Macallin dugsi qur’aan iyo dad kale oo lagu laayay duleedka degmada Cadale
CADALE (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil xalay dad shacab ahaa loogu gaystay agagaarka magaallo xeebeedka Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhexe.
Dilka oo salka ku haya aano qabiil ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay tuulada Xaaji Cali, ayada oo baxsadeen maleeshiyaadkii ka dambeeyay falkaasi.
Guddoomiyaha degmada Cadale oo wareysi gaar ah siiyay Shabelle ayaa sheegay...
Wararkii ugu dambeeyay xaaladda adag ee ka jirta magaalada Beledweyne
BELEDWEYNE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xaalad adag ay ka taagan tahay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi, kadib markii ay ku rogmadeen daadad xoogan.
Magaalada ayaa waxaa gudaha u galay biyo fara badan oo dhex ceegaaga xaafadaha oo dhan, kuwaas oo saameyn ku yeeshay shacabka ku dhaqan halkaasi.
Taliyaha Booliska gobolka Hiiraan, Isaaq Cali Cabdulle...
Sawirro: Muxuu yahay ujeedka safarka Sheekh Aadan Madoobe ee Mareykanka?
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa xalay u ambabaxay magalada Washington DC ee dalka Mareykanka.
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe, ayaa casuumaad rasmi ah ka helay madaxda Aqalka Golaha Wakiilada ee dalka Mareykanka, sida lagu sheegay war kasoo baxay xafiiskiisa.
Labada dhinac ayaa ka wada hadli doonaan...
At least 1,700 Al-Shabaab members killed in year-long war – minister
MOGADISHU, Somalia - The Minister of Information of Somalia, Daud Aweys Jama held a press conference in Mogadishu today on the year-long operations against the Al-Shabaab.
The Minister of Information of Somalia said that the operation caused the Al-Shabaab group to lose and lose a lot of land, which was controlled by the group for several decades.
He pointed out that...
Taliska Booliska oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay qaraxii Ceelasha Biyaha
MUQDISHO (SMN) - Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali (Doodishe) ayaa ka warbixiyay khasaaraha ka dhashay qaraxii saaka ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.
Doodishe ayaa sheegay in bartilmaameedka qaraxaas uu ahaa in Al-Shabaab ay ka fuliso Muqdisho, balse ay u suurageli weysay kadibna ay qarxiyeen xero ku taalla halkaasi.
"Saaka abaare 05:30 AM ayeey Khawaarijtu sidii...
Death Toll Rises to 6 in Al-Shabab Attack outside Somali capital
MOGADISHU, Somalia - The number of people killed by a car bomb blast that exploded outside the Somali capital, Mogadishu on Saturday morning has jumped to at least 6.
The al Qaeda-linked Al-Shabaab claimed responsibility for Saturday's blast, which struck a police checkpoint in Elasha Biyaha area, located about 17 kilometers west of the capital.
In a statement, police said the...
DF oo warbixin kasoo saartay howlgallada sanadka qaatay ee ka socda dalka
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdsiho ayaa faah faahin ka bixiyey guullaha Dowladdu ka gaartay dagaalka dib looga xoraynayo kooxda Al-Shabaab.
Halkan hoose ka akhriso:-
Dagaalka Dhaqaalaha. (Jihada dhaqaalaha)
Khawaarijtu waxa ay Bulshada dhexdeeda ka sameyn jireen dakhli uruurin isku dhafan oo u ahayd lacago sharci darro ah iyo Lacago baad ah...
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay ku guuleysatay Barnaamijka Dayn Cafinta
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa ka hadlay hanaanka Dayn cafinta Soomaaliya in uu dhammaanayo bartamaha bisha December ee Sannadkan.
Wasiir Biixi oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in hanaanka daynta cafinta soo maray marxaladdo kala duwan oo dowladda Soomaliya ku bixisay daddaal xooggan kaas oo noqday miro dhal” wax aan kalsooni...
Al-Shabaab has increased the use of 107mm rockets- UN envoy
New York – Briefing Ambassadors in New York, UN Special Representative for Somalia Catriona Laing, described the country as being at a critical juncture.
“Last year, we saw the largest increase in civilian casualties since 2017. Sadly, early data indicate a similar trend in 2023, with 1,289 civilian casualties recorded so far,” she said.
The military campaign against Al-Shabaab in central Somalia faced...
UNFPA Somalia Partners with TRACE to Raise Awareness for Women and Girls Affected by Humanitarian Crises
Kigali, Rwanda – The United Nations Population Fund (UNFPA) Somalia Country Office has adopted an innovative approach to raise awareness and funds for the ongoing humanitarian crisis in Somalia, with a particular focus on the needs of Somali women and girls. This effort is realized through partnering with TRACE, as the CSR partner for the prestigious TRACE Awards and...











