Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali president assures Galmudug for the liberation of entire region

DHUSAMAREB, Somalia - President Hassan Sheikh Mohamud said that his government will carry out a military operation to retake the last areas in Galmudug from Al-Shabaab militants.   The imminent SNA operation, he said will start before the launch of the second phase of the offensive, in which frontline countries - Kenya, Djibouti, and Ethiopia will participate. Speaking last night at the...

Somaliland oo maanta xukun adag ku riday Wariye Bushaaro Baanday

HARGEYSA (SMN) - Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in maanta maxkamadda gobolka Maroodi-jeex, ay hal sano oo xabsi ah ku xukuntay Wariye Bushaaro Cali Baanday oo muddooyinkii dambe xirneyd.   Xukunka halka sano ah ee lagu riday Bushaaro Cali Baanday ayaa ah xarigga la iibsan karo. Hooyada dhashay oo warbaahinta la hadashay xukunka kadib ayaa muujisay, sida...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo war cusub kasoo saaray gulufka ka socda Galmudug

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha JFS Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in labada degmo ee ka maqan Galmudug ay si kama dambays ah uga bixin doonaan gacanta Al-Shabaab.   Madaxweynaha oo khudbad ka jeedinayay sanad guurada 17-aad ee Galmudug ayaa hambalyo ka dib sheegay In dabaal degga sanad guurada Galmudug uu ka dhici doono degaannada ay Al-Shabaab haatan joogaan, sida uu...

Ciidamada Gorgor oo maanta howlgal ka sameeyay duleedka Galcad + Sawirro

GALCAD (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Xoogga dalka, gaar ahaan kuwa Gorgor ay howlgal ka sameeyeen inta u dhexeysa degmada Galcad iyo deegaanka Towfiiq ee gobolkaasi.   Ciidamada ayaa howlgalkan oo ah mid culus si gaar ah uga fuliyay deegaano hoostaga magaalada Galhareeri ee gobolka Galgaduud. Inta uu howlgalka socday...

Faah-faahino ka soo baxaya weerar qorsheysan oo ka dhacay Boosaaso

BOOSAASO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar qorsheysan oo ay saaka rag hubeysan ku qaadeen xarun ganacsi oo ku taalla gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.   Dhismaha la weeraray oo ay leedahay shirkadda qalabka guryaha ee Suurad ayaa waxaa lagu dhuftay dhowr bam-gacmeed, sida ay innoo sheegeen ilo dadka deegaanka ah. Wararka ayaa sheegaya in weerarkan...

XFS oo faah-faahin ka bixisay gulufka ku wajahan Ceelbuur iyo Galhareeri

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka Soomaaliya, Xasan Macallin oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa ka warbixiyay dhaq-dhaqaaqyada milatari ee ka socda gobollada dhexe, kuwaas oo ay wadaan ciidamada huwanta.   Xasan Macallin ayaa sheegay in meel wanaagsan uu marayo gulufka dagaal ee Galmudug, isaga oo sidoo kale ka warbixiyay kulamada madaxweynaha uu ka wado halkaasi. Sidoo kale...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu maanta guddoomiyay R/W Xamza?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan muhiim oo looga hadlayay jiheynta dhaqaalaha dalka marxaladda deyn-cafiska kadib.   Shirka ayaa lagu soo bandhigay talo-bixin ay sameeyeen Golaha Dhaqaalaha Qaranka, oo ka kooban lix qodob oo taabanaya qorsheyaasha horumarineed, sare u qaadidda maamulka maaliyadda oo ay ka mid yihiin sare u...

Shir u dhexeeyay dowladda iyo maamul goboleedyada oo la soo gabagabeeyay

MUQDISHO (SMN) - Shir u socday muddo 2 maalin ah Wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta lagu soo gebagabeeyey magaalada Muqdisho.   Kulankaan ay yeesheen Waasirada Maaliyadda heer Federaal iyo Dowlad Goboleedyada ayaa lagu gorfeeyay dib-u-habeynta Maaliyadda, mideynta Canshuuraha, dhamaystirka sharuudaha deyn cafinta. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Somalia moves to unify tax and reform financial system to meet debt relief

MOGADISHU, Somalia - A 2-day meeting between the Minister of Finance of the Federal Government of Somalia, and the member states of the Federal States met in Mogadishu.   The meeting at Decale Hotel within Aden Adde airport focused on financial reform, the unification of taxes, and the completion of the conditions set for the debt relief process. Federal Finance Minister Bihi...

Booliska Kenya oo gacanta ku dhigay gabar xiriir la leh Daacishta Soomaaliya

NAIROBI (SMN) - Maxkamad ku taal magaalada Nairobi ayaa u ogolaatay ciidamada la dagaalanka argagixisada ee ATPU inay qabtaan shaqaale ka tirsan bankiga si ay baaritaan ugu sameeyaan eedeymaha loo haysto ee ah in ay xiriir la leeyihiin argagixiso. Garsooraha Maxkamadda Kahawa Gideon Kiage ayaa ATPU u qabtay 14 maalmood inay ku baarto Zuena Nakhumicha Machabe ee la tuhunsan yahay...

WARAR KALE

Somalia inaugurates renovated women’s mental health unit in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday inaugurated a newly renovated women's mental health unit at Lansaleeti Hospital in...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda,...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...