OP-ED: Abiy’s Actions in Somalia and the Specter of Foreign Influence
In the intricate world of geopolitics, the actions of nations are often influenced by a web of alliances, strategic interests, and covert maneuvers. As the spotlight focuses on Ethiopia and its Prime Minister Abiy Ahmed's bold moves in Somalia, whispers of external involvement, particularly from the formidable alliance of the UAE and the enigmatic Big Shraks, have begun to...
St. Louis Park swears in state’s first Somali mayor
WASHINGTON - St. Louis Park City Council on Tuesday evening swore in Nadia Mohamed as the city’s mayor.
Mohamed is the first Somali-American mayor in the state. She also made history as the youngest person to be elected to St. Louis Park’s City Council.
She received over 58% of the first-choice votes and will succeed Jake Spano, who announced in March...
Shaki xoogleh oo ka dhashay saldhigga ay Itoobiya ka dhisaneyso Somaliland
MUQDISHO (SMN) - Mahad Wehliye Raan oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka falceliyay heshiiska muranka dhaliyay ee Somaliland iyo Itoobiya, kaas oo ay ka hortimid dowladda federaalka Soomaaliya.
Falanqeeye Mahad Wehliye ayaa shaaca ka qaaday in Somaliland ujeedkeeda uu yahay inay hesho aqoonsi, isla markaana ay ku deg degtay heshiiska ay la gashay dowladda Itoobiya.
Sidoo kale waxa...
EU urges respect for Somalia sovereignty after Ethiopia deal
MOGADISHU, Somalia - The European Union on Tuesday insisted Somalia’s sovereignty should be respected after Ethiopia signed a controversial deal with breakaway Somaliland.
The memorandum of understanding signed by Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed and Somaliland leader Muse Bihi Abdi on Monday gives Ethiopia access to the Red Sea port of Berbera and a leased military base.
The EU said in...
Qatari Amir, Somali President discuss bilateral relations, regional and global issues
Doha: The Amir of Qatar HH Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani held a phone talk with his brother President of the sisterly Federal Republic of Somalia HE Hassan Sheikh Mohamud.
They discussed the bilateral relations between the two countries and aspects of reinforcing them, according to a statement posted on social media by Qatar News Network.
This came during a phone...
Dibad-baxayaal ka careysan xadgudubka Itoobiya oo isugu soo baxay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Boqolaal dadweyne ah oo ka careysan xad-gudbka dowladda Itoobiya ee Qaranimada Soomaaliya ayaa isugu soo baxay magaalada Muqdisho.
Dadkan oo isaga kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir ayaa ka qayb-galaya dibad-bax uu soo qaban qaabiyay maamulka gobolka oo looga soo horjeedo heshiiskii Addis Aabab.
Sidoo kale waxaa banaanbaxan goobjoog ah masuuliyiin ka tirsan dowladda feedaraalka oo jeediyay khudbado ay...
Al-Sisi asserts Egypt’s firm support for Somalia’s security and stability
CAIRO, Egypt - President Abdel-Fattah El-Sisi has reasserted Egypt’s firm position to stand by Somalia and support its security and stability.
El-Sisi made his remarks during a phone call with his Somalian counterpart Hassan Sheikh Mahmoud on Tuesday.
According to a statement released by the Egyptian presidency, both leaders tackled means of enhancing bilateral relations and developing cooperation and coordination across various...
Midowga Yurub oo taageeray go’aanka ka soo baxay dowladda Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Ururka Midowga Yurub oo ka hadlay Xadgudubka dowladda Itoobiya ayaa garab istaag u muujiyay Dowladda Soomaaliya.
Qoraal ah ka soo baxay Midowga Yurub ayaa lagu sheegay inay muhiim tahay in la ixtiraamo midnimada, madax bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee JF Soomaaliya.
“Waxaa lagu war galinayaa muhiimadda ay leedahay in la ixtiraamo midnimada, madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda...
Ciidamada booliska oo gacanta ku dhigay nin dil qorsheysan ka gaystay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska ayaa gacanta kusoo dhigay nin dil ka gaystay gudaha degmada Hodan ee gobolka Banaadir.
Eedeysanaha oo lagu magacaabo Ibraahim Aadan Maadey ayaa loo haystaa dilka haweeney lagu magacaabi jiray Khadiijo Siyaad Maxamed oo ka tirsaneyd shaqaalaha nadaafadda ee degmada Hodan.
Warsaxaafeed kasoo baxay Booliska ayaa u qornaa sidatan:-
CIIDANKA BOLIISKA...
Golaha Wadatashiga oo shir deg-deg ah yeeshay kadib heshiiskii Addis Ababa
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir guddoomiyey kulan degdeg ah oo ay Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) ku yeesheen Muqdishu Janaayo 2, 2024. Shirka waxaa ka soo qaybgalay Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamza Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane...












