Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Kenya oo war kasoo saartay weerarada Al-Shabaab ee ku soo kordhaya dalkaasi

NAIROBI (SMN) - Xoghayaha wasaaradda arrimaha gudaha Kenya Anne Nigetichi ayaa hoos u dhigtay cabsida laga qabo in dib loo furo xuduuda Soomaaliya ay...

Faahfaahino ka soo baxaya duqeyn culus oo ka dhacday gobolka Gedo

GARBAHAAREY (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ee koonfurta dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ay gobolkaasi duqeyn culus...

Wafdi xal raadin ah oo gaaray magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose

BARAAWE (SMN) -  Wafdi ka socda dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed ayaa gaaray magaallo xeebeedka Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose. Wafdigan ayaa waxaa...

Sawirro: Taliyaha hoggaanka CID-da Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Kenya

NAIROBI (SMN) - Taliyaha Hoggaanka Baarista Dembiyada (CID) Somaaliya, Col. Maxamed Cabdiwahab Shikh Maxamed (Anwar) oo booqasho shaqo u jooga Dalka Kenya, ayaa la...

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalab culus u gudbiyay Golaha Ammaanka

NEW YORK (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa si faah faahsan...

Wasaaradda Amniga XFS oo digniin kasoo saartay hubka sharci darrada ah

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa awaamiir adag kasoo saartay hubka sharci darrada ah ee aan ka diiwaan gashaneyn wasaaradda.   War...

Sawirro: Golaha Wasiirada Puntland oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Garoowe

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-gurdoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo looga hadlay Amniga Caasimadda iyo guud...

Madaxweyne ku xigeenka HirShabelle oo kulamo ka wada Beledweyne + Sawirro

BELEDWEYNE (SMN) - Madaxweyne ku xigeenka HirShabelle, Mudane Yuusuf Dabageed oo haatan ku sugan Beledweyne ayaa kulan isugu yeeray saraakiisha ATMIS iyo kuwa Booliska...

Maxkamadda G/Banaadir oo la horgeeyay saraakiil loo haysto musuq-maasuq

MUQDISHO (SMN) - Xeer ilaalinta qaranka ayaa maanta Maxkamadda Gobolka Banaadir horgeysay illaa saddex sarkaal oo loo heysto xatooyo xoolo dadweyne.   Saraakiisha lasoo xiray ayaa...

Shir u dhexeeyo DF iyo Beesha Caalamka oo ka furmay Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta furay Kulan heerkiisu sarreeyo oo looga hadlayo...

WARAR KALE

Somalia calls for climate resilience investment at COP31

Somalia has called for greater regional and international cooperation and sustained investment to help vulnerable communities cope with climate change, displacement and recurring natural...

Soomaaliya oo Nairobi ka furtay shirka dib-u-eegista hirgelinta Axdiga Qaramada Midoobay ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa

Nairobi – Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Mubarik Axmed Maxamed ayaa maanta ka furay magaalada Nairobi Shirka...

Israa’iil iyo Taiwan waxay khatar ku yihiin jiritaanka Soomaaliya: Madaxweynaha Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Axaddii shaaciyay in Israa’iil iyo Taiwan ay khatar ku yihiin jiritaanka Soomaaliya.   Hadalkan ayaa yimid xilli...