Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka kulanka uu guddoomiyay Sheekh Aadan Madoobe?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda  Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay  kulanka 23-aad ee Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka.   Ajandaha ayaa ahaa hakinta fadhiga golaha inta lagu guda jiro gudashada acmaasha Xajka iyo fasaxa Ciidda iyo ajandeynta warbixinnada la xisaabtanka Xukuumadda. Kulanka ayaa inta uu socday waxaa lagu go'doomiyay in la hakiyo fadhiga...

Puntland president opens 52nd session of parliament amid tension

GAROWE - The President of Puntland Said Abdullahi has on Thursday opened the 52nd session of the state assembly in Garowe amid brewing electoral tension.   In his address, Deni said Puntland is ready to enter into separate negotiations with the federal government of Somalia to resolve the stalemate between the two sides. ''I appointed a committee to enter the negotiations...

Kenya steps up Somalia border surveillance to contain Al-Shabab raids

NAIROBI - The government has enhanced surveillance along the border with Somalia to curtail infiltration of the outlawed Al-Shabaab terror group.   North Eastern Regional Commissioner John Otieno said security agencies have adopted community engagements and information sharing at the grassroots to stop the insurgents from seeking refuge in Kenya amid crushing pressure from the Somalia side. “Patriotic elders have undertaken to...

Mareykanka oo ballan-qaad culus u sameeyay dowladda Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Mareykanka ee qaarada Afrika, Michael Langley, oo maalmihii ugu dambeeyay booqasho ku joogay dalka Soomaaliya, ayaa kulamo kala duwan la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.   Taliye Michael Langley ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wasiirka Gaashaandhigga C/qaadir Maxamed Nuur uu kala hadlay arrimo khuseeya howlgallada la qorsheynayo...

Sawirro: Saciid Deni oo furay Kalfadhiga 52-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay Kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wakiillada Maamulka Puntland.   Saciid Deni oo jeediyay khudbadiisa Dastuuriga ah, ayaa Golaha la wadaagay horumarada laga sameeyay dhinacyada Amniga , Dimuqraadiyadda iyo Arrimaha Bulshada. Kulanka waxaa ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada PL Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, Guddoomiye Ku-xigeenka...

Sawirro: Shirka Golaha wasiirada oo lagu ansixiyay heshiis muhiim ah

MUQDISHO (SMN) - Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa looga hadlay amniga dalka.   Sidoo kale shirka ayaa lagu ansixiyay Heshiiska Dhismaha Xarunta Dhaxe ee Sanduuqa Caalamiga ah ee horumarinta iyo qorshaynta ee (WFDP) oo laga hirgelinayo Soomaaliya. Golaha Wasiirrada ayaa sidoo kale warbixinno la xiriira amniga guud...

AU delegation concludes fact-finding mission in Somalia ahead of ATMIS troops drawdown

MOGADISHU - A delegation from the African Union (AU) Military Staff Committee which form part of the union’s Peace and Security Council has concluded a fact-finding mission to Somalia to assess the security situation ahead of the planned drawdown of ATMIS troops at the end of this month and in September 2023.   The 23-member visiting delegation which included Defence...

Madaxweynaha Puntland oo war cusub ka soo saaray xiisadda gobolka Gedo

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni oo maanta furay kalfadhiga golaha wakiilada maamulkaasi ayaa ka hadlay arrinta gobolka Gedo.   Saciid Deni ayaa sheegay in Puntland ay ka walaacsan tahay xaaladda haatan kasoo cusboonaatay gobolkaas oo mar kale wajahaya xasarado siyaasadeed. "Dowladda Puntland waxay walwal ka muujineysaa xaalad amni iyo xasillooni darrada siyaasadeed ee ka soo cusboonaatay Gobolka...

US Africa Command chief visits Jubaland state during Somalia trip

KISMAYO - The President of the Jubbaland state, Ahmed Madobe received in Kismayo the head of US Africa Command, General Michael E. Langley, who is visiting Somalia.   The meeting was also attended by officials from AFRICOM, ATMIS, security agencies in Jubbaland and the country's armed forces. The meeting was chaired by the President of Jubbaland, focusing on the general security...

Shabaab oo la sheegay in ay heshay hub ay ku duqeyn karto garoonka Muqdisho.

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay in Al-Shabaab uu u gacan-galay hub culus oo noocyo kala duwan isagu jira kadib weerarkii 26kii May ay ku qaadey saldhiga ATMIS ee degaanka Bulo-Mareer oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.   Wuxuu Madaxweyne Museveni tilmaamay in hubka saldhiga yaallay oo dhan ay la wareegtay Al-Shabaab, isagoo ka digay in kooxda ay...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya oo Garab Istaag u Muujisay Dowladda Qatar Kadib Dhacdadii Ka Dhacday Ras...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay garab istaag iyo taageero buuxda oo ay u fidinayso Dowladda Qatar, kaddib dhacdadii ka dhacday xarun gaas oo...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo kula kulmay masuuliyiin sare oo ka socday Qaramada Midoobay

BAYDHABO, Juun 23 – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Talaadadii magaalada Baydhabo kula kulmay wafdi sare oo ka socday Qaramada...

South West State Leader Meets UN Officials to Discuss Governance and Stability

BAIDOA, Somalia, June 23 - South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Adan Madobe, held talks with senior United Nations officials in...