Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ra’iisul wasaare Xamza oo hambalyo u diray dhalinyarada Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta 15-ka May oo ku beegan curashadii...

Faahfaahin ku saabsan qarax xalay ka dhacay degmada Kaxda

MUQDISHO (SMN)  - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax miino oo xalay ka dhacay qaybo kamid ah degmada Kaxda ee...

Wararkii ugu dambeeyey ee natiijada doorashada dalka Turkiga

ANKARA (SMN) -  Turkiga ayaa u jiheystey doorasho ku celis ah kadib markii madaxweyne Recep Tayyip Erdogan iyo ninka ay doorashada isku hayaan Kemal...

Soomaaliya iyo Kenya oo ku heshiiyay in dib loo furo xadka labada dal

NAIROBI (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Kenya ayaa Isniinta maanta ah sheegay in Kenya iyo Soomaaliya ay isku raaceen in ay dib ay...

QM oo shaacisay in 22 qof ay ku dhinteen fatahaadda Beledeweyne

MUQDISHO (SMN - Daadad xooggan oo ku dhuftay magaaladda Beledweyne ayaa waxaa ku dhintay 22 qof, waxaana ay saameeyeen in ka badan 450,000 qof,...

MW Xasan Sheekh oo sagootiyay ciidamo ku biiraya dagaalka Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka saagootiyey Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho cutubyo ka tirsan Ciidamada...

Mid kamid ah dadkii ka badbaaday weerarkii xarunta gobolka Bamaadir oo wareysi bixiyay

MUQDISHO (SMN) -  Waxaa weli isa soo tarayo macluumaadka laga helayo weerarkii xooganaa ee ay shalay kooxda Al-Shabaab ku qaaday xarunta maamulka gobolka Banaadir,...

Shacab kasoo barakacay dhibaatada Al-Shabaab oo soo gaaray Muqdisho

Qoysas Soomaaliyeed oo kasoo barackay deegaannada ay ka arrimayaan Al-Shabaab ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay haystaan xaalado bani’aadanimo iyo kuwa...

Kooxo hubeysan oo weerar ka fuliyay Muqdisho + Bartilmaameedka

MUQDISHO (SMN) -  Faah-faahinno kala duwan ayaa kasoo baxaya isku-day la doonayay in lagu khaarijiyo Hamdi Sharif Ali oo ka tirsan shaqaalaha wasaaradda maaliyadda...

Sawirro: Wafuud caalami ah oo oo soo gaartay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo gaaray magaalada Muqdisho wufuud caalami ah, kuwaas oo doonaya inay ka qeyb galaan xafladda caleema saarka...

WARAR KALE

Golaha Shacabka oo Soo Gabagabeeyay Doodda Wax-ka-beddelka Sharciga Bankiga Dhexe

Muqdisho, Soomaaliya – Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay doodda akhrinta labaad ee Hindise-sharciyeedka Wax-ka-beddelka Sharciga Bankiga Dhexe ee Soomaaliya...

Jubbaland approves $60.9 million budget for 2027

KISMAYO, Somalia — Jubbaland's Council of Ministers has approved a budget of $60.9 million for 2027, with the regional administration reporting a 2.42% increase...

Jubbaland oo Ansixisay Miisaaniyadda Sanadka 2027 oo Ka Badan $60 Milyan

Kismaayo – Golaha Wasiirrada Dowladda Jubbaland ayaa ansixiyay miisaaniyadda maamulka ee sannadka 2027, taas oo wadarta guud ay gaareyso 60,886,783.86 oo doollar, sida lagu...