Wasiir Huruuse oo kulan la yeeshay madaxweynaha dalka Koonfur Afrika
JOHANNESBURG (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Mudane Abshir Cumar Jaamac (Huruuse) oo Dalka Koonfur Afrika kaga qeybgalay shirka u qabsoomay dalalka ku bohoobay ururka BRICS ayaa sheegay in uu la kulmay madax sare oo uu kamid ahaa Madaxweynaha dalkaasi Cyril Ramaphosa iyo kuwo kale.
Wasiirka ayaa xusay in intii uu socday kulankaasi uu si gooni gooni ah u arkay...
Somali president urges women to play their role in the fight against Al-Shabaab
DHUSAMAREB, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud held a meeting with some members of the Women's Association last night in Dhusamareb.
Accompanied by the President of Galmudug Ahmed Qorqor, Mohamud urged the Somali women to play their role in the war on Al-Shabaab and support the armed forces.
The women's role could be raising public awareness in the...
Sawirro: Ra’iisul wasaaraha XFS oo tababar usoo xiray saraakiil cusub
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar ugu soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Kulliyadda Tababarka Ciidamada ee TurkSom.
Ra’iisul Wasaaraha oo hadal ka jeediyey munaasabadda ayaa tilmaamay in xiritaanka tababarkani uu ku soo aadey xilli muhiim ah oo uu dalku ku jiro dagaalka ka dhanka...
Maxaa ka soo baxay shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya? + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiiradda Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulankoodii todobaadlaha ahaa maanta ku ansixiyay magacaabista saddex xubnood oo ka mid noqonaya Guddiga Sare Bangiga Dhexe, kadib soo jeedinta Wasaaradda Maaliyadda.
Shirka oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa lagu ansixiyey xubnaha oo kala ah:-
Prof. Cabdullaahi Sheekh Ibraahim(Qaloocoow)
Faysal Cabdulaahi Warsame
Maxamed Xasan Cumar.
Golaha Wasiiradda ayaa...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukuntay lix kamid ah Xaasaska Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Ciidamada ayaa go'aan kasoo saartay kiiska lix kamid ah xasaaska Al-Shabaab, kuwaas oo ay Sh/Hoose kasoo qaabteen ciidamada dowladda.
Haweenkan ayaa la socday gaari Gaari Layla Calaawi ah oo ka yimid deegaanka Kuunyo-barrow, waxaana lagu qabtay deegaanka 21-kii April ee sanadkan lagu qabtay Number -50.
Gaariga ayaa waday agab laga farsameeyo qaraxyada, waxaana la socday haweenka lasoo...
Somalia, Qatar discuss bilateral cooperation relations
MOGADISHU, Somalia - Somali Prime Minister Somalia Hamza Abdi Barre met with the Ambassador of Qatar to Somalia Dr. Abdullah bin Salem Al Nuaimi on Wednesday.
During the meeting, the two sides discussed bilateral cooperation relations, according to a statement released by the government of Qatar that was posted on Qatar News Agency.
Qatar has been the primary partner of Somali...
Two people killed in suspected Kenya Al-Shabaab attack
NAIROBI, Kenya - A lorry driver and his co-driver were killed on Tuesday morning following an ambush by suspected Al Shabaab militants near Lango La Simba area on the Lamu-Witu-Garsen Road in Kenya.
Lamu West Deputy County Commissioner Gabriel Kioni said the vehicle was waylaid by the heavily armed militants between 6.30am and 7am.
After stopping them, the attackers slit their...
Somali, UN, AU teams meet over second phase of ATMIS drawdown
MOGADISHU, Somalia – Senior officials of the African Union, the Federal Government of Somalia, and the United Nations held a consultative meeting to deliberate on the upcoming second phase of the troop drawdown by the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) from Somalia.
The meeting held at the Villa Somalia, Somalia’s presidential palace in Mogadishu, was attended by the African...
Faah-faahino kasoo baxaya howlgallo ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya howlgallo ay xalay ciidamada dowladda ka sameeyeen xaafado ka tirsan maagaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Howlgalladan oo ahaa kuwa qorshesan ayaa waxaa si gaar ah looga sameeyay degmooyinka kala ah Heliwaa, Yaaqshiid iyo Warta ee gobolka Banaadir.
Wararka ayaa sheegaya in ujeedka howlgalladan uu ahaa amni xaqiijin, waxaana lagu soo qab-qabtay...
DF Soomaaliya oo loogu baaqay inay wax ka qabato amniga Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Xildhibaan hore Idiris Xasan Faarax oo wareysi gaar ah siiyay Shabelle ayaa ka hadlay xaaladaha ammaan ee ka jira magaalada Muqdisho.
Idiris ayaa shaaca ka qaaday in maalmihii u dambeeyay ay kordheen falalka amni darri ee ka dhacaya gudaha caasimadda, kuwaas oo ay geysanayaan xubnaha Al-Shabaab.
Siyaasigan ayaa ugu baaqay hay'adaha ammaanka ee dowladda inay qaadaan tallaabooyin dheeraad...












