Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo haweenka kala hadlay dagaalka Al-Shabaab
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiinta iyo howlwadeenada ururka haweenka qaranka Soomaaliyeed oo Dhuusamareeb u yimid, garab istaagga ciidamada qalabka sida ee ku jira dagaalka dalka looga xoreynayo argagixisada.
Madaxweynaha ayaa haweenka Soomaaliyeed ku bogaadiyey doorka wanaagsan ee ay...
Yevgeny Prigozhin was passenger on crashed plane, Russian officials say
MOSCOW - A plane said to be carrying notorious warlord Yevgeny Prigozhin, whose Wagner group launched a failed coup against president Vladimir Putin in June, has crashed on a flight from Moscow to St Petersburg, according to Russian officials.
All 10 people on the plane, including three crew members, died in the crash, Russia’s emergency ministry said, according to state...
Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo kulan la yeeshay safiirka dowladda Qatar
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya Mudane Cabdalla Binu Saalim Al-Nuceymi oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaadshiga ka dhaxeeya labada dal ee walaalaha ah.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa uga mahadceliyey Dowladda Qatar taageerada ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada amniga, horumarinta...
Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada oo maanta xilka la wareegay + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdixakiim Maxamed Yuusuf oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu u magacaabay xilkaas ayaa munaasabad ku qabsoontay Villa Soomaaliya waxa uu xilka kala wareegay Agaasimahii hore ee Madaxtooyada.
Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud Agaasimihii hore ee Madaxtooyada oo u mahad-celiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo dhammaan maamulka iyo hawl-wadeennadii lasoo shaqeeyay...
DF Soomaaliya oo sheegtay in lacag ay leedahay lagu dhisay dekedda Garacad
MUQDISHO (SMN) - Xafiiska Hantidhowraha guud ee Qaranka ayaa maanta soo saaray warbixin ku saabsan u hoggaansanaanta sharciga, taas oo quseysa hay’adaha gacanta ku haya hantida dowladdu leedahay ama kuwa bixiya adeegyada caamka ah.
Hanti dhowraha guud ee Qaranka Avv; Axmed Ciise Guutaale oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in xafiiskiisu uu diiwaan gelinayo dhammaan heshiisyada ay hay’adaha dowladdu darafka...
Puntland rejects FGS directives banning TikTok and Telegram and 1XBet
GAROWE, Somalia - On Wednesday, speaking at a press conference in Garowe, Mohamoud Aidid Dirir, the Minister of Information and Technology of Puntland boycotted the Federal Ministry of Technology's decision to ban the popular social media platforms.
TikTok and Telegram, as well as the betting app 1XBet, will not be used from August 24, said the Somali government this...
Taliska Booliska oo war ka soo saaray weerarkii ka dhacay degmada Kaxda
MUQDISHO (SMN) - Afhayeenka ciidamada booliska Soomaaliya, Sadiiq Aadan Cali (Doodishe) oo la hadlay Wariyeyaasha ayaa faah-faahin ka bixiyay weerar iyo dagaal toos oo ay xalay Al-Shabaab ku soo qaadeen degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.
Doodishe ayaa shaaca ka qaaday in weerarkaas oo ku billowday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa lagu dilay ugu yaraan 2 askari, laguna dhaawacay 3...
Wasiir ku xigeenka caafimaadka XFS oo la kulmay Wasiirka Caafimaadka dalka India
NEW DELHI (SMN) - Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda XFS Mudane Xildh. Dr. Maxamed Xasan Maxamed ayaa la kulmay Wasiirka Caafimaadka Dalka India Dr. Mansuukh Mandaviya.
Kulanka oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Caafimaadka dalka India ayaa labadda masuul waxa ay uga wada hadlayn iskaashiga dhexmara labadda wasaaraddood ee labadda dal, Soomaaliya iyo India.
Wasiiradda ayaa isku afgartay laga...
Somalia Delegation Holds Talks On Joining East African Corporation
NAIROBI, Kenya - Negotiations between the East African Community (EAC) and the Federal Republic of Somalia for the entry of Somalia into the EAC began in earnest in Nairobi, Kenya today.
The nine-day negotiations have brought together experts from the seven (7) EAC Partner States, the EAC Secretariat, the East African Legislative Assembly, and East African Court of Justice, and...
Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka magaalada Laascaanood + Khasaaraha
LAASCAANOOD (SMN) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal xoogan oo maanta iyo shalay ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu ka socdo bariga magaaladaasi, kaas oo u dhexeeyo ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatuma.
Ilo dadka deegaanka ah ayaa sidoo kale inoo sheegay in dagaalka oo goos goos ah ay labada...












