Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay sarkaal ka socda Mareykanka + Sawirro
ROMA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyada Maraykanka ee Arrimaha argagixisada iyo ka hortagga maalgelintooda Mudane Brian Nelson ayaa soo bandhigay tallaabooyina dowladda Soomaaliya ay ku wiiqday dakhliga iyo dhaqaalaha Alshabaab.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in xeerarka iyo shuruucda loo jideeyey cunaqabateynta maaliyadeed ee argagixisada iyo tallaabooyinka sirdoon ee lagu burburiyey...
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo gaaray deegaanka Burka Diirimeed + Sawirro
CADALE (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Mudane Axmed Meyre Makaraan ayaa maanta gaaray deegaanka Burka Diirimeed oo ay taallo gogosha dib u heshiisiinta laba beelood oo ku dagaalamay gobolkaasi.
Cali Guudlaawe waxaa halkaas kusoo dhoweeyay Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Imaam Daahir Imaam Maxamuud, Ugaas Maxamuud...
Weerar khasaare geystay oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar barqanimadii maanta ka dhacay agagaarka isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, kaas oo geystay khasaare kala duwan.
Weerarkan oo loo adeegsaday bam-gacmeed ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lagu qaaday ciidamo dharcad ah oo ka tirsan Nabad-Sugida oo joogay halkaasi.
Ciidamada ayaa xilliga la weeraray goobta ka waday howlo baaris ah...
Somalia, Tanzania discuss on trade and investment ties
DAR ES SALAAM, Tanzania - Somali PM Hamza Abdi Barre held a meeting with the President of the United Republic of Tanzania, H.E. Samia Suluhu Hassan on the sidelines of the Africa Human Capital Heads of State Summit in Dar es Salaam.
Prime Minister Hamza commended President Samia’s initiative to convene this important summit and thanked her for her generous...
US Under Secretary Brian Nelson Meets with Somalia President
MOGADISHU, Somalia - On June 20, Under Secretary of the Treasury for Terrorism and Financial Intelligence Brian E. Nelson met with Hassan Sheikh Mohamud, the President of the Federal Republic of Somalia.
The two affirmed the close U.S.-Somali partnership in combatting al-Shabaab and its illicit financial activities, areas to further enhance ongoing counter-terrorist financing cooperation, and the need for robust...
Sawirro: Maxaa ka soo baxay shirka golaha wasiirada Soomaaliya?
MUQDISHO (SMN) - Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka, Mudane Xasan Macallim Maxamuud Sh. Cali ayaa looga hadley xaaladda amniga dalka, Isla markaana lagu ansixiyey hindise sharciyeedyo muhiim u ah dalka.
Golaha Wasiirada ayaa dhegestey warbixino ku saabsan guulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ka soo...
Somali army in collaboration with residents kill 60 Al-Shabaab fighters
MOGADISHU, Somalia - More than 60 Al-Shabaab fighters were killed in a joint operation by government forces and local residents in the El-Dhun Agow area of the Bay region.
The operation is part of the latest efforts to fight Al-Shabaab in the Southwest state of Somalia, where the militants started the imposition of a blockade on key towns, including Baidoa...
IOM calls for joint efforts to end trafficking in persons from Horn of Africa
MOGADISHU, Somalia - The International Organization for Migration (IOM), the UN migration agency, on Wednesday, called for coordinated efforts to end trafficking in persons from the Horn of Africa to Yemen and the Gulf states.
The IOM called on governments, law enforcement, public services and civil society to enhance efforts to strengthen prevention, identify and support victims and survivors, and...
Faah-faahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo
KISMAAYO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xalay dagaal u dhexeeyay Al-Shabaab iyo ciidamada Jubbaland uu ka dhacay duleedka magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamul goboleedka Jubbaland.
Dagaalka oo ahaa mid xoogan ayaa yimid, kadib markii ay xoogaga Al-Shabaab weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada Jubbaland ku leeyihiin deegaanka Cabdalla Biroole.
Ilo...
Russia writes off all Somalia’s debts ahead key summit
MOSCOW, Russia - Somalia and Russia signed two agreements to settle Mogadishu's debts to Moscow totaling more than $690 million.
Somali Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama told Sputnik that part of these debts will be paid according to the new payment schedule and part will be written off.
The signing ceremony took place on the sidelines of the second Russia-Africa...












