Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Aqriso: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magacaabis sameeyay

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Marwo Mako Maxamuud Muuse in ay noqoto Lataliyaha Madaxweynaha ee...

Xildhibaan Ceymoy oo war kasoo saaray dagaal beeleedyada gobolka Sh/Dhexe

JOWHAR (SMN) - Xildhibaan Maxameyd Cumar Ceymoy oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa si kulul uga hadlay dagaal beeleedyada kasoo cusboonaaday gobolka Shabeelaha Dhexe,...

In ka badan 20 ruux oo ku dhintay fatahaadda magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE (SMN) - Ugu yaraan 22 Ruux ayaa ku dhintay Magaalada Baladweyne, halka in ka badan 200 oo kun ay barakaceen kadib markii daadad...

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal mar kale ka qarxay duleedka Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Dagaal culus oo u dhexeeyo ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo ayaa mar kale maanta ka qarxay deegaanada Samakaab iyo DhabanSaar oo...

Booliska Soomaaliya iyo Interpol oo soo qabtay eedeysane baxsad ahaa

MUQDISHO (SMN) - Booliska Soomaaliya iyo booliska adduunka ee Interpol oo iskaashanaya ayaa gacanta kusoo dhigay eedeysane Zakariye Cali Axmed Cosobow oo loo haysto...

Madasha Siyaasadda Puntland oo ka hortimid doorashooyinka maamulkaasi

GAROOWE (SMN) - Shirweyne ay siyaasiyiinta kasoo jeeda Puntland ku yeesheen gudaha magaalada Garoowe, kuwaas oo la magac baxay Madasha Siyaasadda Puntland ayaa waxaa...

Ciidamada ammaanka oo howlgallo ka sameeyay degmada Kaxda

MUQDISHO (SMN) - Ciiidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Boolis Milataaro ayaa maanta howlgallo ka sameeyay degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.   Howlgallada ayaa...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ubax-dhigay taallada SYL + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabadda Xuska  aas-aaskii Dalladda Dhallinyarada Soomaaliyeed awgeed waxa uu ubax-dhigay taallada Halgameyaashii...

XOG: Villa Soomaaliya oo casuumaad u fidisay hoggaanka SSC-Khaatumo

MUQDISHO (SMN) - Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay casuumaad u fidsay qaar kamid ah hoggaanka sare ee SSC ee ku sugan Laascaanood.   Wararka...

Ra’iisul wasaare Xamza oo hambalyo u diray dhalinyarada Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta 15-ka May oo ku beegan curashadii...

WARAR KALE

Jubbaland approves $60.9 million budget for 2027

KISMAYO, Somalia — Jubbaland's Council of Ministers has approved a budget of $60.9 million for 2027, with the regional administration reporting a 2.42% increase...

Jubbaland oo Ansixisay Miisaaniyadda Sanadka 2027 oo Ka Badan $60 Milyan

Kismaayo – Golaha Wasiirrada Dowladda Jubbaland ayaa ansixiyay miisaaniyadda maamulka ee sannadka 2027, taas oo wadarta guud ay gaareyso 60,886,783.86 oo doollar, sida lagu...

Australian parliament speaker elected IPU president at Tanzania assembly

ARUSHA, Tanzania – Somalia’s parliamentary delegation took part in the election of a new president of the Inter-Parliamentary Union (IPU) during the organisation’s 153rd...