Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Farmaajo Condemns Measures Against Former Somali Prison Chief

MOGADISHU — Former Somali president Mohamed Abdullahi Farmaajo on Thursday criticised what he described as unlawful actions taken against former Somali Custodial Corps commander Mahad Cabdiraxmaan Aadan, saying the move carried political motives.   In a statement, Farmaajo said security forces had been deployed around Aadan’s home in Mogadishu and that his freedom of movement had been restricted, which he labelled...

NISA oo howlgal lagu dilay horjoogeyaal ka tirsan Al-Shabaab ka fulisay Jilib iyo Shabeellaha Hoose

Muqdisho – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgal qorsheysan oo lagu dilay laba horjooge oo sare oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.   Howlgalladan ayaa ka kala dhacay degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe iyo deegaanka Ugunji ee gobolka Shabelle hoose, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay NISA. War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in howlgal dhacay...

Koonfur Galbeed oo shaaciyay jadwalka soo xulista xildhibaannada iyo doorashada guddoonka Baarlamaanka

Baydhabo – Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha ee ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka soo xulista xildhibaannada cusub iyo qabashada doorashada guddoonka Baarlamaanka maamulkaasi.   War-saxaafadeed ay soo saareen guddiga ayaa lagu sheegay in jadwalkan uu qeexayo habraaca iyo waqtiga la qabanayo doorashooyinka, si loo dhiso Baarlamaanka cusub ee dowlad goboleedka.  

Farmaajo oo ka hadlay xayiraadda lagu soo rogay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mohamed Abdullahi Farmaajo, ayaa si kulul uga hadlay xayiraadda iyo tallaabada lagu qaaday taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Mahad Cabdiraxmaan Aadan.   War-saxaafadeed uu soo saaray ayuu Farmaajo ku sheegay in tallaabada lagu qaaday taliyaha ay tahay mid aan sharci ahayn oo leh ujeeddooyin siyaasadeed. Farmaajo ayaa sheegay in ciidan la dul dhigay...

Uganda military chief says country would join war if Israel faces defeat

Uganda’s military chief said Wednesday that while the country wants the Middle East conflict to end, it would side with Israel if the country faced defeat.   “We want the war in the Middle East to end now. The world is tired of it. But any talk of destroying or defeating Israel will bring us into the war — on the...

Uganda: “Hadii Israa’iil la jebiyo, dagaalka ayaan soo galaynaa annagoo la jirna”

KAMPALA - Taliyaha Ciidamada Difaaca ee dalka Uganda, Jeneraal Muhoozi, ayaa sheegay in inkastoo dalkiisu uu doonayo in la soo afjaro colaadda Bariga Dhexe, haddana ay Uganda la safan doonto Israa'iil haddii ay soo wajahdo guuldarro.   Jeneraal Muhoozi, oo ah wiilka Madaxweyne Yoweri Museveni, ayaa sheegay inay dunidu ka daashay dagaalka, balse isku day kasta oo lagu doonayo in lagu...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Xilalka ka Qaaday Wasiiro ka tirsanaa Xukuumada

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Ismaaciil Shire Jaamac. Iyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Asad Cabdirisaaq Maxamed.   Go’aankan ayaa yimid kadib markii uu Ra’iisul Wasaaruhu cuskaday qodobada 120-aad iyo kan 117-aad, ee dastuurka JFS iyo xeer-hoosaadka Golaha Wasiirrada, isla markaana la tixgaliyay...

Somalia PM Dismisses Two State Ministers in Cabinet Reshuffle

MOGADISHU — Somalia’s Prime Minister, Hamza Abdi Barre, has dismissed two state ministers in a move aimed at strengthening the performance of government ministries, according to an official statement.   The decision removed State Minister for Petroleum and Minerals, Ismail Shire Jama, and State Minister for Agriculture and Irrigation, Asad Abdirisaq Mohamed, from their posts. The statement said the prime minister based...

Somalia Justice Minister, Newly Appointed Prisons Chief Meet Political Prisoner Gen Mahad 

MOGADISHU — Somalia’s Minister of Justice, Hassan Moalim, and the newly appointed Prisons Commandant, Gen. Hamud, visited the home of Gen. Mahad Abdirahman amid reports of troop deployment at his residence in Mogadishu following his dismissal.   Government officials discussed the upcoming handover of the Prisons Command with General Mahad, sources told Shabelle Media. The Sources close to Gen. Mahad said the...

Masar oo riixeysa wada-xaajood si loo joojiyo xiisadda Iran iyo Maraykanka

Cairo - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Egypt, Badr Abdelatty, ayaa sheegay in dalkiisa uu sii xoojinayo dadaallada dhexdhexaadinta ee u dhexeeya Iran iyo Mareykanka, isaga oo kaashanaya Pakistan iyo Turkey.   Isagoo shir jaraa’id ku qabtay Cairo, ayuu Abdelatty ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in dagaalka lagu soo afjaro hab wadaxaajood oo ku dhisan “guul-guul,” halkii uu ka ahaan lahaa mid...

WARAR KALE

Xoojinta Awoodaha Taakuleynta Ciidanka Soomaaliyeed

MUQDISHO - Brigadier General Elio Manes, Taliyaha Ciidanka Hawlgalka EUTM-Somalia, ayaa booqday Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ee Villa Baidoa, isaga oo...

EUTM-Somalia Mission Force Commander Visits SNAF Sustainment Command at Villa Baidoa, Reaffirming EU Partnership

MOGADISHU - Brigadier General Elio Manes, Mission Force Commander of EUTM-Somalia, visited the Somali National Armed Forces (SNAF) Sustainment Command at Villa Baidoa, reaffirming...

13 World Cup Nations Fire Scathing Response to UEFA Chief’s Surprise

MUQDISHO - As many as 13 nations at this summer’s FIFA World Cup released a joint statement expressing their “profound disappointment” with UEFA president...