Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia recalls ambassador, says Ethiopia-Somaliland port deal null

MOGADISHU, Somalia - Somalia’s cabinet has said that a pact its breakaway region of Somaliland had signed with Ethiopia allowing it to use the Red Sea port of Berbera was null and void, adding that it endangered the region’s stability.   Somalia also recalled its ambassador to Ethiopia on Tuesday for deliberations over the Somaliland port agreement. Landlocked Ethiopia relies on neighbouring Djibouti...

Al-Shabaab fighters surrender to Somali government

MOGADISHU, Somalia - Two Al Shabaab fighters have surrendered to the government forces of Somalia in the Bakool region as the war on the group enters its second phase.   Mohamed Ibrahim, 22, and Aden Isak, 21, defected from Al-Shabaab after making contacts before surrendering to Somalia's National Intelligence and Security Agency . They will be taken for rehabilitation at a rehab center...

Somali leaders hold emergency meet on Ethiopia, Somaliland port deal

MOGADISHU, Somalia – Somalia’s cabinet will hold an emergency meeting on Tuesday to discuss a pact Ethiopia signed with the breakaway region of Somaliland, allowing the former to use the Red Sea port of Berbera, the Somali state news agency said.   Landlocked Ethiopia relies on neighbouring Djibouti for most of its maritime trade. Monday’s agreement, signed in Addis Ababa by Ethiopian...

Maxkamadda Ciidamada oo xabsi daa’in ku xukuntay nin lagu helay Shabaabnimo

MUQDISHO (SMN) - Ibraahim Cusmaan Macalin Abiikar ayaa loo soo xiray ka mid ahaanshaha Al-Shabaab, isagoo u qaabilsanaa Qeybta Qaraxyada iyo kala gudbinta Agabyada ay u baahanyihiin isagoo isticmaali jiray Mooto Fekon.   Waxaa deeganka Dugaandug ugu yimid Daahir oo isna ka mid ahaa Maleeshiyada una sheegay in uu wado qarax ayna rabaan in uu geeyo magaalada Baydhabo, Bartilmaameedkuna uu yahay...

Muxuu Farmaajo ka yiri heshiiska badda ee Somaliland iyo Itoobiya?

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul uga hadlay heshiiska badda ee ay Somaliland la gashay dowladda Itoobiya.   Farmaajo ayaa shaaca ka qaaday in heshiiskaas uu baal-marsan yahay shuruucda u dagsan dalka, xeerarka caalamiga ah iyo sidoo kale kan Ururka Midowga Afrika. Halkan hoose ka Akhriso:- Heshiiska damaca guracan ee Itoobiya ku dooonayso dhul iyo bad...

Taliyaha ciidamada Xoogga oo booqasho ku tegay deegaan laga xoreeyay Shabaab

JOWHAR (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka, S/gaas Ibraahim Sheekh Muxuddiin Caddoow , ayaa kormeer dhiirri-gelin ah ugu tagay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa difaaca deegaanka ee ku sugan deegaanka Cadcaddey ee Gobolka Shabeellada Dhexe.   Taliyaha ayaa ugu horrayn warbixin ka dhagaystay saraakiisha hoggaaminaysa geesiyaasha xoogga dalka ee ku sugan deegaanka Cad-caddeey ee gobolka shabeellada dhexe , wuxuuna taliyhu...

Sidee looga falceliyay heshiiska badda ee Somaliland iyo Itoobiya?

MUQDISHO (SMN) - Madaxdii hore ee dalka iyo inta badan siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay heshiiskii badda loogu saxiixay Itoobiya ee ay shalay Addis Ababa ku gaareen ra'iisul wasaare Abiy Axmed iyo madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi.   Dhammaam dadka ka hadlay heshiiskan ayaa kasoo horjeestay, waxayna Itoobiye ku eedeeyeen inay ku xagudubtay Soomaaliya. Halkan hoose ka akhriso:- Ra'iisul wasaare hore...

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo isku dhiibay ciidamada dowladda + Sawirro

XUDUR (SMN) - Dowladdda Soomaaaliya ayaa sheegtay in laba xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab ay isku soo dhiibeen ciidamada Nabad-Sugidda ee ku sugan gobolka Bakool.   Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:- Labo dhagar qabe oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka qeybtooda Gobolka Bakool. Maxamed Ibraahim Maxamed Nuur oo Magaciisa afgarashada loogu yeero (Siid Cali) oo...

Golaha wasiirada oo shir deg-deg ah ka yeelanaya heshiiska S/LAND iyo Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa beri shir degdeg ah la isugu yeeray si go’aan looga soo saaro heshiiska la sheegay inuu maanta ku dhexmaray magaalada Addis Ababa dowlada Itoobiya iyo maamulka Somaliland.   Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa golaha Wasiirrada isugu yeeray shir looga hadlaya heshiiskaan maanta ay sida wada jirka u wada...

Somaliland oo siisay Itoobiya Dekad iyo saldhig Militeri

ADDIS ABABA - Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Addis Ababa Maanta ku kala saxeexday heshiis “taarikhi ah” oo u gogol xaaraya in hamiga Itoobiya ee ku aaddan helida dekad ku taala badda cas iyo saldhig military.   Xafiiska RW Itoobiya ayaa loogu dhawaaqay Heshiiska kaasoo sidoo kale xoojinayaa iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...

Southwest State leader opens Somalia humanitarian forum in Baidoa

BAIDOA, Somalia — The leader of Somalia's South West State, Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, on Monday opened a national humanitarian forum bringing together federal...

Somali president arrives in Ethiopia for talks with PM Abiy

ADDIS ABABA, June 29 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Ethiopia's capital Addis Ababa on Sunday for a working visit expected to...