Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Hey’adda SoDMA oo doonyo dheereeya u dirtay degmada Baardheere + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo ka jawaabaysa xaaladaha adag ee ka jira gobolka #Gedo Degmooyinkiisa kala duwan ee Dowladd goboleedka #Jubaland kuwaas oo ka dhashay roob mahiigaan ah oo watay daadad iyo fatahaad uu sameeyey Wabbiga Jubba oo mara Degmooyinka Gobolkaas ayaa maanta hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka waxa ay laba Doonyood oo ah...

Somali Govt releases a report on latest situation in the country

MOGADISHU, Somalia - The Somali government released a report on the latest events in the country during the past week, including the war on Al-Shabaab and the humanitarian.   Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing: 1- The Speaker of the Somali People’s Assembly, Mr. Sheikh Adan Mohamed Nur (Madobe) and the Speaker of the Upper House of the Federal Parliament of Somalia,...

UN sends boats to flood-hit Somali town to rescue stranded people

MOGADISHU, Somalia - The UNOCHA has announced that it is working to evacuate about 2,400 people who were stranded in the flood-hit Luuq district of Gedo region.   Responding to a Somali government's request, OCHA said that boats were sent to the town of Luuq to evacuate the people stranded there. A report issued by the agency said that 1.17 million people...

Qaraxyo ka dhacay goobo ganacsi [Sawirro]

MUQDISHO, Soomaaliya - Xalay fiidkii hore waxaaa bam gacmeed lagu tuurey BTS ay shirkadda isgaarsiinta Hormuud Telecom ku leedahay deegaanka Muusaaaley ee Ceeelasha biyaha. Inta la ogyahay ma jiraan wax khasaare nafeed ah oo ka dhashay dhacdadan.   Weerarkan   ayaa dhacay wax ka yar 24 saac kadib  qarax noociisa lagu sheegay miino jidka lagu aasay oo habeen hore ka dhacay ...

Senator Fartaag oo ka hadlay xaaladda adag ee ka jirta gobolka Gedo

MUQDISHO (SMN) - Senator Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo ka tirsan Golaha Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda adag ee haatan ka jirta gobolka Gedo, kadib markii ay ku dhufteen daadad xoogan iyo fatahaad uu sameeyay wabiga Jubba.   Fartaag ayaa shaaca ka qaaday in xaaladda Elnino oo horay looga digay ay ku dhufatay Gedo, isla-markaana loo baahan yahay in...

DF Soomaaliya oo warbixin ka kooban 22 qodob kasoo saartay xaaladda dalka

MUQDISHO (SMN) - 1- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku baaqay in loo gurmado dadka ay daadadka iyo fatahaaduhu saameeyeen.   2- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kormeer uu ugu kuurgelayo habsami u socodka hawlaha qaranka ku tegay...

Galmudug oo la wareegtay ceel biyood ay ku dagaalameen laba beelood

DHUUSAMAREEB (SMN) - Guddoomiye ku xigeenka degmada Dhuusamareeb, Mudane Cabdisamad Salaad Aadan ayaa sheegay in maamulka Galmudug uu la wareegay ceel biyood ay maalmo ka hor ku dagaalameen labo maleeshiyo beeleed oo walaala ah.   Cabdisamad Salaad ayaa sheegay in haatan wixii ka dambeeya maamulka Galmudug ceel biyood uusan ka warqabin aan laga qodi karin deegaanada maamulkaasi. Ceel biyoodkan ayaa la sheegay...

R/W ku xigeenka XFS oo war cusub kasoo saaray xaaladda dalka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta booqasho ku tagay Xarunta Qaran ee Howlgallada Gurmadka Deg-degga ah (NEOC) ee Hay’adda Maareynta Mosiibooyinka SoDMA.   Ra'iisul Wsaare Saalax ayaa kormeeray sida ay howsha gurmadka u socto, isaga oo booqday qaybaha kala duwan ee xarunta NEOC , waxaana xaruntaan...

UN expert to conduct second official visit to Somalia

GENEVA – The UN Independent Expert on the situation of human rights in Somalia, Isha Dyfan, will conduct an official visit to the Federal Republic of Somalia from 6 to 19 November 2023.   This will be the second visit by the UN expert since she was appointed in May 2020. The expert will visit the capital, Mogadishu, and two Federal Member...

Kenya Bids Farewell To The Outgoing Ambassador Of Somalia

NAIROBI, Kenya - The government of Kenya bid farewell to the Ambassador of Somalia, H.E. Mr. Mohamud Ahmed Nur Tarsan, on the occasion of the end of his official duties.   Abraham Korir Sing'Oei, Kenya's Cabinet Secretary for Foreign Affairs thanked the outgoing ambassador for his effective role in strengthening bilateral relations between the two friendly neighboring countries, wishing him abundant progress...

WARAR KALE

Somalia: Labour Ministry Director General Implicated in Corruption Scandal as Calls for Accountability Grow

Officials of the Federal Government of Somalia have raised grave concerns about misgovernance and the maladministration of certain donor-funded activities at Somalia’s Ministry of...

Wasiir Cali Balcad oo ka jawaabay warbixin sheegtay in Al-Shabaab guulo waaweyn gaartay

Muqdisho – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad, ayaa si adag uga horyimid warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group (ICG),...

Somalia condemns deadly Damascus cafe bombing, backs Syria

MOGADISHU, July 4 — Somalia on Saturday strongly condemned a deadly attack targeting a cafe in the Syrian capital Damascus, expressing solidarity with Syria...