Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

IMF oo soo gabagabeysay qiimaynta dib u eegista 5-aad deyn cafinta Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Hey’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixinta qiimaynta dib u eegista 5-aad ee Barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya.   IMF ayaa sheegtay...

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan Sheekh iyo Bin Salmaan + Sawirro

JIDDAH (SMN) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan-doceed la qaatay Dhaxal-sugaha Boqortooyada dalka Sucuudiga Amiir Maxamed Binu Salmaan.   Labada mas'uul ayaa...

Maamulada oo laga dalbaday inay mowqif ka qaataan arrinta Laascaanood

MUQDISHO (SMN) - Senator Cabdullaahi Xirsi (Tima Cadde) guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Aqalka Sare ayaa si adag uga hadlay xiisadda colaadeed ee...

Nuxurka khudbadda madaxweynaha JFS ee shirka Jaamacadda Carabta + Sawirro

JIDDAH (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya Meertada 32-aad ee Shir-madaxeedka Jaamacadda Carrabta ayaa Khudbadiisa kula wadaagay...

Hay’adda SoDMA oo Xamarjajab gargaar ugu qaybisay 500 oo qoys + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -Hay'adda Maareynta Musiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa maanta oo Jimco ah In kudhaw 500 oo Qoys waxa ay deeq gargaar ah...

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan iyo ra’iisul wasaaraha Ciraaq

JIDDAH (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jeddah kula kulmay ra’isulwasaaraha dalka Ciraaq mudane Mohammed Shia al-Sudani.   Labada hogaamiye...

Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo hal arrin faray Golaha Dhaqaalaha Qaranka

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan la yeeshay Golaha Dhaqaalaha Qaranka, kaas oo looga hadlay...

Wararkii ugu dambeeyey ololaha doorashada ee dalka Turkiga

ANKARA (SMN) - Musharaxa la loolamaya madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa Khamiistii xoojiyey codkiisa ka dhanka ah muhaajiriinta, isaga oo wacad ku maray inuu...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Sacuudiga uga qayb-galayo shirweyne caalami ah

JIDDA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Jidda ee dalka Boqortooyada Sucuudi...

NISA oo sheegtay inay gacanta ku dhigtay saanad ciidan oo loo waday Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) oo qoraal dheer soo saartay ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay saanad ciidan...

WARAR KALE

Jubbaland oo Ansixisay Miisaaniyadda Sanadka 2027 oo Ka Badan $60 Milyan

Kismaayo – Golaha Wasiirrada Dowladda Jubbaland ayaa ansixiyay miisaaniyadda maamulka ee sannadka 2027, taas oo wadarta guud ay gaareyso 60,886,783.86 oo doollar, sida lagu...

Australian parliament speaker elected IPU president at Tanzania assembly

ARUSHA, Tanzania – Somalia’s parliamentary delegation took part in the election of a new president of the Inter-Parliamentary Union (IPU) during the organisation’s 153rd...

Somalia condemns Houthi attacks on Saudi airports that killed civilians

MOGADISHU, Somalia – Somalia’s federal government has strongly condemned attacks by Yemen’s Houthi rebels on Abha International Airport and King Khalid International Airport in...