Mareykanka oo ballan-qaad horleh u sameeyey dowladda Soomaaliya

Dowladda Maraykan oo soo dhawaysay go’aankii Madaxwaynaha JFS iyo talaabadii ay  Golaha shacabka ku aqbaleen in dib loogu laabto heshiiskii 17 September.

Lafta Gareen oo la kulmay hay’adaha garsoorka K/Galbeed + Sawirro

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda kulan kula qaatay Hay”addaha kala duwan ee Garsoorka Dowlad...

Kaaraan oo guul weyn ka gaartay dhiggeeda degmada Hodan

Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay degmooyinka Kaaraan iyo Hodan oo ka wada tirsan gobolkan Banaadir,...

Taabid Cabdi oo ku baaqay in la garab istaago Ra’iisul wasaare Rooble

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa ku baaqay in Ra’iisul Wasaaraha JFS mud. Maxamed Xuseen Rooble lagu garab istaago...

Antonio Guterres oo farriin u diray Saamileyda Siyaasadda Soomaaliya

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo dhaweeyey go’aankii ay Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya shalay ku ansixiyee in...

Axmed Madoobe oo ka tacsiyeeyey geerida xildhibaan Maxamed Cabdi Kilaas

MadaxweynahaJubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed iyo Bulshada Jubaland uga tacsiyeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid Allah...

Labo wiil oo walaal ahaa oo walaalkood uu ku dilay Mareykanka

Labo wiil oo xuffaad ah oo  walaalo isla markaana Taraawiixda ka dujin jiray masjidka Al-Taqwa ee magaalada Kansas City, ee gobolka Missouri...

Dhageyso warka subax ee Idaacadda Shabelle

Halkan hoose ka dhageyso warka subax ee Idaacadda Shabelle.

U.S. hands over armored vehicles to Somali National Army

The U.S. Africa Command on Saturday handed over Armored Vehicles to the 16th DANAB Brigade of Somali National Army, SNA, known as (Lightning Brigade).

UN chief welcomes Somali move to return to agreed electoral model

UN Secretary-General Antonio Guterres on Saturday welcomed the decision of Somalia's lower house of parliament to nullify the "Special Law on Federal...

WARAR KALE

Madaxweynaha oo kulan afur ah la qaatay culimada Soomaaliyeed

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan afur ah kula qaatay culimada Soomaaliyeed, isaga oo...

Somali Army’s Infantry Commander Inspects Frontline Troops in Middle Shabelle

MOGADISHU, Somalia – The commander of the Somali National Army’s Ground Forces, Major General Sahal Abdullahi Omar, conducted an inspection of frontline defense positions...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeeray Furimaha hore ee dagaalka Shabeellaha Dhexe

JOWHAR - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta kormeer ku tagay difaacyada ciidamada Xoogga Dalka...