Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xamza oo la kulmay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika + Sawirro

SHARM EL SHEIKH (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa madasha shirka Sharm el Sheikh kula kulmay Madaxweynaha...

Sawirro: Guddoonka labada Aqal oo kulan ku yeeshay Muqdisho + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe oo ay wehliyaan labadiisa ku-xigeen ayaa maanta kulan...

Ciidamada ammaanka Beledweyne oo fashiliyay qarax lagu waday boorso

BELEDWEYNE (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax ay ka hortageen ciidamada ammaanka oo maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta...

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo guddoomiyay shir deg-deg ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Mahamoud Moallim Abdulle  ayaa maanta Guddoomiyey Shir deg-deg ahaa oo heerkiisu sareeyo kaas...

Ganacsatadii laga soo qabtay suuqa Bakaaraha oo Maxkamad la geeyay

MUQDISHO (SMN) - Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maantabMaxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay 9 eedeysane iyo shirkado loo haysto ka ganacsiga Cabitaano iyo...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka furmay magaalada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta ka furmay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhexeeyo dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo...

Sawirro: Wafdi ka socda Booliska Turkiga oo soo gaaray magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wafdi ka socda Boliiska Gaarka ah ee Ozil Harakat ee Dowlada Turkiga, ayaa maanta booqasho koban ku soo gaaray Magaalada Muqdisho.   Taliye...

DF Soomaaliya oo ka hadashay dhaq-dhaqaaqyo ay xadka ka wado Kenya

CEELWAAQ (SMN) - Mid kamid ah saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya oo ku sugan degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa ka hadlay dhaq-dhaqaaqyo ay haatan...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la yeeshay wafdi ka socday Canada

SHARMA SHEEKH (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa Magaalada Sharma Shiikh ee Dalka Masar waxa uu kulan miro-dhal ah...

Kooxo hubeysan oo xalay ganacsade ku dilay degmada Dharkenley

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil qorsheysan oo ay xalay kooxo hubeysan ka geysteen qaybo kamid ah degmada Dharkenley...

WARAR KALE

Cali Shiine oo Ka Qaybgalay Shirweynaha Istiraatiijiyadda CAF ee Cabo Verde

Cabo Verde – Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Golaha Kubadda Cagta Bariga iyo Bartamaha Afrika (CECAFA), Cali Cabdi Maxamed (Cali...

Midowga Baarlamaannada Adduunka (IPU) oo Doortay Madaxweyne Cusub

Arusha, Tanzania – Xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku metela Midowga Baarlamaannada Adduunka (IPU), oo ay hoggaaminayso Senator Samsam Daahir Maxamuud, ayaa...

Wasiirka Caddaaladda Soomaaliya oo Istanbul Kula Kulmay Dhiggiisa Turkiga

Istanbul, Turkiga – Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Macallin Maxamuud, ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kulan gaar ah...