Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Taliyaha ciidanka Xoogga oo la kulmay saraakiil ka socota Talyaaniga + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa kulan la qaatay Taliye xigeenka Ciidamada Talyaaniga dhanka Hawl galada wadajirka ah iyo Saraakiil ka socoto EUTM Xafiiska Soomaaliya.   Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo  Taliye xigeenka Ciidamada Talyaaniga dhanka Hawl galada wadajirka ah  ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii loo xoojin...

Madaxweyne Saciid Deni oo eedeymo culus u jeediyay dowladda Soomaaliya

GAROOWE (SMN) - Saciid Cabdullahi Deni, madaxweynaha maamul goboleedka Puntland oo maanta furay kaldhiga 53-aad ee baarlamaanka maamulkaasi ayaa weerar dhanka afka ah ku qaaday dowladda federaalka iyo  guud ahaan golaha wadatashiga qaranka.   Deni ayaa ku eedeeyay dowladda dhexe in ay ku xadgudbatay hannaanka federaalka ee dalka, sidoo kalena ay jabisay dastuurka KMG ah, sida uu hadalka. Sidoo kale waxa uu...

Somalia seeks a total defeat of Al-Shabaab before AU troops exit

MOGADISHU, Somalia - The Chief of the Somali National Army, Ibrahim Sheikh Muhuddin visited the troops trained in Eritrea, who are stationed at the Air Force base in the capital.   In his speech, Major General Ibrahim instructed the fresh soldiers to prepare for the deployment of the frontlines and participate in the fight against Al-Shabaab militants. The commander of the armed...

Somali president attends high-level summit in Belgium

BRUSSELS, Belgium -  The President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud, and his delegation arrived in Brussels, the capital of Belgium for an international summit.   Mohamud is participating in a crucial Global Gateway Forum, scheduled to take place on October 25 and 26 between the European Union and developing countries in Brussels. The conference, which will last for two days will be...

Kenya pursues arrest of Al-Shabaab militants behind attacks

NAIROBI - The Kenyan government released the names of 35 members of the Al-Shabaab group, who are accused of being behind terrorist attacks in the coastal region of Lamu.   The government has asked the Kenyan public to voluntarily submit information that could lead to the arrest of the militants who were behind terrorist attacks in Lamu County. "The Directorate of Criminal...

Maamulka gobolka Hiiraan oo war kasoo saaray xaaladda magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in weli xaalad adag ay ka taagan tahay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi, taas oo ku aadan fatahaad uu sameeyo wabiga Shabelle ee dhex mara magaaladaasi.   Cabsi xoogan ayaa ka jirta Beledweyne oo saacadihii lasoo dhaafay ay ka da'een roobab xoogan oo saameyn ku yeeshay waddooyinka magaalaadaasi. Guddoomiye ku xigeenka...

Shir looga hadlayay ammaanka oo lagu qabtay Aqalka Dowladda Hoose + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa kulan loogu hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda la qaatay Saraakiisha Laamaha kala gedisan ee Amniga.   Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, Taliyaha Hey’adda Sirdoonka & Nabadsugida Gobolka Banaadir iyo Saraakiisha Ciidanka Police...

Deni oo hoggaan cusub u magacaabay taliska ciidanka daraawiishta Puntland

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo soo saaray wareegto cusub ayaa hoggaan cusub u magacaabay taliska ciidanka daraawiishta ee maamulkaasi. Sarreeye Guuto Aadan Cabdi Xaashi ayaa waxaa loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Puntland, halka taliye ku xigeenka labaadna loo magacaabay Sarreeye Guuto Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Ilig). Halkan hoose ka akhriso:- MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY TALIYAHA IYO TALIYE...

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Belgium-ka + Ujeedka

BRUSSELS (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka   Ujeedka madaxweynaha ayaa la xiriira ka qaybgalka shirka Ururka Midowga Yurub iyo wadamada soo koraya. Sidoo kale Madaxwaynaha ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeedin doona madasha oo socon doonta inta u dhexeysa 25-26 Oktoobar 2023. Waddamada Yurub ayaa kamid ah dalalka taageera...

Somalia Repatriates more than 100 Citizens from Libyan Prisons

MOGADISHU, Somalia - The government of Somalia has repatriated more than a hundred Somali citizens who were suffering in Libya.   The repatriation of Somali citizens from Libya came in a collaboration between the government of Somalia and the International Organization for Migration (IOM). The Special Envoy for Children and Immigrant Rights, Maryan Yasin Haji Yusuf said that the government has made...

WARAR KALE

African Union Holds Emergency Meeting After US Moves to End Funding for Somalia Mission

ADDIS ABABA, July 3 – The African Union convened an emergency meeting on Friday to assess the future of its peace support mission in Somalia...

Midowga Africa oo Shir degdeg ah ka yeeshay go’aanka uu Mareykanku ku jaranayo dhaqaalaha...

ADDIS ABABA – Midowga Afrika ayaa maanta magaalada Addis Ababa ku qabtay shir degdeg ah oo ay isugu yimaadeen taliyeyaasha Militariga iyo Difaaca ee...

Burkina Faso, Mali and Niger Begin Formal Withdrawal From ICC

OUAGADOUGOU — Burkina Faso, Mali and Niger have formally launched the process of withdrawing from the International Criminal Court (ICC) after submitting official notifications...