Axmed Madoobe oo furay kalfadhigga 5-aad ee baarlamaanka Jubbaland
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta daahfuray Kalfadhiga 5-aad ee golaha wakiilada Jubaland.
Axmed Madoobe ayaa tilmaamay muhiimada uu kalfadhigan u leeyahay Dowlada Jubaland iyo mudanayaasha golaha wakiilada oo ay horyaalan sharciyo ahmiyad weyn leh oo ay tahay in laga shaqeeyo Inta uu kalfadhigan socdo.
Madaxweynaha ayaa uga mahad celiyay mudanayaasha golaha shaqada adag ee ay...
Hormuud oo $1 milyan ugu deeqday dadka ay saameeyeen fatahaadaha dalka
MUQDISHO (SMN) - Hormuud Salaam Foundation oo, $1,000,000 ( Hal milyan dollar) ugu deeqday Dadka ay saameeyeen Fatahaadaha ka dhacaya Gobollada iyo Degmooyinka Dalka.
Shir jaraa’id oo uu qabtay guddoomiyaha Hormuud Salaam Foundation Abdullhi Nur Osman ayaa sheegay isaga oo ku hadlaya magaca maamulka sare ee Hormuud Telecom iyo Salaam Somali Bank in ay la qeybsaneynayaan xanuunka iyo culeyska dadka...
Three suspected SSC and Puntland spies arrested in Sool region
HARGEISA, Somalia - Authorities in the northern breakaway region of Somaliland announced the capture of alleged spies working for SSC-Khatumo and Puntland states.
The three informants were detained in the Oog area, a frontline zone in the Sool region, where Somaliland forces are amassing to launch a counter-attack against Las Anod city.
Abdifitah Ali Abdi, Abdifitah Hassan Elmi, and Abdirashid Mohamud...
Shirka Qaran ee Waddada Soo Kabashada Soomaaliya: Dardargelinta Iskudubaridka dhismaha adkeysiga
MUQDISHO - Waxaaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay “Shirka Qaran ee Waddada Soo Kabashada Soomaaliya: Dardargelinta Iskudubaridka dhismaha adkeysiga” oo ay uu soo qaban qaabiyay mashruuca ka soo kabashada xasarada ee Soomaaliya oo ay wadajir u fuliyaan wasaaradha maaliyadda iyo qorsheynta, sila markaana uu maalgeliyo bangiga aduunka.
Wasiirrada maaliyadda iyo Qorsheynta Biixi Cige iyo Cabdiraxmaan Beenebeene...
Somalia’s planning minister meets with World Bank country manager
MOGADISHU, Somalia - The serving minister of Planning, Investment, and Economic Development of Somalia met with Kristina Svensson, World Bank country manager.
Mohamud Beenebeene and Kristina Svensson discussed the debt relief initiative and future collaboration between the Ministry and the World Bank in the planning and implementation of development projects in the country.
Somalia is continuing to make progress towards reaching the Heavily...
Somalia’s largest market in Mogadishu hit by a deafening explosion
MOGADISHU, Somalia - A deafening explosion shook Mogadishu, the Somali capital on Monday night amidst tight security measures in place, including car checks at checkpoints.
A huge blast occurred at the Bakara Market that was caused by a remote-controlled landmine that was attached to a business center, according to the police and witnesses.
The reports indicated that the shop was targeted...
Egypt leads AU efforts to secure funding for peace mission in Somalia
CAIRO, Egypt - Egypt’s mission to the African Union (AU) has successfully led the Union’s efforts to fill the funding gap of $25.9m for the AU mission in Somalia, which faced a financial crisis.
As the chairperson of the AU Budget Committee, the mission conducted intensive consultations with the member states, the AU Commission’s Department of Political Affairs, Peace and...
Saudi Arabia, Somalia discuss ways to enhance security cooperation paths
RIYADH — Saudi Arabia's Interior Minister Prince Abdulaziz Bin Saud received in Riyadh Somalia's Minister of Interior, Federal Affairs and Reconciliation Ahmed Moallim Fiqi.
During the meeting, the two sides discussed ways of enhancing security cooperation paths between the two ministries, in addition to discussing several topics of common interest.
The two Ministers focused on strengthening the relationship between the Federal Republic...
Somaliland oo sheegtay inay qabatay basaasiin u shaqeynayay SSC iyo Puntland
HARGEYSA (SMN) - Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay rag basaasiin u ahaa SSC-Khaatuma iyo Puntland, kadib howlgal ay hay'adda sirdoonka Somaliland ka sameysay magaalada Oog ee gobolka Sool.
Qoraal kooban oo kasoo baxay Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay inay ragga lasoo qabtay ay yihiin saddex, kuwaas oo magacyadooda lagu kala sheegay Cabdifataax Cali Cabdi, Cabdifataax Xasan...
Faahfaahino kasoo baxaya qaraxyo xalay ka dhacay suuqa weyn ee Bakaaraha
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qaraxyo xoogan oo xalay ka dhacay suuqa Bakaaraha, kuwaas oo si xoogan looga maqlay gudaha caasimadda.
Qaraxyadan oo ahaa miinooyin ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lagu weeraray goobo ganacsi oo ku yaalla suuqa, kadib markii lagu xiray kaamirooyinka qarsoon ee CCTV.
Lama soo warin wax khasaare nafeed ah, balse waxaa jira...











