Golaha wasiirada oo shir deg-deg ah ka yeelanaya heshiiska S/LAND iyo Itoobiya
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa beri shir degdeg ah la isugu yeeray si go’aan looga soo saaro heshiiska la sheegay inuu maanta ku dhexmaray magaalada Addis Ababa dowlada Itoobiya iyo maamulka Somaliland.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa golaha Wasiirrada isugu yeeray shir looga hadlaya heshiiskaan maanta ay sida wada jirka u wada...
Somaliland oo siisay Itoobiya Dekad iyo saldhig Militeri
ADDIS ABABA - Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Addis Ababa Maanta ku kala saxeexday heshiis “taarikhi ah” oo u gogol xaaraya in hamiga Itoobiya ee ku aaddan helida dekad ku taala badda cas iyo saldhig military.
Xafiiska RW Itoobiya ayaa loogu dhawaaqay Heshiiska kaasoo sidoo kale xoojinayaa iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha...
Somaliland allows Ethiopia to build a port and military base on its coastline
ADDIS ABABA - Prime Minister Abiy Ahmed and the President of Somaliland Muse Bihe Abdi have signed a historic Memorandum of Understanding in Addis Ababa.
The Memorandum of Understanding shall pave the way to realize the aspiration of Ethiopia to secure access to the sea and diversify its access to seaports.
It also strengthens their security, economic and political partnership. Furthermore, the...
Deni oo war kasoo saaray dhaarinta xildhibaanada cusub ee Puntland
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa u hambalyeeyay Xildhibaanada Baarlamaanka 6-aad ee Puntland oo maanta la dhaariyey iyo Guddoonka Ku meel gaarka ah ee ay iska dhex doorteen.
“Waxaan u hambalayeeynayaa Xildhibaanada Baarlamaanka 6-aad ee Dowladda Puntland oo maanta la dhaariyey iyo Guddoonka Ku meel gaarka ah ee ay doorteen, Allaah Waxaan uga baryayaa in uu...
Puntland’s New Parliament Sworn in amid dispute over the list
GAROWE, Somalia - The newly picked 66 members of the Puntland parliament were sworn in on the holy Qur'an on Monday at the House's HQs in the state capital, Garowe.
The vetting and conflict resolution committee members split over the list which includes 17 seats from the SSC-Khatumo state amid a previous boycott to be part of the Puntland polls.
The...
Xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Puntland oo doortay guddoon + Sawirro
GAROOWE (SMN) - Maxkamadda sare eePuntland ayaa si rasmi ah u dhaarisay 58 mudane oo ka mid ah 66 Xildhibaan ee Golaha Wakiillada.
Dhaarta Dastuuriga ah:
" Waxaan ku dhaaranayaa magaca Illaahay, inaan ku dhaqmo diinta Islaamka, dastuurka dalka Puntland iyo qawaaniintiisa dhawro, xilka la ii dhiibay daacadnimo u guto, dalka iyo dadkiisana Lillaahi ugu adeego."
Xildhibaannada cusub ayaa dhaarta kadib waxay...
Wasiir Roobow oo la kulmay hoggaanada siyaasadda iyo wacyigelinta ee Ciidanka
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta JFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa maanta xafiiska ku qaabiley hoggaanada siyaasadda iyo wacyigelinta ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, Ciidanka Booliiska iyo Ciidanka Nabad Sugida Soomaaliyeed.
Ujeedada kulanka wasiirka iyo hoggaanada wacyigelinta ee ciidamada qalabka sida ayaa ahaa wadatashi iyo is xog wareysi ku saabsan dardar gelinta howlaha wacyigelinta lagu dhiiragelinayo...
At least 46 militants killed in fresh airstrike in central Somalia
MOGADISHU, Somalia - An airstrike in central Somalia killed 46 fighters people amid a stepped-up military operation against the Al-Qaeda-linked militant group, Al-Shabaab.
An official from the local community militia known as Ma'wisley confirmed the strike targeted Jeh Jeha area, south of the Mudug region, where the militants were gathering.
"The operation took place in a place where Al-Shabaab members gathered to...
Al-Shabaab militants attack police camp in Mandera
NAIROBI, Kenya - Suspected Al-Shabaab militants on Friday morning attacked the National Police Service's (NPS) Quick Response Unit (QRU) Camp in Mandera County.
Police reports indicate that more than 20 heavily armed militants approached the camp from the northwest, initiating their assault within a proximity of 100 meters from the camp.
"Officers who were alert responded swiftly and engaged them for...
Khilaaf horleh oo ka dhashay liiska xildhibaanada la shaaciyay ee Puntland
GAROOWE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in maanta uu halkaas ka taagan yahay khilaaf ka dhashay liiska xildhibaanada cusub ee saaka la shaaciyay.
Guddoomiyaha guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka, Mudane Isxaaq Axmed Xasan oo shir jaraa'id qabtay ayaa ka horyimid liiska la shaaciyay.
Isxaaq ayaa sheegay in xildhibaannadaas aysan soo marin habraacii loogu talagalay doorashada, ayna liiskooda...










