Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

QM oo war kasoo saartay diyaaraddii u gacan gashay kooxda Al-Shabaab

NEW YORK (SMN) - Qaramada Midoobay ayaa xaqiijisay shilka diyaarad Helicopter ah oo u kireysneyd, isla markaana 'wadday daadgureyn caafimaad' taas oo ku dhacday deegaan ka tirsan Galmudug, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay xafiiska UNSOM.   QM ayaa sheegtay inay waddo dadaallo looga jawaabayo shilkan, isla markaana ay 'ku howlan tahay ururinta macluumaad dhammeystiran' oo la xiriira shilka diyaaraddaas. Diyaaraddan ayaa...

Daawo: Banaanbax ballaaran oo ka billowday magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Dibadbax ballaaran oo ay soo qaban qaabisay dowladda Soomaaliya, ayna ka qayb-galayaan shacabka Soomaaliyeed ayaa haatan ka billowday magaalada Muqdisho.   Dibadbaxan oo ay ka qayb-galayaan kumanaan shacab ah ayaa waxaa looga soo horjeedaa damaca dowladda Itoobiya ee ku aadan baddeenna Soomaaliya. Wariyeyaasha Shabelle oo ku sugan goobta dibadbaxa ayaa soo sheegaya inuu goordhow ka billowday isgoyska KM4 oo...

Mahad Wehliye “DFS waa inay baarto diyaaradaha ku dhaca goobaha AS”

MUQDISHO (SMN) - Mahad Wehliye Raan oo ah falanqeeye amni ayaa ka hadlay diyaaradaha mar kasta ku dhaca deegaanada ay ka taliyaan Al-Shabaab, kadib wareysi uu siiyay Idaacadda Shabelle.   Mahad ayaa tuhun weyn ka muujiyay diyaaradahaasi, isaga oo sheegay inay suuragal tahay in saanad iyo sahay u sidaan kooxda Al-Shabaab, sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale wuxuu farriin u diray...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo wada-hadal la yeeshay Xoghayaha guud ee QM

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud AYAA  khadka taleefanka kula xiriira  Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres, isaga oo kala hadlay arrimo xasaasi ah.   Wada-hadalkan ayaa waxaa lagu soo qaaday  xaaladda gobolka iyo xasillooni darrada ay abuurayso damaca iyo xadgudubka Itoobiya ee ka dhan ah madaxbannaanida iyo gobanimada Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la...

Gabar Oromo ah oo lagu gowracay magaalada Dhuusamareeb + Video

DHUUSAMAREEB (SMN) - Gabar Oromo Itoobiyan ah ayaa xalay nin maskaxda looga jiro ku gowracay magaaladda Dhuusamareeb, taasi oo naxdin ku reebtay shacabka caasimadda.   Meydka gabadha ayaa la geeyay isbitaalka Central ee magaaladda Dhuusamareeb waxaana gowracan la sheegay in si gaar ah uu uga dhacay Xaafadda Waxar Cadde ee Dhuusamareeb. Ciidamo ka tirsan kuwa amaanka ayaa goobta gaaray, kuwaas oo soo...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

MOGADISHU, Somalia - A helicopter belonging to the United Nations mission in Somalia has been captured by al-Shabab after accidentally landing on Wednesday afternoon in territory held by the armed group, according to multiple local reports.   At least six aid workers who were on the plane are now being held by the al-Qaeda-linked armed group which has wreaked violence in...

Diyaarad ay leedahay QM iyo shaqaalihii la socday oo u gacan galay Al-Shabaab

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dayaarad ay Qaramada Midoobay leedahay oo ka soo duushay Beledweyne, kuna sii jeedday Wisil, ay ku degtay deegaan ka tirsan gobolkaas oo ay gacanta ku hayaan Al Shabaab.   Dayaaradda oo nooceedu uu ahaa Helikobtar, kuna duulaysay magaca UNSOS, sida uu xaqiijiyey wasiirka amniga ee Galmudug Maxamed Cabdi Aadan...

Somali president meets with army chiefs over Al-Shabaab war

MOGADISHU, Somalia - Somali President Hassan Sheikh Mohamud visited the Defense Headquarters in Mogadishu on Wednesday morning under tight security measures.   The head of state held a meeting with senior military officials led by the Chief of the Defense Forces Brig. Gen. Ibrahim Sheikh Muhidin along with the navy commander. The president was briefed on security developments in the country and...

Somalia, UK discuss bolstering bilateral ties

MOGADISHU, Somalia - H.E. Prime Minister Hamza Abdi Barre hosted at his office the UK Ambassador to Somalia, Mike Nithavrianakis as the country is at war with Al-Shabaab. According to a statement issued by the office of the prime minister, the two sides discuss bolstering bilateral ties between Somalia and the UK. The PM and Ambassador exchanged views on recent regional developments,...

Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo kulan la yeeshay safiirka UK ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda UK u fadhiya Soomaaliya Mike Nithavrianakis.   Labada mas'uul ayaa waxa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga faca-weyn ee ka dhaxeeya labada dalka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa dowladda UK uga mahadceliyay taageerada ay siiso dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed iyo is garab taagga...

WARAR KALE

Somalia’s president inaugurates upgraded presidential guard headquarters

MOGADISHU, July 9 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday inaugurated a newly rebuilt and modernized headquarters for the 77th Brigade of the...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xarigga Ka Jaray Taliska Guutada 77-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarigga ka jaray mashruuca dib-u-dhis iyo casriyeyn ballaaran oo lagu sameeyay Taliska...

Duqa Muqdisho oo Dhagax-dhigay Afar Waddo oo Laami ah oo laga Hirgelinayo Degmada Hodan

Muqdisho – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta dhagax-dhigay mashruuca dhismaha afar waddo oo laami...