Somali president names ex-chief of staff as his advisor on constitution
MOGADISHU, Somalia - Hassan Sheikh Mohamud appointed former Director of Villa Somalia Hussein Sheikh Mohamud to be the President's Advisor on Constitutional Affairs.
A circular issued by Villa Somalia said: "The President of the Federal Republic appointed Hussein Sheikh to be the Presidential Adviser on Constitutional Affairs, from today."
The advisor will face one of the main challenges of Somalia as...
Deni’s decision is a step towards political stability in Puntland, says President Hassan Sheikh
MOGADISHU, Somalia - The president of Somalia Hassan Sheikh applauded the decision by the Puntland leader to ditch the plans to hold a popular election in the interest of his state which was on the brink of electoral violence.
In a statement, the country's head of state described the move as a step in the direct direction as it saves...
Golalaha wasiirada oo soo dhaweeyay qaadista cunaqabateynta hubka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay guushii taariikhiga ahayd ee qaadista cuna-qabateynta hubka, amniga dalka, la-dagaalanka maalgelinta argagixisada iyo lacag dhaqidda iyo roobabka daadadka wata ee ka da’aya dalka.
Golaha Wasiirrada ayaa soo dhaweeyey go’aankii taariikhiga ahaa ee Golaha ammaanka ee Qaramada midoobay ay cuna-qabataynta hubka ee saarnayd...
Madaxweynaha JFS oo magacaabay lataliyaha sare ee arrimaha Dastuurka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud in uu noqdo Lataliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dastuurka oo ka mid ah arrimaha hortabinta u leh dowladnimada Soomaaliya.
Dr. Xuseen Sheekh Maxamuud oo ku takhasusay horumarinta dowladnimada iyo nabadda ayaa ka soo mid noqday Aqalka Sare ee Baarlamaanka dalka, isagoo sidoo kale...
Puntland faces uncertainty as parliament extends its term by one year
GAROWE, Somalia - Puntland MPs voted to extend a 1-year term after a call by the SSC-Khatumo elders, who seek their autonomy to separate from the Puntland state of Somalia.
The SSC-Khatumo recommended that the current term of the Puntland parliament be extended for 12 months so that they can elect the president and his deputy in 2025.
The parliament is...
Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Addis Ababa + Sawirro
ADDIS ABABA (SMN) - Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa XALAYbooqasho rasmi ah ku tegay magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Ethiopia.
Wasiirka oo ay wehliyaan mas'uuliyiin kala duwan ayaa waxa uu kulamo la qaadan doonaa Madaxda Dalka Ethiopia, isagoo casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa dalka Ethiopia.
Wafdiga Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay go’aanka uu qaatay Deni
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey miro-dhalka dadaallada odeyaasha dhaqanka Puntland ee ku aaddanaa qabsoomidda doorasho ay heshiis ku yihiin dhinacyada siyaasadda iyo go’aanka Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, taas oo lagaga gudbayo hubinti la’aantii muddadan ka jirtay arrimaha doorashooyinka.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xusay in go’aanka Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni...
Al-Shabaab oo isaga baxay deegaano ku yaalla koonfurta gobolka Mudug
GAALKACYO (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay Al-Shabaab ay faarujiyeen fariisimo ay ku lahaayeen koonfurta gobolkaasi oo hoostaga Galmudug.
Xubnaha Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa inay isaga baxeen deegaamada Dumaaye iyo Dabagale, halkaas oo ay ku lahaayeen saldhigyo milatari oo ay kasoo abaabuli jireen weerarada qorsheysan.
Sidoo kale Al-Shabaab ayaa xabsiyada kasii daayay maxaabiis...
Saciid Deni oo ku dhawaaqay in Puntland ay ku noqoneyso doorasho dadban
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa ku dhawaaqay xalay in Puntland ay aadayso nidaamkii doorasho ee ay kusoo dhaqmaysay 25-kii sano ay jirtay.
Saciid Deni oo hadal kooban ka jeediyay Xarunta Madaxtooyada ayaa shaaciyay in doorashada lagu qabanayo 8 jannaayo 2024 laguna galayo nidaamkii hore ee 66 ee lagu doortay isaga.
“Waxaan rabaa anoo u turaya Mustaqbalka Puntland...
NISA oo soo bandhigtay meydadka AS la dilay iyagoo qarxinaya xarumo ganacsi
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda ayaa fashiliyay kooxo doonayay in ay qarxiyaan goobo ganacsi oo ku yaalla Muqdisho, kuwaasi oo u hoggaansamay amarka hay'adda NISA ee la xiriira in goobohooda ay ku xiraan Camerooyinka qarsoon ee CCTV.
Ciidamada amniga ayaa ka war helay mar qura kooxdan oo doonaysa in qarax ay ku xiraan goob ganacsi oo ku taalla...










