Taliyaha NISA oo booqasho ku tegay suuqa weyn ee Bakaaraha + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha hay’adda sirdoonka iyo nabad sugida Qaranka Mahad Maxamed Salad ayaa maanta kormeeray isbadalka amni ee suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha, halkaas oo hay’addu ka nadiifisay Khawaarijta dilalka iyo dhaca ku heysay ganacsatada Soomaaliyeed.
Booqashada taliyaha ee suuqa Bakaaraha ayaa sidoo kale lagu hubinayay sida ay ganacsatadu u fulisay amarkii NISA ee ahaa in dhammaan ganacsiyadu...
DF oo ka warbixisay sababta keentay inuu hakad galo dagaalka Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamza Cabdi Barre oo haatan ku sugan magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta KMG ka ah ee Jubbaland ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda dalka.
Ra’iisul wasaaraha ayaa shaaca ka qaaday in dagaalka uusan istaagin, balse uu saameyn ku yeeshay roobabka ka da'aya dalka, taasna...
Sawirro: Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray degmada Afmadow + Sawirro
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta gaaray Degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose oo kamid ah meelaha ay ku dhufteen daadadka iyo fatahaadaha ka jira Jubaland.
Axmed Madoobe ayaa halkaas u tagay si uu ugu kuur galo saamaynta dhibaatada ka jirta deegaanka gaar ahaan sidii gurmad loogu fidin lahaa dadka ay saamaysay daadadka iyo fatahaadaha ka...
Dowladda Soomaaliya oo maanta Ruushka kala wareegtay shixnad gargaar ah
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaliya ayaa maanta kala wareegtay safiirka Dalka Ruushka gargaar Raashin ah kaas oo loogu talo galay Dadka ay saameeyeen fatahaadaha Roobabka iyo Dadka danyarta ah ee ku nool Deegaamadii laga xorreeyey Al-Shabaab.
Markabka siday gaargaarkan ayaa ku soo xirtay saaka Dekedda Magalada moqdishu,halkaas oo ay gargaarkan kula wareegeen Haya”addaha ku shaqada leh.
Wasiirka Wasaaradda Dekedaha Mudane Cabdillaahi...
Somali maritime police intensify patrols as fears grow of resurgence of piracy in the Gulf of Aden
NAIROBI, Kenya -- Somalia’s maritime police force on Thursday intensified patrols in the Red Sea following a failed pirate hijacking of a ship in the Gulf of Aden earlier this week.
The commander of the maritime force in the semiautonomous region of Puntland, Abdullahi Mohamed Ahmed, told The Associated Press that patrols in the waters had doubled and were on a...
Kenya Airways to resume weekly flights to Somalia
NAIROBI, Kenya - Kenya Airways (KQ) said it would resume direct flights to Mogadishu, the capital of Somalia, from Nairobi, the capital of Kenya, starting February 2024 as part of efforts to promote trade and ease the movement of people across the borders.
Julius Thairu, chief commercial and customer officer at Kenya Airways, said the reintroduction of flights aligns with...
Death toll from floods in Somalia rises to 101
MOGADISHU, Somalia - The death toll from heavy rains and floods in Somalia has risen to 101 with 1 million people displaced and 1.5 million affected nationwide, Somali President Hassan Sheikh Mohamud said late Wednesday.
In a nationally televised speech, Mohamud said Somalia is facing a humanitarian crisis caused by the climate change-enhanced El Nino that is devastating many parts...
Somali, Syrian migrants denied entry at Estonian-Russian border this month
Estonia has raised concerns about the alleged manipulation of immigration by Russia along Europe’s eastern borders, pointing to an increase in asylum seekers attempting to enter Estonian and Finnish territories.
The country’s Interior Ministry reported that around 30 migrants, mostly from Somalia and Syria, made unsuccessful attempts to cross into Estonia from Russia via the Narva crossing since November 16....
R/W Xamza oo ka hadlay khilaafka u dhexeeyo dowladda dhexe iyo Puntland
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo weli ku sugan magaallo xeebeedka Kismaayo ayaa ka hadlay arrimo ku aadan khilaafka dowladda federaalka kala dhexeeya Puntland.
Xamza oo ka qayb-galay kulan dadweyne oo ay su'aallo ku weydiinayeen bulshada Kismaayo ayaa sheegay in dowladda federaalka ay ka go'an tahay in xal loo helo tabashada qay qabto Puntland, si loo dhammeeyo khilaafka siyaasadeed...
Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulmay guddiga QM ee C34 + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS mudane Cali Cumar Balcad ayaa la kulmay Guddiga gaarka ah ee howlgalka Nabadaynta Qaramadda Midoobey (C34) oo Muqdisho u yimid si ay ula kulmaan Dowlada Fadaraalka Soomaaliya iyo ATMIS.
Mas’uuliyiinta DFS ee kulanka ka qayb galay ayaa warbixin ka siisay wafdiga, horumarka laga gaaray...













