaddeeda

Muqdisho, Soomaaliya –  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Uganda munaasabadda sannad-guurada 64-aad ee ka soo wareegtay markii ay...

Somalia’s National Human Rights Commission seeks stronger ties with National University

MOGADISHU – Somalia’s National Independent Human Rights Commission is seeking to strengthen cooperation with Somali National University in research, education and the promotion of...