US officials visit Somaliland for talks with regional leader Muse Bihi
HARGEISA - U.S. Army Gen. Stephen Townsend, commander, U.S. Africa Command, along with The Honorable Larry E. André, Jr., U.S. Ambassador to Somalia, met with Muse Bihi Abdi, President of Somaliland, in Hargeisa, Somalia, May 12, 2022.
The leaders discussed expanded and enriched partnership with Somaliland, as with the Federal Member States, consistent with the U.S. “single Somalia” policy...
Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Waxaa magaalada Muqdisho si weyn looga dareemayaa ololaha doorashada madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya, taas oo lagu wado in ay ka dhacdo teendhada Afisyooni ee maalinta Axadda ah ee 15-ka bishan May.
Sida ku cad jadwalka dhameystirka doorashada ee kasoo baxay guddiga isku dhafka ah ee labada aqal ee Baarlamaanka, maanta iyo berri ayaa ah laba maalmood oo...
Saraakiil ka socota dalka Mareykanka oo booqday garoonka diyaaradaha Berbera
HARGEYSA (SMN) - Waxaa maanta booqasho ku tegey Somaliland, masuuliyiin ka socota dawladda Maraykanka oo ay ka mid yihiin Danjiraha Maraykanka u jooga Soomaaliya Ambassador Lary André iyo Taliyaha Taliska Ciidanka Maraykanka ee AFRICA (AFRICOM) General Stephen Townsend. Masuuliyiintan oo ay wehelinayeen saraakiil kale oo militari ayaa magaalada Hargeisa kula kulmay masuuliyiinta Somaliland oo uu ka mid yahay madaxweyne...
Ahlu sunna iyo Galmudug oo saaka ku dagaalamaya Dhuusamareeb
DHUUSAMAREEB (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyey ciidamada Galmudug iyo kuwa Ahlu Sunna oo saaka ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.
Wararka ayaa sheegaya in weli rasaas teel-teel ah laga maqlayo halkaasi, waxaana dadka deegaanka ay bilaabeen barakac xoogan.
Dagaalka ayaa yimid, kadib markii xoogaga Ahlu Sunna Waljamaaca ay weerar culus ku...
Somali PM receives ONLF commander at his office
MOGADISHU - The Prime Minister of Somalia, Mohamed Hussein Roble, received at his office Abdikarin Sheikh Muse Qalbi Dhagah on Thursday after arriving in Mogadishu.
The ONLF commander was illegally handed over to the Government of Ethiopia in mid-2017 by the former government led by Hassan Ali Khaire.
Roble avenged the atrocities committed against him and his ONLF organization.
The Federal...
Ra’iisul wasaare Rooble oo qaabilay Cabdikariin Qalbi Dhagax + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa iyo xarunta Xukuumadda ku qaabilay halgamaa Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbi dhagax oo sanadkii 2017-kii si sharciga baal marsan loogu gacan galiyay Dowladda dalka Ethiopia.
Rooble ayaa Qalbi dhagax ka xaalmariyay gaboodfalkii lagula kacay isaga iyo ururkii uu ka tirsanaa ee ONLF.
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa bishii Jannaayo ee sanadkan baa’isay...
Ankara Tightens Russian Access to Syria
ISTANBUL — Ankara is increasing pressure on Russia's military presence in Syria with its decision to close its airspace until July to Russian civilian and military planes carrying troops to Syria.
Ankara gave no official reason for the move. While Ankara and Moscow back rival sides in the Syrian civil war, they have been cooperating in resolving the conflict.
Huseyin Bagci, head...
Dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo laga dareemayo magaalada Dhuusamareeb + sababta
DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta dhaq-dhaqaaqyo ciidan laga dareemayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolkaasi.
Dhaq-dhaqaayadan ayaa yimid, kadib markii ciidamada dowladda iyo kuw ATMIS la geliyey heegan buuxa, si ay uga hortegaan abaabul ay Ahlu Sunna ka wado halkaasi.
Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay in xaalad kacsanaan ah laga dareemayo inta u...
MW Farmaajo oo sharraxay muhiimadda ay dalka u leedahay in dib loo doorto
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta khudbad ku aadan musharaxnimadiisa u jeediyey xildhibaanada labada Aqal.
Farmaajo ayaa khudbaddiisa diirradda ku saaray arrimo dhowr ah, sida waxqabadka dowladdiisa iyo waxyaabaha kale ee uu hiigsanayo, haddii markale dib loo doorto.
Hadal-jeedinta musharixiinta madaxweynaha ayaa lagu wadaa in gelinka dambe ee maanta lasoo gabagabeeyo, iyada oo kadib la...
Weerar hoobiyeyaal ah oo lagu qaaday deegaanka Biyo Cadde + khasaaraha
JOWHAR (SMN) - Faah faahino kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar loo adeegsaday hoobiyeyaal oo dagaalyahanada Xarakada Al-Shabaab saacadihii lasoo dhaafay ay ku qaadeen gudaha deegaanka Biyo Cadde ee gobolka Shabeelaha Dhexe.
Wararka ayaa sheegaya in hoobiyeyaasha lala beegsaday saldhigyo ciidamada dowladda iyo kuwa ATMIS ay ku leeyihiin deegaankaasi.
Madaafiicda qaar ayaa la sheegay inay ku dhaceen xaafado...












