Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wararkii ugu dambeeyay hoobiyeyaasha saaka lagu gaaracay garoonka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar loo adeegsaday hoobiyeyaal oo saaka aroortii hore lagu qaaday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaas oo geystay khasaare dhaawac ah.   Hoobiyeyaasha oo saddex ahaa ayaa lasoo wariyay in qaarkood ay ku hoobteen gudaha garoonka, waxaa ku dhaawacmay ugu yaraan illaa laba qof oo ka...

UN chief Appoints George Conway of Canada Deputy envoy for Somalia

MOGADISHU, Somalia - United Nations Secretary-General António Guterres announced today the appointment of George Conway of Canada as his new Deputy Special Representative for Somalia with the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) and Resident Coordinator in Somalia.  Mr. Conway will also serve as the Humanitarian Coordinator.   Mr. Conway succeeds Adam Abdelmoula of Sudan, who was appointed as Resident Coordinator...

DEG DEG: Janaraal Sheegow iyo qaar ka mid ah ciidankiisa oo nolosha lagu qabtay

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada Booliska iyo kuwa Xasilinta oo is-kaashanaya ayaa gacanta ku soo dhigay Janaraal Sheegow iyo qaar ka mid ah Ciidanka oo saacadiihii ugu dambeeyay ka dagaalamayay Degmada Dharkenley ee Magaalada Muqdisho.   Dagaalka u dhaxeeya labada dhinac ayaa yimid kadib markii Janaraalka uu ka biyo diiday si nabadoon uu isugu dhiibo Ciidanka Booliska, taasi oo keentay in uu...

Wiil Soomaali ah oo fal toogasho ah ka geystay Mareykanka, kadibna is dilay

COLUMBUS (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dhacdo naxtin leh oo ka dhacday dalka Mareykanka, kadib markii wiil Soomaali ah uu dil argagax leg ka geystay magaalada Columbus ee gobolka Ohio, kadibna uu isagu is dilay.   Ninka dilka geystay oo lagu magacaabo Cali Dirir oo 23 sanno jir ah ayaa la sheegay inuu toogtay gabar lagu magacaabi...

Faah-faahino kasoo baxaya hoobiyeyaal saaka lagu weeray garoonka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) – Jug culus ayaa saaka aroortiui hore laga maqlay dhanka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, kadib markii hoobiyeyaal lagu garaacay.   Ilo lagu kalsoon yahay ayaa Idaacadda Shabelle u sheegay in illaa labo Hoobiye inay ku dhaceen agagaarka garoonka iyadoo mid 3-aadna uu ku dhacay gudaha garoonka. Goobjoogayaal ayaa innoo sheegay in hoobiyeyaashan ay geyteen khasaare u badan...

Dagaal u dhexeeyo ciidamo ka wada tirsan kuwa DF oo ka socda Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidanka Dowladda, gaar ahaan kuwa Xasilinta iyo Ciidan kale oo ka amar qaata Generaal Sheegow ayaa wuxuu ka socdaa Degmada Dharkenley ee Gobolka Banaadir.   Dagaalkan oo xalay ka qarxay Isgooyska Xaafadda Kaawo Godey ee degmada Wadajir ayaa ku fiday Degmada Dharkenley kadib markii Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ay isku dayeen in...

Agaasime cusub oo loo magacaabay madaxtooyada Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdixakiim Maxamed Yuusuf Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka.   Mudane Cabdixakiim waxa uu ahaa la-taliyaha dhinaca siyaasadda ee madaxweynaha, waxa uuna leeyahay khibrad shaqo oo kor u dhaafaysa 20 sanadood oo ku aaddan dhinacyada horumarinta hay’adaha dowladda, maamul-wanaagga, tayeynta dowlad-goboleedyada iyo bulshada ay colaaduhu saameeyeen iyo...

Dowladda Soomaaliya oo arrimo xasaasi ah kala hadashay Masar + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiiru-dowlaha wasaaradda amniga gudaha XFS Mudane Maxamed Cali Xagaa oo ay weliyaan Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Axmed Siciid Maxamed iyo Safiirka JFS ee Wadanka Zambia Danjire xaawo Xasan ayaa kulan doceed la yeeshay Wafdi ka socda Dowlada Masar ee ka qeybgalayay Shirka wadamada ku bahoobay COMESA ee ka socday Wadanka Zambia.   Dowladda Masar...

Somali president hopes to defeat Al-Shabaab in months

MOGADISHU – Somali President Hassan Sheikh Mohamud said a military offensive against al Shabaab aims to eliminate the al Qaeda-linked group in the next five months, but security experts question the timeline amid persistent militant attacks.   Mohamud plans to officially launch the second phase of the campaign in coming days from the central town of Dhusamareb, where thousands of troops...

Villa Somalia new chief of staff following the resignation of Hussein Sheikh

MOGADISHU, Somalia - Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Friday named Abdihakim Yusuf as the new Chief of Staff.   Mr Yusuf, an experienced international development professional replaces Hussein Sheikh Mohamud who quit on August 13 to join politics, having served for just three months. Villa Somalia said on Friday he brings a cumulative experience of close to two decades in the areas...

WARAR KALE

Southwest State leader opens Somalia humanitarian forum in Baidoa

BAIDOA, Somalia — The leader of Somalia's South West State, Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, on Monday opened a national humanitarian forum bringing together federal...

Somali president arrives in Ethiopia for talks with PM Abiy

ADDIS ABABA, June 29 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Ethiopia's capital Addis Ababa on Sunday for a working visit expected to...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Furay Madasha Arrimaha Bini’aadannimada Soomaaliya

Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta si rasmi ah u furay Madasha Arrimaha Bini’aadannimada Soomaaliya, oo...