Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Talyaaniga
ROMA (SMN) - Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga XFS iyo Dhiggiisa dalka Talyaaniga oo kulan looga hadlayo wadashaqeynta labada Wasaaradood ee Arrimaha Difaaca ku yeeshay Magaalada Roma ee Dalka Talyaaniga.
Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Dhiggiisa dalka Talyaaniga Guido Crosetto ayaa Kulan ay ku yeesheen Magaalada Roma ee Dalka Talyaaniga kaga wadahadlay xoojinta wadashaqeynta labada wasaaradood ee Arrimaha...
Al-Shabaab members killed in clashes near Baidoa, southern Somalia
BAIDOA, Somalia – Heavy fighting between Somali regional forces and Al-Shabaab fighters happened on the outskirts of Baidoa city, which currently serves as the Southwest state capital.
The battle came after the militants launched an overnight ambush attack on a base housing Southwest regional troops in a remote area that lies near the southern strategic town.
The Somali government said in a...
AU troops handover seven military bases to Somali army
MOGADISHU, Somalia - ATMIS officially handed over 7 Forward Operating Bases (FOBs) to the Federal Government of Somalia at a ceremony in Mogadishu, marking the completion of Phase Two of the ATMIS Drawdown as per UNSC Resolution 2710. Two others were closed making it a total of 9 FOBs.
Official documents were signed between #Somalia’s National Security Adviser, Hussein Moalim,...
Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duleedka magaalada Baydhabo
BAYDHABO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo xalay ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo, kaas oo u dhexeeyay ciidamada Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Al-Shabaab.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay Al-Shabaab weerar ku qaadeen xero ciidan oo ku taalla waqooyiya magaaladaasi, waxaana kadib xigay dagaal foolka fool ah.
Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa...
Hoggaamiyaha SSC-Khaatuma oo la kulmay Cumar Cabdirashiid + Sawirro
GAROOWE (SMN) - Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa kulan la qaatay Ra'iisal Wasaarihii Hore ee Dalka Mud. Cumar Cabdirashiid Cali.
Kulankan ayaa qayb ka ah kulamo isdabajoog ah oo Hoggaamiyuhu la qaadanayey madaxda Dawladda Federaalka, Madaxda Puntland, Madaxda Maamul Goboleedyada dalka, siyaasiyiinta iyo waxgaradka Soomaliyeed ee ku sugan Caasimadda PL ee Garoowe.
Labada masuul ayaa kulankan waxa isaga xog-waraysteen xaaladaha Guud...
Madaxweyne Xasan oo khudbad ka jeediyey Madasha Talyaaniga iyo Afrika
ROMA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Madasha Talyaaniga iyo Afrika ayaa xusay mustaqbalka wanaagsan ee Soomaaliya, fursadaha maalgashi iyo khayraadka dihan ee ceegaaga dalkeenna oo wax tar u leh gobolka iyo guud ahaan caalamka.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in iskaashiga caalamka uu ku tiirsan yahay ixtiraamka sharciyadda iyo mabaadi’da madax-bannaanida iyo wadajirka...
Mahad Salaad oo ka qayb galay shir looga hadlaya amniga bariga Afrika
MOMBASA (SMN) - Agaasimaha Hayadda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qayb galaya shirka Hay’adaha Sirdoonka ee Bariga Afrika kaas oo ka socda magaalada Mombasa ee dalka Kenya.
Shirkaan ayaa looga hadlayaa iskaashiga dhinaca ammaanka iyo isdhaafsiga macluumaadka muhiimka u ah xasilloonida, si loo helo bariga Afrika oo nabad ah kana caagan wax kasta oo wax u...
AU team in Somalia over drawdown plans, posting ATMIS strategy
MOGADISHU, Somalia - The African Union's high-level delegation arrived in Mogadishu, the capital of Somalia, Saturday evening to assess the ongoing troop withdrawal, whose second phase began in December 2023.
The African Union Mission in Somalia (ATMIS) said the AU team, which is led by Alhaji Sarjoh Bah, the director of conflict management within the Political Affairs, Peace and Security...
Cali Balcad oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Madaxa hawlgalka IGAD
MUQDISHO (SMN) - Ku-simaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Mudane Cali Cumar, ayaa maanta oo Isniin ah ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Madaxa IGAD ee Soomaaliya.
Danjire Maxamuud Cabdi Axmed ayaa hoosta ka xarriiqay ahmiyadda ay leedahay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed, iskaashiga iyo dhinacyada Hourmarineed ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Urur...
Golaha Amaanka ee QM oo kulan ka yeelanaya xadgudubka Itoobiya
NEW YORK (SMN) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa gelinka dambe ee maanta yeelan doona kulan albaabada u xiran oo looga hadlayo xiisada Itoobiya iyo Soomaaliya ee ka dhalatay heshiiska Badda uu Abiy Axmed la galay Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi 1-dii bishan.
Faransiiska ayaa soo qabanqaabiyay kulankaas oo ka jawaabayay codsigii Soomaaliya, iyagoo walaac ka muujiyay heshiiska Itoobiya ay...












