Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Hindiya oo ciidan la dagaalama Burcad-badeeda usoo diraysa Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Cutubyo ka tirsan ciidamada badda Hindiya ayaa la geynayaa biyaha istaraatiijiga ah ee Jabuuti, Gacanka Cadmeed, Xeebta Bari ee Soomaaliya iyo sidoo kale Waqooyiga iyo Badda Carabta si ay u ilaaliyaan maraakiibta ganacsiga iyadoo la eegayo xaaladda amniga badda ee gobolka.   Wasiiru dowlaha Gaashaandhigga India Ajay Bhatt ayaa sheegay in ciidamada badda dalkiisa ay ka howlgali doonaan...

Ethiopian troops impose curfew on Somali town, expand their operation

MOGADISHU, Somalia - The Ethiopian troops, who are not part of the AU mission were reported to have imposed a night-time curfew on Dolow, a border town in Somalia.   The ENDF started a movement in the Gedo region, expanding their presence to large swathes, including the road that links Dolow to Beled-Hawo, where 6 Oromos were killed. The move came after gunmen...

African nations seek to boost mining industry

African leaders, mining experts, and global investors are meeting in South Africa for the annual mining indaba or conference.   Africa is home to about 30% of the world’s mineral reserves, according to the United Nations, however, most of this wealth remains untapped. “Africa has the potential to be the fulcrum of the global energy transition, with mining at its core,” said...

Somali army chief meets with his Ugandan counterpart in Kampala

KAMPALA, Uganda - Uganda's Chief of Defence Forces Gen Wilson Mbadi on Monday met with his Somali counterpart Major General Ibrahim Sheikh Muhyadin Addow in Kampala.   The two generals discussed the military cooperation between Somalia and Uganda as well as their collaboration in the fight against Al-Shabaab, Al-Qaeda's East Africa branch. Uganda has the largest bulk of AU troops in Somalia, with approximately UPDF 6,000...

Soomaaliya oo shir caalami ah uga qayb-gashay magaalada Nairobi

NAIROBI (SMN) - Guddoomiyaha hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha Qaranka Marwo, Safiyo Xasan Maxamed magaalada Nairobi uga qeyb gashay shir caalami ah oo ku saabsan horumarinta jawiga maalgashiga iyo xoojinta dhaqaalaha qaxootiga ee soo laabtay.   Kulankan ayaa sidoo kale waxaa diiradda lagu saarayay horumarinta barakacayaasha iyo bulshooyinka martida loo yahay. Shirka ayaa waxaa ka qayb galay hay’adaha caalamiga iyo kuwa heer gobol...

Ciidanka Itoobiya oo dhaq-dhaqaaqyo ka bilaabay gobolka Gedo + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo gobolkaasi, kadib markii ay dhaq-dhaqaaqyo cusub ka bilaabeen ciidamada Itoobiya.   Ciidamada Itoobiya ayaa lasoo wariyay inay xalay bandow kusoo rogeen degmada Doolow, kadibna ay isku fidiyeen waddada dheer ee aada dhanka degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo. Xiisaddan ayaa daba socota dadkii Oromada ahaa...

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka oo la kulmay dhiggiisa dalka Uganda

KAMPALA (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow oo ku sugan wadanka Uganda ayaa kulan la qaatay Taliyaha Ciidamada Milateriga Uganda Gen, Wilson Mbadi.   Labada Taliye ayaa ka wada-hadlay iskaashiga iyo xoojinta wadashaqeynta labada dal, iyadoo dowladda uganda ay balanqaaday in Soomaaliya ay garab milateri ka sii doonto dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Taliye Ibraahim Sheekh...

Man wanted for burning his pregnant wife arrested in Somalia

MOGADISHU, Somalia - A planned operation carried out jointly by the police, security, and local clan militia arrested Sayid Ali Moalim Da'ud, who was wanted for burning his pregnant wife in Mogadishu.   The operation took place in the Adeiley area where he was hiding for days after fleeing from Mogadishu, where he burned his wife Luul Sheikh Abdicasis last month. The...

Ciidamada ammaanka oo soo qabtay eedeysane Sayd Cali Macallin Daa’uud

MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ku howlanaa sidii gacanta loogu dhigi lahaa eedeysane Baxsad Sayid-Cali Macalin Daa'uud, kaas oo 26 Jan 2024 Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir ku gubay Xaaskiisii Marxuumad Luul Shiikh Cabdi una geeriyootay gubashadii ayaa fududeeyayin maanta 05 Feb 2024 gacanta ku soo dhigay eedeysane Sayid -Cali Macalin Daa'uud iyo laba eedeysane oo gacan...

Wafdiga ka socda Bangiga Adduunka oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa la kulmay Ku-xigeenka Madaxweynaha Bangiga Adduunka ee u qaabilsan Horumarinta Karaanka Aadanaha, Marwo Mamta Murithi oo maanta dalka soo gaartay.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray qorsheyaasha Istaraatiijiyadeed iyo kuwa hortabinta u leh Soomaaliya ee horumarinta karaanka bulshada iyo sidii Bangiga Adduunku u sii wadi...

WARAR KALE

Somalia Moving Towards Industrial Development, PM Says

MOGADISHU – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Sunday laid the foundation stone for the reconstruction of the headquarters of the Ministry of...

Safaaradda Mareykanka oo ka hadashay Falalkii ka dhanka calankii dalkaasi

Muqdisho – Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa sheegtay in falalkasta oo ka dhanka ah Mareykanka ay waxyeello u geysanayaan xiriirka laba geesoodka ah ee...

Somalia, Türkiye Discuss Expanding Cooperation on Women and Social Services

ISLAMABAD – Somalia's Minister of Family and Human Rights Development, Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, held talks with Türkiye's Minister of Family and Social Services, Mahinur Özdemir...