The result of the first round of the election is out
MOGADISHU - The MPs in the Somali parliament are voting for a new president in Mogadishu after a year of delay due to the political crisis.
The speaker of the house Sheikh Aden Madobe has announced the result of the voting with four candidates who garnered the most votes going to the second round of the ballot.
The top candidates
1 -...
Afar musharax oo u gudubtay wareega labaad ee doorashada Madaxweynaha
MUQDISHO (SMN) - Waxaa goor dhow lasoo gabagabeeyey tirinta codadka wareega koowaad ee doorashada Madaxweynaha, taas oo ka socota Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho.
Wareegan ayaa waxaa ku tartamay 36 musharrax, kuwaas oo ay ku jiraan madaxweynayaashii hore ee dalka.
Inta badan musharixiinta ayaa ku haray wareegan, waxaana wareega 2-aad usoo gudbay 4 musharrax oo kaliya, kuwaas oo helay codadka ugu...
Somalia is holding a long-delayed presidential election
MOGADISHU - Somali lawmakers gathered in Mogadishu Sunday to vote in the country's long-overdue presidential election, with 35 candidates vying for the top job in the troubled Horn of Africa nation as it battles an Islamist insurgency and the threat of famine.
The poll has been dogged by claims of irregularities and is well over a year behind schedule, with...
TOOS: Doorashada Madaxweynaha oo ka bilaabatay Teendhada Afisyooni
MUQDISHO (SMN) - Teendhada Afiysooni waxaa goordhow ka bilaabatay codeynta doorashada madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, taas oo ay ku tartamayaan musharixiin dhowr ah.
Hoolka doorashada ayaa waxaa ku sugan xildhibaanada labada Aqal oo codeynaya, kormeerayaal iyo marti sharaf kale.
Doorashada ayaa ah mid xasaasi ah, waxaana xubnaha tartamaya ka mid ah madaxweynayaashii hore oo uu ku jiro Maxamed Cabdullaahi...
Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo Ubax dhigay taalada SYL
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo taallada halgameyaashii SYL kaga qayb galay munaasabad lagu xusayey 79 guurada ka soo wareegtay aasaaska Ururka Dhallinyaradii SYL, aya taallada halgameyaasha dhigay ubax lagu maamuusayey doorka dhallinyarada Soomaaliyeed ee xorriyadda, midnimada iyo dowlad-dhiska dalkeenna.
Madaxweynaha ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabaddan qiimaha badan ee 15-ka May, isaga oo...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo war ka soo saaray xuska 15-ka May
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta 15-Ka May oo ku beegan aas-aaskii ururkii gobanimo doonka Soomaaliyeed ee SYL.
Ra’iisul wasaare Rooble ayaa sheegay in looga baahanyahey Dhalinyarada Soomaaliyeed in ay ku deydaan halyeeyadii SYL ee dalka ka dulqaaday heeryadii gumeystaha shisheeye, dhexdana u xirtay dhismaha Qaranka Soomaaliyeed.
“Xuska 15-ka...
Somali lawmakers urge dialogue to curb terrorism
MOGADISHU, Somalia - Several newly elected lawmakers in Somalia have asked the government to open channels of dialogue with the terrorist group al-Shabaab to explore peace in the African country.
"Most Somali people believe reconciliation is important. If you can't defeat al-Shabaab at least you have to open a dialogue, if you do not have to have any alternate solution,"...
Somali forces detain two al-Shabab militants
Elite forces of Somali National Army (SNA) on Saturday arrested two al-Shabab militants after conducting operations in several locations of the Lower Shabelle region, southern Somalia, officials said.
Commander of SNA’s 16th Danab Unit Mohamed Abdukadir Ali told SNA-Radio Mogadishu that the operations aimed at pursuing al-Shabab militants who force locals to pay levy (zakat), which is a form of...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo hambalyo u diray dhalinyarada
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa hambalyo ku aaddan xuska May 15 Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed, oo ku beegan sanad-guurada 79-aad ee aas-aaskii Golahii Dhalinyarada Soomaaliyeed (SYL) u diray dhallinyarada guud ahaan.
Dhallinyaradii SYL waxay naf, maal iyo maskaxba u soo hureen xorriyadda dalkeena.
“Maanta waxay ku suntan tahay maalin taariikhi...
Mogadishu placed under curfew ahead of Sunday’s vote
MOGADISHU - Police in Somalia have announced a 33-hour curfew on the capital Mogadishu that will keep almost all residents at home during a presidential election by lawmakers on Sunday, in which incumbent leader Mohamed Abdullahi Mohamed is seeking a second term.
Police spokesperson Abdifatah Aden announced at a press conference on Saturday a full curfew in the city, covering...











