Sawirro: DF Soomaaliya oo Mareykanka la saxiixatay heshiis ku kacaya $92.6 Milyan
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa Dowladda Mareykanka la saxiixatay Heshiis Horumarineed oo gaaraya $92.6 Milyan kana turjumaya iskaashiga joogtada ah ee u dhexeeya Maraykanka iyo Soomaaliya.
Wasiirada Maaliyadda iyo Qorsheynta Qaranka ayaa dowladda Soomaaliya u saxiixay Heshiiskaan halka dowladda Mareykanka uu u saxiixay Sii hayaha xilka safiirka dowladda waddankaas.
Heshiiskaan deeqda ah wuxuu ka turjumayaa iskaashiga qotada dheer ee Mareykanka...
US donates $92.6 million to Somalia as the country on recovery path
MOGADISHU, Somalia - Somalia has signed a $92.6 million development agreement with the US to promote resilience, stability, economic growth, and governance.
The minister of planning Mohamud Abdirahman Beenabene, along with the finance minister inked the grand deal intended for the recovery of the humanitarian situation in the country.
"I had the privilege of co-signing a landmark Development Objective Assistance Agreement...
Somali troops retreat from several areas in new blow to war on Al-Shabaab
MOGADISHU, Somalia - Somali Federal Government forces are reportedly withdrawn from some of the areas recently recaptured from Al-Qaeda's East Africa ally, Al-Shabaab.
The VOA Somali service said that the government forces have retreated from El Dheer, Masagaway, Budbud, and Galcad, all of which are part of the central Galgadud region.
The SNA troops also left Wabho area on Monday,...
Kenya defense minister warns Lamu against helping Al-Shabaab raiders
LAMU, Kenya - Defence CS Aden Duale has accused some residents of Lamu of collaborating with al Shabaab in their attacks.
Touring the county on Saturday, he said it is suspicious that terrorists can conduct raids and killings in villages and leave without a trace.
“It’s surprising for you to fail to spot al Shabaab moving all the way from Jilib...
Faah-faahino ka soo baxaya dil qorsheysan oo ka dhacay Afgooye
AFGOOYE (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dila qorsheysan oo saaka ka dhacay xaafada Fayuuma oo ka tirsan degmada Afgooye Glgobolka Shabeelaha Hoose.
Dilka ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay fuliyeen kooxo hubeysan, waxaana loo geystay nin ka mid ahaa dadka deegaanka.
Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray, Cabaas Cismaan Abshirow, waxaana la sheegay inuu ku shaqeysan jiray...
Muungaab oo soo saaray baaq ku aadan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyihii hore ee Gobalka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo qoraal soo saaray ayaa ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socdo dalla.
Muungaab ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay taageeraan Ciidamada Xoogga dalka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo hoggaaminta dagaalkan u joogo magaalada Dhuuwamareeb ee caasimada Galmudug.
Qoraalka ayaa u qornaa...
Ciidamada dowladda oo dib uga soo baxay deegaano ku yaalla Galgaduud
DHUUSAMAREEB (SMN) - Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada Xoogga dalka ay dib uga gurteen magaalooyin iyo degaanno ka mid ah kuwii ay qabsadeen toddobaadyadii lasoo dhaafay oo ku yaalla gobolka Galgaduud.
Laba ka mid ah saraakiisha dowladda oo diiday in magacooda la sheego maadaama aysan oggolaansho u haysan inay ka hadlaan hawlgallo xasaasi ah ayaa sheegay in...
CC Shakuur oo shaaca ka qaaday inay jiraan dowlado taageera Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo sidoo kale ah ergeyga gaarka ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha bani'aadanimada ayaa shaaca ka qaaday inay jiraan dowlado & kooxo taageero siiyo Al-Shabaabka Soomaaliya.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa carabka ku goday in dowladahaasi ay ka macaashaan xiriirka ay la leeyihiin Al-Shabaab, inkastoo uusan carab baabin.
"Waxaa jira dawlado iyo kooxo ku daaban oo...
Maxamuud Macallin oo qaabilay safiirka Soomalia ee Ururka Iskaashiga Islaamka
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Soomalia u fadhiya Ururka Iskaashiga Islaamka H.E. Ambassador, Mohamed Bamba M.Boba.
Ujeedka kulanka wuxuu ahaa in uu guddoonsiiyo Safiirka hay'adda SoDMA kaalmo lacageed oo dhan $50,000 oo doolar, taas oo ay balan qaadeen Islamic Solidaarity fund (ISF) booqashadoodii ay ku imaadeen xarunta...
Duqa Muqdisho oo Geel ku wareejiyay ciidamada ku sugan furinta dagaalka
MUQDISHO (SMN) -Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta si rasmi ah Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ku wareejiyay Toban Halaad oo Geel ah oo loogu talagalay ciidamada ku sugan furinta dagaalka, iyada oo munaasabada deeqda lagu wareejinaye ay ka dhacday Saldhiga Magaalada Dhuusa Mareeb Caasimadda Galmudug.
Goobta uu duqa Magaalada...











