Somali minister says airstrike destroyed main Al-Shabaab base
MOGADISHU, Somalia - The Minister of Internal Affairs of Somalia, Ahmed Moalim Fiqi, said an airstrike destroyed the base of Al-Shabaab in Dumaye, which is near Harardere city.
In a Facebook post, Minister Fiqi said that the army completely destroyed the base that was serving as a main command center for the Al-Qaeda-linked militant group.
Dumaye is about 50 km north...
Somali Govt forces with foreign allies raid Al-Shabaab meeting
MOGADISHU, Somalia - The Somali government said Saturday more than 20 members of Al-Shabaab were killed in a premeditated operation in the Lower Shabelle region.
According to a government press statement, the operation in the Towfiq area was conducted in a collaboration with foreign forces thought to be American soldiers.
"More than 20 Alshabab members were killed in a well-planned operation...
Sawirro: R/W Xamza oo booqday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuurgalayo hawlaha shaqo ee socda ku tegay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga.
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulamo la qaatay Saraakiisha kala duwan ee Hoggaannada Ciidanka X.D.S. iyo Madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga, ayaa sheegay in Xukuumadda #DanQaran ay gacanna ku xoreyneyso dalka, gacanna ay ku dhiseyso ciidanka...
Saldhiggii ugu weynaa Al-Shabaab ee gobolka Mudug oo maanta la burburiyay
GAALKACYO (SMN) - Duqeyn dhinaca cirka ah ayaa lagu burburiyay saldhiggii Al-shabaab ee deegaanka Dumaaye ee degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, kaas oo ahaa 'halka ay ka abaabuli jireen weerada ay ku qaadaan gobollada Mudug iyo Galguduud.
Saldhiggan oo lagu magacaabo xarunta xerta Sheekh Maxamed Ragee ayaa la sheegay inay yaalleen hub iyo gaadiid dagaal oo badan, isla-markaana isku aruursanayeen...
Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay laami laga dhisayo degmada Deyniile + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay dhismaha wadda Laami ah oo laga hirgalin doono Waddada Ciise Cabdi ee degmada Deyniile oo ka bilaabato Isgooska Ifka Xalane islamarkaana sii marta xaruntii hore ee idaacadii Hornafric.
Dhagax-dhigan waxaa goob Joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise...
Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo howlgal qorsheysan lagu laayay
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan oo ka dhacay gobolka Shabeelaha Hoose lagu dilay in ka badan 20 ka tirsanaa Al-Shabaab.
Warasaxaafadeed ka soo baxay dowladda ayaa waxaa lagu sheegay in howlgalkaas oo ka dhacay deegaanka Towfiiq ay iska kaashadeen ciidanka Xoogga dalk iyo kuwa saaxibada caalamiga ah.
"In ka badan 20 ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu...
Ruushka oo gargaar usoo diraya dalal ay ku jirto Soomaaliya
MOSCOW (SMN) - Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka, Sergey Lavrov ayaa Jimcihii sheegay in sahay gargaaar la siinayo lix waddan oo Afrikaan ah oo ay Soomaaliya kamid tahay.
Wasiirka ayaa munaasabad ka dhacday Moscow ka sheegay in Burkina Faso, Central African Republic, Eritrea, Mali, Somalia, iyo Zimbabwe ay midkiiba 50,000 oo tan oo qamadi ah ku heli doona lacag la'aan bilaha...
Russia starts grain deliveries to Africa countries, including Somalia
MOSCOW, Russia - Russian Foreign Minister Sergey Lavrov said on Friday that "the practical work" on the supply of Russian grain to six African countries has already begun.
Burkina Faso, the Central African Republic, Eritrea, Mali, Somalia, and Zimbabwe will each get 50,000 tons of grain free of charge in the coming months, he said at an event in Moscow.
Russia...
Somali security forces foil car bomb in the capital amid army crackdown
MOGADISHU, Somalia - A car explosion took place in Mogadishu on Saturday morning at a time the capital's security has been beefed up for fear of Al-Shabaab revenge attacks.
The incident took place near a police checkpoint in the Warliliska area within Deynile district, north of Mogadishu. IEDs hidden in a vegetable-carrying vehicle caused the blast.
Two people who drove the...
Faah-faahino ka soo baxaya qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax barqanimadii maanta ka dhacay qaybo kamid ah degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.
Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa jugtiisa si weyn looga maqlay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, wuxuuna ka dhashay gaari nooca raaxada ah.
Afhayeenka Booliska, Sadiiqa Aadan Cali Doodishe oo ka hadlay qaraxan ayaa sheegay in la fashiliyay,...









