Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Xasan Sheekh oo wadahadal la yeeshay madaxda Turki, Qatar iyo Jabuuti

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan, Amiirka dalka Qatar Mudane Tamiim Binu Xamad iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.   Madaxweynaha ayaa ka guddoomay Madaxda hambalyo ku aaddan Ciidda barakaysan ee Carafa, iyagoo u rajeeyey shacabka Soomaaliyeed horumar iyo sannado barwaaqo ah, waxayna...

Somalia’s president vows to crack down on corruption

MOGADISHU, Somalia - The president of Somalia said Wednesday that his government stands united against corruption, and those implicated in a judicial commission of inquiry for corruption will be punished.   In an address to the nation on Eid al-Adha, President Hassan Sheikh Mohamud said corruption remains the major source of some of the major problems the country faces. “The goal of...

AU troops hand over military Bases to Somali army ahead of 2024 exit

MOGADISHU, Somalia - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has handed over two more Forward Operating Bases (FOBs) bringing to four the number of FOBs that have so far been handed over to the Somali National Army (SNA). Another FOB, Marka Ayub has been closed.    The bases handed over on Tuesday include Cadale in the Hirshabelle State which was...

Ciidamada DF oo howlgalka ATMIS kala wareegay saldhihga degaanka Arbacow

MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Xasilinta ee Military-Police (MP) ayaa ATMIS kala wareegay fariisimahoodii degaanka Arbacow ee duleedka Muqdisho.   Taliyaha Ururka 3-aad, Guutada 22-aad ee ciidamada Maxamed Soomaali ayaa si buuxda amniga deegaankaas iyo degaannada kale ee ku dhaw la wareegay. Arrintan ayaa qayb ka ah qorshaha bixitiaanka ciidamada ATMIS oo Soomaaliya isaga tegaya dhammaadka sanadka soo socda ee 2024. Si kastaba, bishan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo war cusub ka soo saaray la dagaalanka musuqa

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa marka hore ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Carafa.   Madaxweynaha ayaa dul istaagay caqabadaha curyaamiyey nolasha dadka Soomaaliyeed oo musuq-maasuqu ugu horreeyo. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay heleyaan dowladnimo dhammeystiran, isku filnaan iyo nolol wanaagsan oo sharaf iyo karaamo leh markii la...

AU Force Commander visits UPDF troops to assess combat readiness

QORYOLEY, Somalia - The Force Commander of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), Lt. Gen. Sam Okiding, on Monday visited Qoryole and Janaale Forward Operating Bases (FOBS) in Lower Shabelle region to assess the combat readiness of ATMIS troops ahead of the final phase of a military offensive against the Al-Shabaab.   Qoryole and Janaale FOBS are located in...

Police probe Kenyan trader ‘for importing weapons for Al Shabaab’

NAIROBI, Kenya - A businessman is being investigated in connection with two illegal shipments of military equipment and explosives seized at Mogadishu port last month.   The State alleges that Mr Zakariya Kamal Sufi Abashiek bought military equipment from China on behalf of Al Shabaab and facilitated its shipment to Somalia. Documents seen by Nation indicate that the items seized at Mogadishu port include five...

Kenya oo ganacsade u xirtay hubkii lagu qabtay Dekadda Muqdisho

NAIROBI (SMN) - Booliska Kenya ayaa qabtay ganacsade lala xiriirinayo hubkii dhawaan lagu qabtay dekadda magaaladda Muqdisho, kaasoo dowladda Federaalka sheegtay inuu kusii jeeday Al-Shabaab.   Ganacsadaha oo lagu magacaabo Zakariye Kamal Suufi, ayaa hub iyo walxo qarxa uga soo iibiyay Al-Shabaab dalka Shiinaha, wuxuuna kusii dhex-qariyay badeecooyin kale si aan looga shakin marka uu Soomaaliya usii dirayay. Hay'adda dembi-baarista Kenya ayaa...

Heavy battle renews near LasAnod city, northern Somalia

LAS ANOD, Somalia - A fierce battle between the Somaliland forces and the SSC is currently underway in the city of Lasanod in the Sool region.   It is reported that the battle is more heavy than the clashes that have been taking place in the last few days in the city of Lasanod. It is not known why the war started,...

Horn of Africa: Around 60 million in urgent humanitarian need

NEW YORK - Climate, armed conflict, high food prices and post-COVID-19 economic fall-out have caused record food insecurity in the Horn of Africa, with an estimated 60 million urgently in need of help, UN humanitarian agencies warned on Monday. “About five million children under the age of five are estimated to be facing acute malnutrition in 2023 in the Horn region, in...

WARAR KALE

Somali Prime Minister Arrives in Galmudug for Talks With Regional President

DHUSAMAREB, Somalia – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre arrived in the central city of Dhusamareb on Wednesday for an official visit to Galmudug...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray Dhuusamareeb, kulan la yeeshay Madaxweynaha Galmudug

DHUUSAMAREEB – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa Arbacadii gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo si diirran loogu soo...

Puntland Announces New Security Measures, Warns Against Unauthorized Militias and Federal Activities

GAROWE, Somalia – Puntland authorities on Wednesday announced a series of new security measures, including restrictions on militia activity, anti-smuggling operations and tighter controls on...