Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Maxaa kasoo baxay shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya?

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ah, ayaa soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay shirkii aan caadiga ahayn ee Ururka Jaamacadda Carabta, kaasi oo ku saabsanaa taageerada madaxbannaanida, gobonimada iyo midnimada Soomaaliya.   Shirka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu meel-mariyey Siyaasadda Qaran ee Bad-qabka iyo Caafimaadka...

Faahfaahino kasoo baxaya diyaarad ku dhacday garoonka Ceel-barde

CEEL-BARDE (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay shil diyaaradeed oo maanta ka dhacay garoonka diyaaradaha degmada Ceel-barde ee gobolka Baay, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac.   Shilka ayaa yimid, kadib markii diyaarad ka baxday Muqdisho ay ku dhacday garoonka, taas oo dhex gashay guryo ka agdhowaa garoonka. Wararka ayaa sheegaya in diyaaradda ay siday gargaar loo...

Somalia: No room for mediation unless Ethiopia retracts illegal sea MOU

MOGADISHU, Somalia - The government of Somalia has set a condition for the mediation of talks with Ethiopia as AU and IGAD are trying to defuse the current brewing tension.   Somalia said it is Grateful for the African Union Peace and Security Council's affirmation of AU member states' sovereignty after Ethiopia signed an illegal MOU with the northern region (Somaliland), in...

Dowladda Soomaaliya oo diiday in ay wada-hadal la gasho Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go’aanka golaha ammaanka iyo nabadda Midowga Afrika uu ku muujiyey sida uusan goluhu marnaba u ogoleyn in lagu xad gudbo Madaxbanaanida Dhuleed ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.   War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda JFS ayaa lagu yiri” Waxaan uga mahadcelinayaa Golaha ammaanka iyo nabadda Midowga Afrika xaqiijinta ku aaddan madaxbannaanida...

Agaasimaha CIA-da Mareykanka oo booqasho qarsoodi ah ku tegay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha Hay'adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA-da, William Burns, ayaa Arbacadii shalay booqasho aan la shaacin ku tagay magaalada Muqdisho, waxaana uu la kulmay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.   William Burns ayaa sidoo kale la kulmay Taliyaha Hay’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Mahad Salaad. Ilo-wareedyo ku dhow dhow Madaxweynaha Soomaaliya ayaa VOA u xaqiijiyey socdaalka Burns ee Muqdisho, waxayna sheegeen...

Dowladda Qatar oo si adag uga hor timid damaca gurracan ee Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Qatar oo ka qeyb gashay shirka Golaha Jaamacadda Carabta ee heer wasiir, kalfadhigii aan caadiga ahayn ee shalay qabsoomay laguna lagu taageerayay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya si looga hortago damaca gurracan ee Itoobiya kaas oo ka dhan ah madax banaanida iyo Midnimada dhulkeeda ee Dowladda Soomaaliya.   Dowladda Qatar ayaa waxaa kulanka uga qeyb galay Wasiiru dowlaha Arrimaha...

African Union Urges Restraint Over Ethiopia-Somaliland Deal

ADDIS ABABA, ETHIOPIA — The African Union's conflict resolution body met on Wednesday amid escalating tensions between Ethiopia and Somalia over a coastline deal and called for "restraint" between the parties.   Landlocked Ethiopia signed a surprise maritime accord with Somalia's breakaway region of Somaliland on January 1, in a move Mogadishu has rejected as violating international law. The AU's Peace and Security...

Qatar Participates in Arab Ministerial Meeting to Support Somalia

DOHA - The State of Qatar participated in the meeting of the Arab League Council at the ministerial level in the extraordinary session held virtually on Wednesday to support the Federal Republic of Somalia in confronting the attack on its sovereignty and territorial integrity.   The State of Qatar was represented in the meeting by HE Minister of State for Foreign...

Arab League chief slams Ethiopia-Somaliland maritime accord

CAIRO - Arab League Chief Ahmed Aboul Gheit on Wednesday condemned a maritime accord between Ethiopia and the separatist region of Somaliland, describing it as "a clear violation of international law".   Under a memorandum of understanding (MoU) signed on January 1, Somaliland agreed to lease 20 kilometres (12 miles) of its coast for 50 years to land-locked Ethiopia, which indicated...

Midowga Afrika oo war xasaasi ah kasoo saaray xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

ADDIS ABABA (SMN) - Golaha Amniga iyo Nabadgalyada ee Midowga Afrika ayaa muujiyay sida ay lama taabtaan u tahay ilaalinta Madaxbanaanida dhuleed iyo Bulsho ee Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya,xilli ay Ethiopia wali isku dayayso damaceeda waalida ah ee ku xadgudubka Soomaaliya.   Golaha ayaa hoosta ka xariiqay waajibnimada ilaalinta Xeerka Midowga Afrika oo meesha ka saaraya in aan lagu xadgudbikarin Madaxbanaanida iyo...

WARAR KALE

SoDMA Sends Delegation for Flood Response Training in China

MOGADISHU, Somalia -- Somalia’s disaster management agency (SoDMA) and federal member state relief ministers held a farewell ceremony in Mogadishu for 25 officials who...

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...