Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Golaha Wadatashiga Qaran oo warbixin ka dhageystay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey fadhiga Labaad ee Shirka Wadatashiga Qaranka oo ka socda Magaalada Muqdisho,...

Sawirro: Guddoomiye Yabooh oo la kulmay saraakiisha amniga Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Ahmed Diiriye (Yabooh) ayaa kulan gaar ah xafiiskiisa kula qaatay saraakiisha...

Maxkamadda G/Banaadir oo mar kale u fariisatay dacwad loo heysto 36 ajaaniib ah

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta markii labaad dhageysatay dacwad loo heysto ajaaniib kalluumeysato ah oo iyaga oo si sharci darro ah...

Laba wariye ku xiray magaalada Muqdisho

Muqdisho – Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Degmada Waabari ayaa lagu soo warrmayaa in ay xabsi dhigeen labo wariye oo ka howlgalka muuqaal...

Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo looga hadlay arrimo dhowr ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada XFS oo uu guddoominayey  Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Saalax Axmed Jaamac,...

Faah faahin: Qarax khasaare geystay oo ka dhacay degmada Kaxda

MUQDISHO (SMN) - Faahfaahino kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay qaybo ka mid ah degmada Kaxda ee...

Sawirro: Wasiirka Gaadiidka XFS oo la kulantay ra’iisul wasaaraha Malaysia

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaadiika iyo Duulista Hawada Xukumadda Faderaalka Soomaaliya Xildhibaan Fardowso Cismaan Cigaal oo Maal mahan Safar shaqo ku joogtay Dalka...

Amarkii kasoo baxay maamulka gobolka Banaadir oo ka dhaqan-galay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Amarkii horay uga soo baxay maamulka gobolka Banaadir ee ah jadwaleynta Mootooyinka Bajaajta ee A iyo B ayaa maanta si rasmi...

Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada ka socota deegaanada Puntland + Sawirro

GAROOWE (SMN) - Maanta oo ah Khamiis 25 May, sanadka 2023 waxaa dadka reer Puntland ay u dareereen goobaha cod-bixinya, ayaga oo soo dooranaya...

Mareykanka oo cunaqabateyn saaray xubnihii ugu badnaa ee Shabaab

WASHINGTON (SMN) - Wasaaradda Maaliyadda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay cunaqabateyn ku soo rogtay 26 qof, shirkado xiriir la leh Al-Shabaab iyo Shabakad Dhuxusha...

WARAR KALE

Cali Shiine oo Ka Qaybgalay Shirweynaha Istiraatiijiyadda CAF ee Cabo Verde

Cabo Verde – Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Golaha Kubadda Cagta Bariga iyo Bartamaha Afrika (CECAFA), Cali Cabdi Maxamed (Cali...

Midowga Baarlamaannada Adduunka (IPU) oo Doortay Madaxweyne Cusub

Arusha, Tanzania – Xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku metela Midowga Baarlamaannada Adduunka (IPU), oo ay hoggaaminayso Senator Samsam Daahir Maxamuud, ayaa...

Wasiirka Caddaaladda Soomaaliya oo Istanbul Kula Kulmay Dhiggiisa Turkiga

Istanbul, Turkiga – Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Macallin Maxamuud, ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kulan gaar ah...