Somali Elite Forces Carry Out Targeted Operation Against Al-Shabaab in Middle Shabelle
MOGADISHU, March 23, 2026 – Somali National Army (SNA) forces, including the elite Gorgor Commandos, carried out a carefully planned operation in areas under the Warciise district of Middle Shabelle region, targeting Al-Shabaab militants, officials said.
The operation is part of ongoing efforts by Somali security forces to dismantle Al-Shabaab, that continue to threaten civilians and destabilize the region. According...
Somalia Announces Nationwide, Transparent Election Process
MOGADISHU, March 23, 2026 – Somalia’s Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation has informed the public that the country is entering a nationwide election phase, which will be transparent and conducted in accordance with national laws.
The ministry said that elections are a constitutional right of every citizen and play a key role in strengthening public trust, promoting accountability,...
Midowga Yurub oo Xoojiyay Howlgalada Xeebaha dalka Soomaaliya
BRUSSELS – Dowladaha Midowga Yurub ayaa ku heshiiay in la kordhiyo howlgalada badeed ee ka socda xeebaha Soomaaliya iyo Badda Cas, iyagoo ka digay in la sameeyo tallaabo militari oo toos ah oo lagu taageero Mareykanka, xilli xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ay sii xoogeysanayso.
Maraakiib dheeri ah iyo qalab cusub ayaa loo diri doonaa howlgalka EU Naval Force...
EU to Boost Naval Missions off Somalia, Red Sea, but Holds Back on Direct US Military Support
BRUSSELS — European Union leaders agreed to reinforce naval operations off the coast of Somalia and in the Red Sea, while stopping short of committing to direct military support for the United States as tensions between Washington and Tehran escalate.
In a joint statement issued after an EU summit, leaders said they would increase ships and assets under the EU...
Barnaamijka “Garnaqsi” ee Shabelle oo lagu falanqeeyay doorka dhalinyarada iyo doorashooyinka
Muqdisho – Barnaamijka dood-wadaagga ah ee “Garnaqsi” oo ay qabato Warbaahinta Shabelle ayaa lagu qabtay xarunta warbaahinta ee magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saaray doorka dhalinyarada iyo arrimaha doorashooyinka dalka.
Barnaamijka ayaa waxaa kasoo qeyb galay boqolaal dhalinyaro ah oo isugu jira rag iyo dumar, kuwaas oo ka kala yimid Degmooyinkad kala duwan ee magaalada Muqdisho.
Intii uu socday doodda, waxaa...
Southwest State Appoints Election Committee Amid Federal Dispute
Baidoa — Authorities in Baidoa, the administrative capital of Southwest State, have appointed a new election committee in what officials described as a swift response to a directive from Ministry of Interior Somalia that has fueled tensions in the region.
In a statement, the Southwest administration said the formation of the committee is part of efforts to safeguard governance structures...
Somalia Sends Condolences to Qatar, Turkey Over Deadly Helicopter Crash
Mogadishu — The Federal Government of Somalia has expressed its condolences to Qatar and Turkey following a helicopter crash off the Qatari coast that left seven people dead, officials said.
In a statement, Somalia’s Ministry of Foreign Affairs said the helicopter went down in Qatar’s territorial waters while carrying out a routine mission. The government voiced deep sorrow over the...
Koonfur-Galbeed oo magacaawday Guddiga Doorashada kadib muran ka dhashay warqadda DFS
Baydhabo – Maamulka Koonfur-Galbeed ayaa magacaabay Guddiga Doorashada, tallaabadaas oo lagu sheegay in ay jawaab degdeg ah u tahay warqad kasoo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, taasoo lagu eedeeyay in ay sababtay kala qeybsanaan ku saabsan dadka iyo deegaanada Koonfur-Galbeed.
Warsaxaafadeed kasoo baxay maamulka Koonfur-Galbeed ayaa lagu sheegay in magacaabista guddigan ay qeyb ka tahay dadaallo lagu...
Soomaaliya oo ku dhawaaqday in ay u gudbeyso doorashooyin loo dhan yahay
Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ku wargelisay shacabka Soomaaliyeed in dalka uu galayo marxalad doorasho oo loo dhan yahay, daahfuran, kuna saleysan shuruucda dalka.
Wasaaraddu waxay sheegtay in doorashadu tahay xaq dastuuri ah oo uu leeyahay muwaadin kasta, isla markaana ay door muhiim ah ka ciyaareyso xoojinta kalsoonida shacabka, kor u qaadista hufnaanta,...
Soomaaliya oo tacsi u dirtay Qatar iyo Turkiga kadib shil diyaardeed oo dhimasho sababay
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay dowladaha iyo shucuubta dalalka Qatar iyo Turkiga, kadib shil diyaaradeed oo ka dhacay xeebaha dalka Qatar, kaas oo sababay dhimashada toddobo qof.
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah (helicopter) ay ku burburtay biyaha gudaha ee Qatar, xilli ay...










