Golaha Wadatashiga Qaran oo warbixin ka dhageystay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey fadhiga Labaad ee Shirka Wadatashiga Qaranka oo ka socda Magaalada Muqdisho, kaas oo lagaga arrinsanayey wajiga Labaad ee howlgalka dalka lagaga xoreynayo argagixisada Alshabaab.
Fadhiga maanta oo laga soo qeyb-geliyey Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Taliska Ciidanka Xooga Dalka ayaa warbixin looga dhageystay...
Sawirro: Guddoomiye Yabooh oo la kulmay saraakiisha amniga Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Ahmed Diiriye (Yabooh) ayaa kulan gaar ah xafiiskiisa kula qaatay saraakiisha ciidanka xasilinta Caadimadda ee Military Police.
Yaboob ayaa saraakiishan ka dhageestay warbixina la xariira xaaladihii ugu dambeeyay ee amniga magaalada iyo guulaha laga gaaray howlgalada laga fuliyay Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir.
Guddoomiye Yabooh ayaa ku bogaadiyay ...
Maxkamadda G/Banaadir oo mar kale u fariisatay dacwad loo heysto 36 ajaaniib ah
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta markii labaad dhageysatay dacwad loo heysto ajaaniib kalluumeysato ah oo iyaga oo si sharci darro ah uga kulluumeysanayay xeebaha Soomaaliya ay gacanta kusoo dhigeen ciidanka Badda.
Xeer ilaalinta qaranka oo raggan horgeysay maxkamadda ayaa ajaaniibtan ku eedeysay inay kusoo xad-gudbeen biyaha Soomaaliya, isla-markaana, ay wadeen kalluumeysi sharci darro ah, ayada oo dowladda...
Laba wariye ku xiray magaalada Muqdisho
Muqdisho – Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Degmada Waabari ayaa lagu soo warrmayaa in ay xabsi dhigeen labo wariye oo ka howlgalka muuqaal baahiya FIVE Somali TV , kuwaasi oo ku howlnaa soo uruurinta aragtida dhallinyarada ku shaqeysta moota bajaajta maadaama Magaalada Muqdisho uu ka dhaqan galay amar dhowaan ka soo baxay Maamulka Gobolka Banaadir oo ku aadan...
Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo looga hadlay arrimo dhowr ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada XFS oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa looga hadlay warbixinno la xiriira Fatahaadda Wabiga Shabeelle uu ka sameeyey Gobolka Hiiraan, diyaar garowga imtixaanka qaranka ee dugsiga sare iyo dhaqan-gelinta nidaaminta bajaajka caasimadda ka howlgala.
Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga ayaa golaha warbixin...
Faah faahin: Qarax khasaare geystay oo ka dhacay degmada Kaxda
MUQDISHO (SMN) - Faahfaahino kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay qaybo ka mid ah degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.
Wararka ayaa sheegaya in qaraxa oo ahaa nooca miinada ee dhulka lagu aaso uu ka dhacay agagaarka xarunta degmadaas, gaar ahaan goob ay gaadiidka ku baaraan ciidanka Booliska Milataaro ee haatan howlgallo amni xaqiijinta...
Sawirro: Wasiirka Gaadiidka XFS oo la kulantay ra’iisul wasaaraha Malaysia
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaadiika iyo Duulista Hawada Xukumadda Faderaalka Soomaaliya Xildhibaan Fardowso Cismaan Cigaal oo Maal mahan Safar shaqo ku joogtay Dalka Malaysia ayaa kulan gaar ah la qaadatay Ra'iisul wasaaraha Malaysia Mudane Yab Dato’ seri Anwar.
Kulankan ayaa waxaa sidoo kale qayb ka ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda dalkaas Zambry Abdul Kadir oo isna madasha goobjoog ahaa
Wasiir Fardowso...
WFP appeals for $810 mn to ramp up food aid in Horn of Africa
MOGADISHU - The World Food Program (WFP) has appealed for $810 million over the next six months to scale up humanitarian assistance for millions of people in the Horn of Africa who are trapped in a hunger emergency.
WFP Regional Director for Eastern Africa Michael Dunford said on Wednesday that the funds will help the WFP keep life-saving assistance going...
Puntland state of Somalia holds ‘Historic’ democratic local elections
GAROWE - Somalia's semi-autonomous state of Puntland was holding landmark local elections on Thursday, although security incidents have led voting to be suspended in some areas.
The polls in the oil-rich region are the first one-person one-vote elections to be held in the fragile Horn of Africa nation in more than half a century, excluding the breakaway region of Somaliland.
Somalia...
Amarkii kasoo baxay maamulka gobolka Banaadir oo ka dhaqan-galay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Amarkii horay uga soo baxay maamulka gobolka Banaadir ee ah jadwaleynta Mootooyinka Bajaajta ee A iyo B ayaa maanta si rasmi ah uga dhaqan-galay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Saaka oo Khamiis ah, kuna beegan 25 May, 2023 ayaa waxaa kaliya shaqeynaya mootada A, kuna midabeysan kalarka jaalaha, halka maalinta berri ah ay shaqeyn doonto B oo...












