Hay’adda NISA oo gacanta ku soo dhigtay Sufyaan Sheekh Axmed (Taakeeye)
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigtay Sufyaan Sheekh Axmed, oo waayihii dambe faafinayay afkaaro xagjirnimo ah oo liddi ku ah nabadda, xasiloonida iyo Dowladnimada Soomaaliya, sidoo kalana taageerayay Al-Shabaab.
Sufyaan oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo deganaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayay hay’adda NISA kasoo dejisay magaalada Muqdisho waxa ayna ku...
Sawirro: Wasiirka Maaliyadda XFS oo Addis Ababa uga qeybgalay shir caalami ah
ADDIS ABABA (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa ka qeybgalay furitaanka shirka 18-aad ee Wasiirada Maaliyadda dalalka Geeska Afrika (Horn of Africa initiative). Shirkaan ayaa looga hadlay horumarinta iyo iskaashiga dhaqaalaha dalalka Geeska Afrika kaas oo uu ugu horeeyo fulinta qorshayaasha isku socodka ganacsiga gaar ka ee...
Qoyska nin NISA ku qabatay Muqdisho oo sheegay in wiilkooda la shirqoolay
MUQDISHO (SMN) - Qoraal ay soo dhigtay Baraha Bulshada gabar lagu magacaabo Dahabo Xaaji Ciise oo ay ilmo adeer yihiin Kamaal, waxay ku andacoonaysaa in ay jiraan ganacsato u adeegsata dhalinyarada Kenyanka ah gudbinta badeecooyinka sharci darrada ah dalalka kala duwan, iyadoo ka faa'idaysanaya aqoon la'aantooda.
Qoyska ayaa sheegay in Zakariya ay shirqooleen ganacsato waaweyn xili uu ku sugnaa dalka Shiinaha, waxaana...
Family of a man arrested by NISA in Mogadishu said that their son is innocent
MOGADISHU, Somalia - A social media post by a girl named Dahabo Haji Isse who is Kamal's cousin, claims that there are traders who use Kenyan youths to deliver illegal goods to different countries, taking advantage of their lack of knowledge.
The family said that Zakariya conspired with big businessmen while he was in China, and they were charged with...
Al-Shabaab suspected nabbed in Somalia security operation
AFGOYE (SMN) – The Turkish-trained special police conducted a security operation in the southern town of Afgoye, which lies 30 kilometers west of Mogadishu.
The officials said the police targeted houses suspected to be Al-Shabaab hideouts, where a number of alleged militants have been rounded up during the sweep in the strategic city.
Women were among the five people arrested by...
Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Baydhabo + Sawirro
BAYDHABO (SMN) - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Daa'uud Aweys Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG maamulka Koonfur Galbeed, waxaana garoonka diyaaradaha shaati-Gauddud ku soodhaweeyey wasiiiro,xildhibaano saraakiil katirsan Maamulka KGS.
Wafdiga wasiirka waxaa qayb ka ah wasiirrada Warfaafinta dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka Soomaaliya, agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta, agaasinka...
Suspected KDF airstrike reported in Al-Shabaab HQs in southern Somalia
MOGADISHU, Somalia - Suspected KDF jets launched an aerial bombing operation against Al-Shbaab's main headquarters in Southern Somalia amid a ground offensive.
It has been reported that drones tossed several missiles in the Bu'ale district, Middle Jubba region and the reports added that some of the missiles struck Al-Shabaab meeting places.
It is not known the official casualty number caused by...
UN ramps up mitigation measures in wake of El Nino in Somalia
MOGADISHU, Somalia - The Food and Agriculture Organization (FAO) of the United Nations said Monday its Somalia Water and Land Information Management (SWALIM) Unit is ramping up mitigation measures, including mapping out flood-prone areas ahead of the expected El Nino rains.
The FAO said its SWALIM has finalized the analysis and mapping of the river breakages along the Juba and...
QM oo ka shaqeynaysa hoos u dhigista fatahaada Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Cunnada iyo Beeraha (FAO) ee Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in qaybteeda Maareynta Macluumaadka Biyaha iyo Dhulka ee Soomaaliya ay sare u qaadayso tallaabooyinka lagu yareynayo khatarta fatahaadda ka hor roobabka El Nino ee la filayo.
FAO waxay sheegtay inay soo gabagabaysay falanqaynta iyo khariidaynta meelaha laga cabsi qabo inay fatahaada ka sameeyaan webiyada Jubba iyo Shabeelle...
Xiisad xoogan oo kasoo cusboonaatay Beledweyne iyo Wararkii ugu dambeeyay
BELEDWEYNE (SMN) - Taliska booliska gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay xiisad shalay ka aloosaneyd magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi.
Xiisaddan ayaa la xiriirta is-qabqabsi soo kala dhex galay ciidamo daacad u ah madaxweyne ku xigeenka HirShabelle iyo kuwa kale oo iyana taabacsan guddoomiye ku xigeenka arimaha bulshada maamulka gobolka Hiiraan.
Guddoomiye ku xigeenka ayaa la sheegay in ciidamo uu soo galiyay...










