Xukuumadda Soomaaliya oo baaq culus kasoo saartay xaaladda dalka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyay shirka guddiga heer Qaran ee gurmadka dadka ay saameeyeen daadadka ka dhashay roobabka deyrta ee ka da’aya qeybo kamid ah gobollada dalka.
Guddiga oo ay qeyb ka yihiin xubno ka socda Golaha Wasiirrada, Hay’adda SoDMA, bulshada rayidka ah iyo culimada, ayaa waxaa la isku raacay in la...
Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa Burundi?
MUQDISHO (SMN) -
War-murtiyeed wadajir ah Soomaaliya iyo Burundi
Casuumaad uu fidiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Burundi Mudane Evariste Ndayishimiye, sidoo kalena ah Guddoomiyaha Dalladda Bulshada Bariga Afrika ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu ku soo gaaray dalkan, 15ka Noofambar 2023.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hoggaaminaya wafdi ka kooban wasiirro iyo mas’uuliyiin...
Hay’adda SoDMA oo digniin cusub kasoo saartay roobab kusoo wajahan Somalia
MUQDISHO (SMN) - Todobada casho ee soo socota oo ah asbuuca Sedexaad ee bisha November 2023ka waxay saadaashu roobka xiliga Deryta muujinaysaa in roobab fiican ay ka di’i doonaan Dhamaan gobollada dalka waxayna ku kala duwanaan-doonaan xadiga roobabka ay helayaan sida saadaashu sheegayso roobabkaas cabirkoodu waxuu u dhaxeeyo ?? ????? ??? (??).
➤ Degmooyinka gobolada Gedo iyo Awdal waa meelaha ugu...
Somali president arrives in Burundi on an official visit [Photos]
MOGADISHU, Somalia - The President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud has touched down in in Bujumbura on Wednesday on an official visit to Burundi.
The president was accorded a warm welcome by his Burundian counterpart General Évariste Ndayishimiye upon arrival in Bujumbura, according to Villa Somalia statement.
The two leaders held discussions centered on enhancing security cooperation and Somalia's upcoming bid...
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku tegay dalka Burundi
BUJUMBURA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Safar shaqo oo Maalin ah ku tagay dalka Burundi, halkaas oo uu kulammo kula qaadanayo Madaxweynaha dalkaas Mudane Évariste Ndayishimiye.
Madaxweynaha oo si diirran loogu soo dhaweeyey qasriga Madaxtooyada dalkaas ayaa safarkiisu waxa uu ku qotomaa sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo abaabulka dagaalka ka dhanka Khawaarijta, maadaama dalka...
Death toll rises to up to 8 after catastrophic flooding in Beledweyne
MOGADISHU, Somalia - The death toll from the floods caused by the Shabelle River in Baledweyne, the capital of the Hiraan region, is rising by the hour, according to reports.
About 8 people have been confirmed to have died in the flooding of the Shabelle River in Baladweyne town in the last 24 hours, according to the Baledweyne district administration.
The...
Guddoomiyaha SoDMA oo shir muhiim ah ka furay magaalada Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay shir wadatashi ah kaas oo looga hadlaayo Mideynta lagunana casriyeenaayo digniinaha hore iyo jawaab bixin degdega ah kaas oo ay si wadajir ah u soo qaban-qaabiyeen hay’adda yareeynta qataraha masiiboyinka ee Qaramada midoobay iyo hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka...
Sawirro: Xubno ka socda Golaha Aqalka Sare oo gaaray magaalada Baydhabo
BAYDHABO (SMN) - Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib u heshiisiinta iyo Xiriirka Dowlad Goboleedyada ee Golaha Aqalka Sare Sanatar Deeqo Xasan Xuseen ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka KGS.
Wafdiga gudoomiyaha waxaa garoonka diyaaradaha shaati gaduud kusoo dhaweeyay gudoomiyaha Guddiga Amniga iyo Arrimaha Gudaha ee Golaha Wakiilada dowlad gobaleedka KGS Xildhibaan...
Ethiopian forces fire mortars at Al-Shabaab bases in Somalia
BARDALE, Somalia – Ethiopian troops serving under the flag of the AU transition mission in Somalia reportedly fired mortar rounds at residential areas in the Bay region.
As many as four shells landed in eastern Bardale town, with reports that the shelling was targeting Al-Shabaab-held areas. The bombardment sent a wave of shock among locals.
After the mortar bombing, Al-Shabaab did...
Hit by floods and drought, quarter of Somali people at risk of ‘crisis-level’ hunger, WFP says
MOGADISHU, Somalia - A quarter of Somalia's population is forecast to face "crisis-level hunger or worse" this year due to drought and floods caused by climate change, the World Food Programme (WFP) said on Tuesday.
Floods that have uprooted hundreds of thousands of people in Somalia and neighbouring countries in East Africa following a historic drought earlier this year have...



![Somali president arrives in Burundi on an official visit [Photos]](https://shabellemedia.com/wp-content/uploads/2023/11/FB_IMG_1700057600725-696x464.jpg)







