Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

DF Soomaaliya oo sheegtay in howlgal lagu laayay 80 ka tirsanaa Al-Shabaab

GAALKACYO (SMN) - Taliyaha ciidanka Dhulka Xoogga dalka General Dayax Cabdi Cabdulle oo Warbaahinta ayaa ka warbixiyay xogta rasmiga ah ee dagaal dhawaan ka dhacay magaalada Caad ee koonfurta gobolka Mudug.   Taliyaha ayaa xaqiijiyey in Ciidanka Qaranka oo weerar ku qaaday fariismo ay Al-Shabaab ku lahaayeen aagga Caad, halkaas oo Khasaaro baaxad leh lagu gaarsiiyay kooxda. Waxaa sidoo kale deegaanka Jeex-Jeex...

Xog ku saabsan kulan Muqdisho ku dhex-maray Xasan Sheekh iyo Mucaaradka

MUQDISHO (SMN) - Shir saacaddo badan qaatay oo shalay galinkii dambe Muqdisho ku dhexmaray Madaxweynaha Dawladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Siyaasiyiin horey xilal sare uga soo qabtay Dawladda ayaan wali is faham buuxa laga gaarin qodobada ugu muhiimsan ee wax ka badalka dastuurka.   Xubnaha mucaaradka ee kulanka ka qayb galay ayaa kala ahaa Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed, Raisul...

Ra’iisul wasaare Xamza oo xafiiskiisa ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan

MUQDISHO.(SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku bogaadiyey kaalinta muuqata ee ay qurba joogtu ku leeyihiin dalalka ay ku nool yihiin gaar ahaan doorka firfircoon ee haweenka. Sidoo kale wuxuu intaa ku daray in haweenka...

Al-Shabaab suspect nabbed in Mogadishu after failed grenade attack

MOGADISHU, Somalia - The police in the Somali capital, Mogadishu have successfully captured a suspected Al-Shabaab operative after tossing a grenade at a house last night.   The young man attacked the residence of Liban Madaxweyne, a senior Somali military commander in the Hodon district during the evening. However, his bomb did not explode. He was apprehended while trying to escape from...

Southwest State security forces foil car bomb attack in Baidoa city

BAIDOA, Somalia – The security forces of Somalia's Southwest regional state carried out an operation in the vicinity of the strategic city of Baidoa following a tip-off from residents.   The hawk-eyed Darwish forces managed to seize a car packed with explosives while en route to Baidoa to conduct a suicide attack in the interim capital of Southwest State. Southwest State's Intelligence Agency...

Somali pirates hijack fishing boat in fourth attack this month

MOGADISHU, Somalia - Somali pirates are believed to be behind the fourth attack on a vessel in a month. Security authorities are confirming reports from over the weekend that a Yemeni fishing boat was hijacked and last seen in Somali waters.   UK Maritime Trade Organization (UKMTO) issued an update to an earlier unconfirmed report saying that it believes a Yemeni...

Ciidanka Koonfur Galbeed oo ka hortegay gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa

BAYDHABO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in xalay ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ay howlgallo ka sameeyeen agagaarka magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ka ah ee maamulkaasi.   Ciidamada ayaa howlgalkan ku fashiliyay gaari nooca raaxada ah oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa, kuna soo jeeday magaalada Baydhabo, sida ay shaaciyeen saraakiisha amniga. Qoraal kasoo baxay Hay'adda Nabad-Sugidda...

Sawirro: Hay’adda SoDMA oo gargaar ka qaybisay degmada Jalalaqsi

JALALAQSI (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo kaa shanaysa maamulka Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa 1,500 oo Qoys oo wajahayey nolol adag waxa ay gargaar ugu qaybisay Gudaha Isbitaalka weyn ee Magaaladas.   Qoysaska Gargaarkaan loo qaybiyey ayaa iskugu jiray Danyar, kuwa qaba baahiyaha gaarka ah iyo barakacyaal deeganadoodii uga soo barakacay fatahaadaha iyo daadadka El-Niño. Degmada...

Ciidamada ammaanka oo gacanta kusoo dhigay nin weerar ka gaystay Muqdisho

BAYDHABO (SMN) - Faahfaahino kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar loo adeegsaday bam-gacmeed oo xalay lagu qaaday guri uu magaalada Muqdisho ka dagan yahay sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda oo magaciisa lagu soo koobay Liibaan Madaxweyne.   Nin dhalinyaro ah ayaa guriga ku tuuray bam-gacmeed, balse ma qarxin sida ay innoo sheegeen ilo dadka deegaanka ah. Sidoo kale waxaa weerarka kadib gacanta...

Duqa Muqdisho oo saxiixay miisaaniyada gobolka Banaadir ee 2024-ka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta saxiixay Miisaaniyadda sanadka cusub ee 2024, iyo xeerka Nidaaminta Maaliyadeed ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar.   Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa madasha ka sheegay in Miisaaniyadda iyo xeerka Nidaamka Maaliyadeed ee Hanaanka hufan...

WARAR KALE

IGAD Steps Up Support for Somalia’s Ratification and Implementation of the Free Movement of...

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) on Wednesday intensified its support to Somalia to accelerate the ratification and implementation of the IGAD Protocol on...

Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka oo Ku Heshiiyay Sii Wadista Wada-hadallada Siyaasadeed

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wakiillo ka socda mucaaradka ayaa ku heshiiyay in la sii wado wada-hadallada siyaasadeed ee u dhexeeya labada dhinac,...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Garoonka Aadan Cadde Kula Kulmay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Muqdisho – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kulan gaar ah kula yeeshay Safiirka...