Ciidamada DF iyo kuwa deegaanka oo howlgal ka wada agagaarka Ceelbuur
CEELBUUR (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduudayaa sheegaya in ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ay u raqaansadeen dhanka degmada Ceelbuur...
SSC-Khaatumo oo jawaab rasmi ah ka bixisay dalab ay u dirtay Villa Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) – Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay mar kale casuumaad u dirtay hoggaanka sare ee SSC-khaatumo ee ku sugan magaalada...
Kenya oo saldhigyo milatari ka dhisaysa xadka ay la wadaagto Soomaaliya
Nairobi (SMN) - Wasiirka difaaca Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa sheegay in 14 saldhig oo militeri ay Ciidanka dalkaasi uga dhisayaan xadka Soomaaliya si amniga...
Faahfaahino ka soo baxaya howlgal ka dhacay degmada Dayniile
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo ay xalay ciidamada Booliska Soomaaliya ka sameeyeen degmada Dayniile ee gobolka...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda magaalada Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in weli dhaq-dhaqaaqyo ciidan laga dareemayo aagga magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool...
Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo farriin u diray dhalinyarada Soomaaliyeed
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo lagu dhaqangelinayo...
Uganda oo ciidan horleh u tababartay Soomaaliya
KAMPALA - Wasiiru dowladaha wasaaradda gaashaandhiga Uganda Oleru Huda ayaa tabaar ugu soo xirtay xero ciidan oo ku taalla degmada Kiruhura askar Soomaaliyeed...
Caro xoogan oo ka dhalatay hadal kasoo yeeray madaxweynaha Somaliland
MUQDISHO (SMN) - Idiris Xasan Faarax oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa jawaab ka bixiyay hadal caro xoogan dhaliyay oo ka soo yeera...
Qaramada Midoobay oo war kasoo saartay xaaladda magaalada Beledweyne
BELEDWEYNE (SMN) - Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunada iyo Beeraha ee FAO, ayaa ku baaqday in gurmad deg deg ah lala soo gaaro...
Faahfaahino ka soo baxaya dagaal culus oo ka dhacay degmada Wanlaweyn
WANLAWEYN (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhexeeyo laba maleeshiyo beeleed uu saacadihii lasoo...















