Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Prime Minister receives SSC-Khaatumo leader in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - The Prime Minister of Somalia, Hamza Abdi Barre, received in his office the Transitional Leader of SSC-Khaatumo Abdiqadir Ahmed Aw-Ali (Firdhiye).   The Prime Minister listened to a report from Leader Firdhiye about the social and life situation in the SSC areas following an 8-month war with Somaliland troops. He said the Government of Somalia stands for the protection...

Russian grain deliveries to Africa to start within a month, Interfax reports

MOSCOW, Russia - Russia will start delivering its grain to African countries within a month to six weeks, the Interfax news agency cited Agriculture Minister Dmitry Patrushev as saying on Friday.   "We are now finalising all the documents. I think that within a month - or a month and a half - they will start," Interfax quoted Patrushev as saying. President...

Xamza oo war kasoo saaray digniinaha la xiriira Roobabka la saadaalinayo

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeerey xarunta Hey’adda Maareynta Musiibooyinka, si uu qiimeeyo heerka diyaar-gorow ee digniinaha la xiriira roobabka iyo  fataahadda laga cabsi qabo in ay saameeyaan dalka.   Ra'iisul Wasaaraha ayaa inta uu kormeerka ku jirey wuxuu warbixinno ka dhegeystey qaar ka mid ah madaxada iyo khuburada hey’adda SODMA, isagoo...

Ciidamada dowladda iyo kuwa ATMIS oo howlgallo ka wada magaalada Baraawe

BARAAWE (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa ATMIS ayaa maanta si wadajir ah howlgal culus uga wada duleedka magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose.   Howlgalkan ayaa ka socda gudaha degmada iyo duleedkeeda, halkaas oo ay isku fidiyeen ciidamada ammaanka iyo kiuwa howlgalka ATMIS. Ujeedka howlgalkan ayaa waxaa lagu sheegay mid looga hortegayo weerarada abaabulan ee ay soo qaado kooxda Al-Shabaab. Xaaladda...

Somalia’s interior minister calls for a united front against Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia - The Minister of Interior Ahmed Moalim Fiqi, called for bold and firm support shown to the country's armed forces in the operations against Al-Shabaab.   Fiqi said that the federal and regional leaders are committed to winning the war, which he said is in its final stage after the army captured half of the territory that Al-Shabaab ruled. The...

Somali president meets with top military chiefs ahead of offensive

DHUSAMAREB, Somalia - The president of Somali Hassan Sheikh Mohamud held a meeting last night with the top commanders of the country's armed forces in Dhusamareb.   The president was briefed on the current military operation against Al-Shabaab in the central regions, where the SNA is trying to complete the first phase of the all-out war. Also, the meeting focused on ways to...

Madaxweyne Xasan oo Dhuusamareeb kula kulmay saraakiisha ciidamada

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha dowladda Soomaalkiya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo weli ku sugan caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa xalay ka kulmay saraakiisha ciidamada Xoogga iyo kuwa dadka deegaanka ee howlgallada ka wada halkaasi.   Ugu horreyn madaxweynaha ayaa warbixin guud ka dhageystay saraakiisha uu la kulmay, kuwaas oo faahfaahin ka bixiyay howlgallada ka socda gobollada dhexe ee dalka. Sidoo kale madaxweynaha...

Guddoomiye Shuute oo digniin culus u diray dhammaan askarta dowladda

BAYDHABO (SMN) - Xasan Cali Nuur (Shuute) guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida oo la hadlayay ciidamo ka tirsan Booliska Koonfur Galbeed oo tababar loogu xiray Baydhabo ayaa u jeediyay khudbad dardaaran ah. Guddoomiyaha ayaa u digay ciidamada, wuxuuna sheegay in looga baahan yahay in qoriga la siiyay ay ku difaacaan shacabka, kulana dagaalamaan cadowga. Sidoo kale wuxuu faray...

DF Somalia oo Laascaanood ku celisay dhaawacyadii lagu bogsiinayey Muqdisho

LAASCAANOOD (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa maanta oo jimco ah waxa ay dib ugu celisay Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool Qaar kamid ah Shacab ka bogsaday dhawaacyadii cuslaa ee ka soo gaaray colaadii Magalaadas ka dhacday,kuwaas oo xaladooda cafimaad muddo bilooyin ah lagu baxnaaninayey Muqdisho ka gadaal markii hay’adda hore dhawacyadaan Muqdisho u...

Ministry of Environment and Climate Change warns grave threat of hazardous flooding in Somalia

Mogadishu, October 06, 2023: The Ministry of Environment and Climate Change of Somalia is hereby issuing an official advisory concerning the impending and grave threat of hazardous flooding in Southern Somalia, coinciding with the onset of the annual rainy season in the month of October.   This seasonal precipitation, expected to commence in full this month, is anticipated to have a...

WARAR KALE

US to end UN logistics support for AU mission in Somalia

MOGADISHU, Somalia — The United States plans to end support for the U.N. logistics mission in Somalia, citing Somalia’s failure to defeat al-Shabab and...

Somalia marks 66th Independence anniversary with celebration in South Sudan

JUBA, South Sudan – Somalia's embassy in South Sudan held a ceremony in Juba to commemorate the 66th anniversary of Somalia's independence and unification,...

Mareykanka oo taageerada AUSSOM u joojinaya fashilka dagaalka Al-Shabaab iyo horumar la’aanta amniga Soomaaliya

MUQDISHO - Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah ugu wargelisay Midowga Afrika inay joojin doonto taageerada ay siiso Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...