Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Faahfaahino kasoo baxaya qarax ka dhacay degmada Ceelwaaq

CEELWAAQ (SMN) - Faahfaahinada iyo macluumaadka laga helayo ayaa isa soo taraya qarax saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, kaas oo gaystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.   Kornayl Aadan Rufle oo ku sugan aagga Ceelwaaq ayaa Idaacadda Shabelle uga warbixiyay weerarkaas oo ay ka dambeeyeen Al-Shabaab. Waxa uu sheegay in qaraxa lala bartilmaameedsaday dad shacab ah,...

Ganacsade kasoo jeeda Koonfur Galbeed oo lagu dilay magaalada Boosaaso

BOOSAASO (SMN) - Ibraahim Cabdiraxmaan Cabdi oo kamid ahaa ganacsatada caanka ka ah Puntland isla-markaana kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed ayaa saaka aroortii isagoo Masaajidka kasoo baxay lagu dilay Magaalada Boosaso ee Xarunta Gobolka Bari.   Dabley hubeysan oo goobta ka baxsaday ayaa rasaas la dhacay Marxuumka oo sidoo kale madax iyo hogaan dhaqanba u ahaa bulshadda reer Koonfur Galbeed ee...

Several killed in blasts in Somali capital, shattering relative calm

MOGADISHU, Somalia - Remote-controlled IED explosions have been reported in Mogadishu, targeting businesses that installed government-mandated security cameras.   Two of the businesses that were hit by blasts are located on Street 30, specifically around the Labo-Dhagah junction, where the police manned a security checkpoint to check cars. A third similar explosion was reported to have taken place in a commercial area...

World Bank revises Somalia’s economic growth forecast to 2.8%

NAIROBI, Kenya - The World Bank has revised downwards the economic growth forecast for Somalia in 2023 to 2.8 percent, from an earlier prediction of 3.6 percent.   The Bank says in its latest (eighth) edition of Somalia Economic Update that the country is still vulnerable to shocks from over-reliance on external trade and financing, limited economic diversification, and susceptibility to...

Somali, foreign forces kill dozens of Al-Shabaab militants in joint operation

MOGADISHU, Somalia - The Somali army in collaboration with their allied foreign forces carried out a joint operation in the village of Helo Baad in the central Hiran region.   The army sources said more than 60 Al-Shabaab members in the area which lies between the towns of Halgan and Baledweyne, the regional capital of Hiran, which is hit by...

ATMIS oo dib u billaabaysa ka bixitaanka Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Somalia, Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika (ATMIS) iyo UNSOS ayaa Sabtidii si wada jir ah u shaaciyey inuu dib u furmayo Wajiga labaad ee Ciiddanka ka baxayaan dalka bisha December.   Mohammed El-Amine Souef, oo ah wakiilka gaarka ah ee guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna madaxa ATMIS, ayaa sheegay in hannaanka 3,000 oo askari...

Somalia, AU, and UN set to begin second phase of troops drawdown

MOGADISHU, Somalia - Somalia, the African Union Transition Mission (ATMIS), and the UN Support Office (UNSOS) on Saturday jointly announced the resumption of the second phase of the troop withdrawal from the country in December.   Mohammed El-Amine Souef, the special representative of the Chairperson of the AU Commission for Somalia and head of ATMIS, said the process to withdraw another...

Hay’adda SoDMA oo gargaar ka qaybisay magaalada Kismaayo + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo mar walba u taagan caawinta iyo u gargaarida bulshada Soomaaliyed ayaa Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Maamulka Jubbaland  waxa ay gargaar ugu qaybisay 1,250 qoys oo sameen adag ay ka soo gaartay daadadka El-Niño iyo fatahaadaha Wabbiyada.   Qoysaskaan mucaawinada loo qaybiyey ayaa ka soo barakacay tuuloyinka u dhaw Magaalada...

Wararkii ugu dambeeyay qaraxyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah aya kasoo baxaya qaraxyo maanta siyaabo kala duwan uga dhacay gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.   Qaraxa koowaad oo ahaa miino ayaa ka dhacay suuqa Bakaaraha, waxaana lasoo wariyay in lala beegsaday xarun ganacsi oo ku taalla qaybta Cirtoogte ee suuqaasi. Sidoo kale waxaa qaraxan ku dhaawacmay laba haween ah oo ka agdhowaa goobta, ayada...

Turkey delivers 2,000 aid packages to flood-hit Somalia

MOGADISHU, Somalia - The Turkish Red Crescent on Saturday handed over 2,000 food packages to the Somali Disaster Management Agency (SODMA) for the people affected by the flood.   Ahmed Abdi Adan, Vice President of SODMA, expressed gratitude to Türkiye and said they would ensure that the aid reaches those in need. Taner Kurt, Deputy Head of the Turkish Red Crescent Somalia...

WARAR KALE

Somalia’s defence minister visits troops on front lines in Middle Shabelle region

WARGAADHI, Somalia – Somalia’s Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi and the commander of the Somali National Army (SNA), Brigadier General Ibrahim Mohamed Mohamud, visited...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeeray Ciidamada Ku Sugan Wargaadhi

Wargaadhi – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed...

Puntland oo ku baaqday doorashooyin qaran oo hufan, kana hadashay khilaafka siyaasadeed ee doorashooyinka...

Garowe – Dowladda Puntland ayaa ku baaqday in Soomaaliya loo maro geeddi-socod doorasho oo ay ku tilmaantay mid sharci ah, hufan, isla markaana ay...