Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay Degmada Jilib

Muqdisho – Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in weerar dhanka cirka ahaa ay ka fuliyeen Degmada Jilib ee Gobolka Jubadda Dhexe, halkaasi oo weli...

Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo safar dibadeed u baxay + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Sharm El-Sheikh...

Maxkamadda CQS oo xukuno ku ridday askartii ka dambeysay dhacdadii Siinaay

MUQDISHO (SMN) -Maxakmadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukuno kala duwan ku ridday askar ka tirsan ciidanka dowladda oo weerar sababay dhimasho...

Faahfaahin: Qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) -Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax goordhow ka dhacay qaybo ka mid ah degmada Dayniile ee gobolka...

Ciidamada Booliska oo xalay howlgal ka sameeyay Howlwadaag + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa faahfaahiyay howlgal qorsheysan oo xalay laga sameeyay qaybo kamid ah gudaha degmada Howlwadaag.   Howlgalkan ayaa waxaa lagu...

Hoggaanka SSC oo beeniyay in ay leeyihiin hubkii lagu qabtay Muqdisho

LAASCAANOOD (SMN) - Taliska ugu sarreeya ee ciidanka SSC-Khaatumo ayaa gaashaan ku dhuftay qoraal uu bartiisa ku daabacay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kaas...

Ciidamada Booliska Somalia oo soo xiray ganacsato laga yaqaano Bakaaraha

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in xabsiga loo taxaabay ganacsato lagu soo qabtay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.   Ganacsatadaan ayaa waxaa lagu...

Soomaaliya oo shir caalami ah uga qayb-gashay dalka Masar + Sawirro

SHARMA SHEEKH  (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan Malaagada Sharma Shiikh ee Dalka Masar ayaa maanta ka qayb...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Axmed Madoobe iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed?

MUQDISHO (SMN) - Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Cabdikarim Xussein Guuleed ayaa kulan Muhiim ah oo horudhac u ah...

Ciidamada DF iyo kuwa deegaanka oo howlgal ka wada agagaarka Ceelbuur

CEELBUUR (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduudayaa sheegaya in ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ay u raqaansadeen dhanka degmada Ceelbuur...

WARAR KALE

Australian parliament speaker elected IPU president at Tanzania assembly

ARUSHA, Tanzania – Somalia’s parliamentary delegation took part in the election of a new president of the Inter-Parliamentary Union (IPU) during the organisation’s 153rd...

Somalia condemns Houthi attacks on Saudi airports that killed civilians

MOGADISHU, Somalia – Somalia’s federal government has strongly condemned attacks by Yemen’s Houthi rebels on Abha International Airport and King Khalid International Airport in...

Somalia, Turkey discuss judicial cooperation at Istanbul meeting

ISTANBUL, Turkey – Somalia’s Justice and Constitutional Affairs Minister Hassan Moalim Mohamud has held talks with his Turkish counterpart, Akin Gurlek, in Istanbul to...