Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay ganacsatada Qatar + Sawirro

DOOXA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulammo kala duwan la yeeshay Hoggaanka Rugta Ganacsiga Qatar iyo Ururka Ganacsatada...

Shirka golaha wasiirada XFS oo looga hadlay amniga Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in lagu guuleystey sugidda amniga caasimadda Muqdisho, taas oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo weerar afka ah ku qaaday ciidamada ATMIS

DOOXA  (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay guul-darrada Ciidanka Nabad Ilaalinta ee Midowga Afrika ee ATMIS. Isagaa la...

Madaxweyne Biixi oo shaaciyay inay sii wadi doonaan dagaalka Laascaanood

HARGEYSA (SMN) - Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka hadlay munaasabadda 18-ka May ee aas aaska Somaliland ayaa markale ka hadlay...

Madaxweynaha JFS oo war ka soo saaray geerida Korneel Cismaan Maxamed Jeelle

DOOXA (SMN) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

Sawirro: Koonfur Galbeed Soomaaliya oo dil toogasho ah ku fulisay laba nin

BAYDHABO (SMN) - Maxkamadda gobolka Baay ayaa saaka xukun dil toogasho ah oo ay horay u riday ku fulisay laba nin oo lagu helay...

R/W Xamza oo sagootiyay safiirka Mareykanka ee Soomaaliya + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa uga mahadceliyay Dowladda Mareykanka taageerada ay siiso Dowladda iyo shacabka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saraakiil loo tababarayo DF kula kulmay Qatar

DOOXA (SMN) - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay  Saraakiil iyo Saraakiil-xigeenno ku biiraya Ciidamada Qalabka Sida oo tababar uu uga socda dalka...

Dagaal culus oo markale dib uga qarxay duleedka magaalada Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in saaka markale uu dagaal culus dib uga qarxay duleedka bari ee magaalada...

Sawirro: Wasiirka Gaashaandhigga Somalia oo la kulmay dhiggiisa Kenya

NAIROBI (SMN) - Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur iyo wasiirka gaashaandhigga Kenya mudane Aadan Barre Ducaale ayaa maanta ka wadahadlay iskaashiga dagaalka...

WARAR KALE

Jubbaland oo Ansixisay Miisaaniyadda Sanadka 2027 oo Ka Badan $60 Milyan

Kismaayo – Golaha Wasiirrada Dowladda Jubbaland ayaa ansixiyay miisaaniyadda maamulka ee sannadka 2027, taas oo wadarta guud ay gaareyso 60,886,783.86 oo doollar, sida lagu...

Australian parliament speaker elected IPU president at Tanzania assembly

ARUSHA, Tanzania – Somalia’s parliamentary delegation took part in the election of a new president of the Inter-Parliamentary Union (IPU) during the organisation’s 153rd...

Somalia condemns Houthi attacks on Saudi airports that killed civilians

MOGADISHU, Somalia – Somalia’s federal government has strongly condemned attacks by Yemen’s Houthi rebels on Abha International Airport and King Khalid International Airport in...