Sawirro: Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-galeysa New York
NEW YORK (SMN) - Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah mudane Abshir Cumar Huruuse ayaa gaaray Magaalada New York ee dalka Mareykanka.
Wasiir Huruuse...
Mareykanka oo duqeyn ku dhaawacay hoggaamiye ka tirsan Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Mareykanka ayaa markale ka hadashay weerar dhanka cirka ahaa oo horraantii todobaadkan ka dhacay Degmada Jilib ee Gobolka Jubadda Dhexe,...
Madaxweyne Farmaajo oo war ka soo saaray doorashada Puntland
ANKARA (SMN) - Madaxweynihii Hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Puntland, bulsho iyo maamulba, sida ay ugu istaageen...
Kenya oo ciidamo soo dhoobtay xadka ay la wadaagto Soomaaliya
NAIROBI (SMN) - Dowladda Kenya ayaa lagu soo warramayaa in saacadihii lasoo dhaafay ay ciidamo dheeraad ah soo dhoobtay xadka ay la wadaagto Soomaaliya.
Ciidamadan...
Sawirro: R/wasaaraha XFS oo khudbad ka jeediyay shirka Sharm El Sheikh
SHARM EL SHEIKH (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay madasha shirka Sharm El Sheikh ayaa ku nuuxnuuxsaday ahmiyadda...
Madaxa Hay’adda UNFPA oo ka hadlay maalinta cidhibtirka xanuunka Fastuulaha
Xafladan oo lagu xusayay maalinta cidhibtirka xanuunka Fastuulaha ee isu furanka dumarka islamarkaana ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda sanduuqa dadweynaha...
Xiisad dagaal oo ka taagan duleedka Degmada Wanlaweyn
Muqdisho – Xiisada dagaal oo u dhaxeysa laba maleeshiyo beeleed ayaa saaka laga dareemayaa Duleedka Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Sh.Hoose oo qiyaas ahaan...
R/W Xamza oo shirweyne muhiim ah uga qayb-galay dalka Masar + Sawirro
SHARM EL-SHEIKH (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar kaga qaybgalaya shir...
Ciidanka Booliska oo howlgallo ka wada duleedka Muqdisho
Muqdisho – Ciidamada Booliska ayaa howlgallo kala duwan oo lagu xaqiijinayo ammaanka waxay ka wadaan degaanno ku yaalla Duleedka Magaalada Muqdisho.
Howlgalladana yaa xooggooda...
Mahad Salaad oo kulamo ka wada dalka Mareykanka
Muqdisho – Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Mahad Salaad ayaa kulamo ka wado Magaallooyinka Washington iyo New Yorka ee dalka Mareykanka.
Ilo...















